Cumar C/rashiid: Go’aan aan laga fiirsan buu ahaa heshiiska Itoobiya

MUQDISHO - Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay heshiiska dowladda Soomaaliya la gashay Itoobiya, kaasoo la xiriira isticmaalka badda.   Wuxuu sheegay in heshiiska lagu deg degay, islamarkaana ay dowladda u gashay si indho la'aan ah, isagoo ku dooday in Itoobiya mar hadii maal-gashi ku sameysay badda, cidna aan damanad qaadi karin inay arrimo militeri u isticmaasho. Cumar...

Baasabooro iyo Aqoonsiyo Ajaaniib wateen oo lagu qabtay howlgalka Cal-miskaad

BOOSAASO - Taliska Ciidanka maamulka Puntland ayaa soo bandhigay 4 baasaboor iyo 2 aqoonsi  ay ka carareen dagaalyahano ajaaniib ah oo ka barbar dagaalamayay Ururka Daacish oo hadda laga saarey dhowr saldhig oo ku lahaa buuraha Cal-Miskaad, ee gobolka Bari.   Sidoo kale, waxay Saraakiisha soo bandhigeen xubno kamid ah Daacish oo howlgalka lagu qabtay, kuwaasoo ajaaniib ay ku...

Somalia and Iraq Strengthen Ties in Security and Counterterrorism Cooperation

BAGHDAD, Iraq – The Federal Minister of Internal Security of Somalia, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), held a meeting today with Iraq's National Security Advisor, Qasim Al-Araji.   The discussion focused on fostering collaboration in security matters, counterterrorism efforts, and strengthening bilateral relations, according to a statement released by Somalia’s state media. During the meeting, both sides explored ways to enhance cooperation in...

Soomaaliya iyo Iraq oo kawada hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish

BAQDAAD - Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la qaatay La-taliyaha Amniga Qaranka ee dalka Ciraaq, mudane Qasim Al-Araji.   Waxaa diiradda lagu saaray shirka iskaashiga dhinacyada amniga, la-dagaallanka argagixisada, iyo xoojinta xiriirka labada dal, sida lagu sheegay war ay baahisay warbaahinta dowladda. Intii uu socday kulanka, labada dhinac ayaa ka wada...

Somalia reacts to Israel-Hamas Gaza ceasefire announcement

MOGADISHU, Somalia - Somalia's President, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, on Thursday welcomed the Gaza ceasefire, seeing it as a vital step towards regional peace, the presidential office said in a statement from Mogadishu.   Mohamud stressed the importance of sustained diplomacy to resolve the underlying issues of the Israeli-Palestinian conflict, calling the ceasefire a starting point for broader dialogue. He reiterated...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza, isaga oo bogaadiyay dadaallada ay sameeyeen dalalka Qatar, Masar, iyo Mareykanka si loo xaqiijiyo heshiiskan.   Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la isku keeno dadaallada caalamiga ah iyo kuwa gobolka si loo adkeeyo heshiiska xabbad-joojinta, isla markaana loo dedejiyo gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo ee degdegga...

Jubaland Forces Intensify Security Operations in Kismayo and Surrounding Areas

KISMAAYO – Jubaland security forces have launched extensive operations aimed at bolstering security in Kismayo and its neighboring areas. The operations are part of ongoing efforts to neutralize threats posed by groups opposed to the Jubaland administration, including Al-Shabaab.   Reports from the Lower Jubba region indicate that the forces are conducting operations in northern areas surrounding Kismayo, the interim...

WARAR KALE

US military conducts airstrikes against Islamic State operatives in Somalia

WASHINGTON — The U.S. military has conducted coordinated airstrikes against Islamic State operatives in Somalia, the first attacks in the African nation during President...

Madaxweyne Trump oo Amray Duqeymo lala eegtay Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu amray in Militeriga dalkiisa uu fuliyo duqeymo dhanka cirka ah oo lagu beegsaday goobaha ay...