Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo Macluumaadka
Qaahira, Masar — Magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo Macluumaadka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkaas waxaa ku matalay Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), kaas oo door muuqda ka qaatay kulamada iyo wada-tashiyada istiraatiijiga ah ee ajendaha...
Farmaajo oo Bogaadin iyo Dhiirrigelin udiray ciidan xooga Dalka
MUQDISHO - Waxaan bogaadin iyo dhiirrigelin u dirayaa geesiyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, kuwaas oo guul muhiim ah ka soo hooyay dagaalka sifeynta ah ee ay kula galeen argagixisada Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Kudhaa iyo nawaaxigiisa.
Guushan waxay si cad u muujinaysaa naf-hurnimada, geesinimada, iyo heeganka Ciidamada Soomaaliyeed, kuwaas oo mar walba u taagan...
Federal Parliament of Somalia Ratifies the IGAD Treaty
The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) welcomes the ratification of the new IGAD Treaty by the House of the People of the Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia. The endorsement by Parliament marks a significant milestone in Somalia’s engagement with regional mechanisms for peace, development, and cooperation.
This ratification is a testament to the Federal Republic of Somalia’s...
Former Somali PM hails Jubbaland, Danab forces after Al-Shabaab defeat
MOGADISHU — Former Somali prime minister Mohamed Hussein Roble on Friday congratulated Jubbaland regional forces and the elite Danab commando unit after what he described as a successful operation against Al-Shabaab militants in southern Somalia.
In a statement, Roble praised the forces for defeating the Islamist group in fighting in the Kudhaa area of Badhaadhe district, in the Lower Juba...
Maxamed Xuseen Rooble oo Hambalyo iyo Bogaadin u Diray Ciidamada Dalka
MUQDISHO - Ra’iisul wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo Kumaandooska Danab, guusha ay ka gaareen dagaalkii lagu jebiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka dhacay degaanka Kudhaa ee Degmada Badhaadhe.
“Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka...
Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jubbaland oo War-saxaafadeed ka Soo Saaray Dagaalkii Kudhaa
MUQDISHO — Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si buuxda ugu bogaadinayaan guusha ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, iyo Ciidamada Amniga Jubbaland ka gaareen fashilinta weerar argagixiso oo ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Xildhibaanadu waxay sheegeen in howlgalkii ka dhacay Kudhaa uu ahaa...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Fashiliyey Weerar kooxda Al-Shabaab
Jubbada Hoose, Kudhaa — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo ay garab taagnaayeen Ciidamada Amniga Jubbaland iyo saaxiibada caalamka, ayaa si guul leh u soo gabagabeeyay howlgal amni oo socday in ka badan 24 saacadood, kaas oo lagu fashiliyey laguna soo afjaray weerar ay Kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalkan wadajirka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Ka Qeyb Galaya Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika
ALGIERS - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee wadamada qaaradda Afrika, kaas oo si rasmi ah uga furmay caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Aljeeriya ee Algiers.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay dhammaan Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee dalalka Afrika, waxaana diiradda lagu saarayaa xoojinta wada-shaqeynta garsoorka, is-dhaafsiga khibradaha,...
Wafdi ka Socday Jarmalka oo Booqasho Shaqo ku Yimid Muqdisho
MUQDISHO- Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka, oo uu hoggaaminayay Madaxa Xiriirka Dowladaha ee Federaalka Booliiska Jarmalka, Mudane Colonel Niels Zimmermann, ayaa booqasho shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’adda, Mudane Mustafa Dhuxulow.
Booqashadan oo ka...
EDITORIAL | What America Can Gain from Somalia: A Strategic Partnership Built for Trade, Security and Shared Prosperity
Somalia is often discussed in Washington through the lens of security and humanitarian response. But that is only one part of the story. The bigger story, the one that deserves serious attention in 2026, is that Somalia represents a clear strategic and economic opportunity for the United States.
Somalia is not just a country that needs support. Somalia is a...












