Hormuud Salaam Foundation honours Italian doctors for life-saving heart surgeries
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Hormuud Salaam Foundation on Sunday honoured an Italian medical team and diplomats for helping arrange life-saving heart surgeries for 24 Somali children treated in Italy, organisers said.
The appreciation ceremony in Mogadishu marked the completion of a humanitarian mission that transferred the children to Niguarda Hospital in Milan, in Italy’s Lombardy region, for specialised paediatric cardiac...
Somalia, Türkiye discuss deepening defence ties
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Defence Ahmed Moallim Fiqi met a Turkish delegation led by Ambassador Ali Onaner, Director General of the Africa Department at Türkiye’s Ministry of Foreign Affairs, to discuss strengthening bilateral cooperation.
The talks focused on enhancing defence collaboration and military development, underscoring the long-standing security partnership between Mogadishu and Ankara.
The meeting was attended by the...
Agaasimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulan la qaatay Wakiilka Mareykanka ee Muqdisho
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Danjire Justin Davis, Wakiilka Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay horumarradii dhawaan la sameeyey iyo iskaashiga la xiriira maareynta socdaalka iyo amniga xuduudaha.
Mudane Mustafa Duhulow ayaa xusay in nidaamka PISCES uu door muhiim ah ka qaatay xoojinta maamulka socdaalka iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, kaasoo beddelaya xaruntii hore ee la dhisay 1980. Dhismahan casriga ah ayaa loogu talagalay in uu daboolo baahiyaha shaqo ee wasaaradda, isla markaana fududeeyo howlaha maaliyadeed ee dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in tallaabadani...
Golaha Shacabka BJFS oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya
Muqdisho – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii 32-aad ee kalfadhiga 7-aad ku yeeshay xarunta Golaha, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Labaad, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Kulanka ayaa ka furmay kooramo dhan 145-xildhibaan, waxaana xildhibaanadu sedaxaad mar akhriyeen Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka, ka dib markii uu...
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo La Kulmay Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiyada u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka, isagoo ay wehliyaan
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdullaahi...
Somali forces intensify operations against Al-Shabaab in Lower Jubba
KUDHAA, Somalia — Somali security forces have launched an intense military operation against Al-Shabaab in Lower Jubba region, focusing on the Kudhaa area, where the militant group recently carried out attacks undermining local security.
The operation is being conducted jointly by Jubbaland administration forces and the National Army’s elite commando units, who have doubled security efforts and are carrying out...
Egyptian troops expected to join AU mission in Somalia
CAIRO— Egyptian forces are expected to soon join the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), officials said, as technical and legal arrangements are finalised.
The Egyptian troops will take part in efforts to secure Somalia, particularly in the ongoing fight against the Al-Shabaab militant group. AUSSOM officials said that once preparations are complete, the forces will officially...
Ciidamada Masar oo La Filayo Inay Ku Biiraan Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
QAAHIRA - Mas’uuliyiinta Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in la filayo in ciidamo ka socda dalka Masar ay goordhow ku biiraan hawlgalka, inkastoo ay weli socdaan habraacyo farsamo iyo kuwo sharci ah oo la xiriira arrintaas.
Ciidamada Masar ayaa lagu wadaa inay door ka qaataan dadaallada lagu sugayo amniga Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka lagula...
Howlgal Militari oo Ka Socda Jubbada Hoose iyo Xubin Al-Shabaab ka Tirsanaa oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka
Jubbada Hoose – Howlgal militari oo ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ayaa si xooggan uga socda gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanka Kudhaa, halkaas oo kooxdaasi ay dhawaan ka fulisay weerarro amniga lid ku ah.
Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u wada Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo Cutubyada Kumaandooska Nabad-Sugidda ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo laba...











