Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed oo kulamo la yeeshay Hay’adaha Garsoorka

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (GMXIQ), Dr Maryam Qasim, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka, Xubnaha Guddiga iyo Agaasimaha Guud, ayaa kulan wadajir ah la yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Xeer Ilaaliyaha Guud si ay uga wada hadlaan iskaashiga ku saabsan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha, adkaynta ku dhaqanka sharciga, iyo xoojinta garsoor hufan oo wax-ku-ool...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga gaaray dhinacyada amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka qof iyo codka ah.   Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin xoojinta dowladnimada, ilaalinta midnimada qaranka iyo...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Danjiraha Shiinaha

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya kula kulmay Danjiraha dalkaas u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay muhiimadda iskaashiga istiraatiijiga...

Somali president meets civil society leaders over democracy and state-building

MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday held talks with representatives of civil society groups on the country’s democratic transition, state-building efforts and progress in security and governance reforms, officials said.   The meeting focused on the completion of Somalia’s democratic process, including preparations for universal suffrage elections based on a one-person, one-vote system, according to a statement from...

Shir Looga Hadlay Amniga Gobolka Bay oo Saraakiisha Ammaanka Ku Yeeshay Baydhabo

Bay - Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga ee ka howlgala gobolkaasi.   Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bay, Taliyaha Qeybta Hay’adda Nabad Sugidda iyo...

Somali military officials discuss security operations in Bay region

MOGADISHU - Somalia’s deputy army commander for ground forces, Abdullahi Hussein Adan, chaired a security meeting focused on strengthening stability and coordination among security agencies in the Bay region, officials said on Monday.   The meeting brought together senior commanders from Somalia’s military, police, intelligence and prison services operating in the southwestern region. Among those attending were the commander of the Somali...

Somali and Saudi ministers discuss preparations for Somali pilgrims in Mina

Saudi Arabia - Somalia’s Minister of Endowments and Islamic Affairs, Sheikh Mukhtar Robow, held talks with Saudi Arabia’s Minister of Hajj and Umrah, Tawfiq bin Fawzan Al-Rabiah, on preparations for Somali pilgrims ahead of key Hajj rituals, officials said.   The meeting took place in Mina as thousands of Somali pilgrims prepared for the eighth day of Dhul Hijjah, known as...

Somali deputy foreign minister meets new UNFPA representative

MOGADISHU - Somalia’s Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Hassan Mohamed Ali, on Sunday held talks with the newly appointed Somalia representative of the United Nations Population Fund, Judicaël Elidje, officials said.   The meeting in Mogadishu focused on cooperation in healthcare, women and youth empowerment, education and broader social development, according to a statement from the foreign ministry. The...

Mogadishu mayor criticizes Puntland leader over planned protests in Mogadishu

MOGADISHU - The governor of Somalia’s Banadir region and mayor of Mogadishu, Hassan Mohamed Hussein Muungaab, on Monday launched a sharp criticism of Puntland President Said Abdullahi Deni over opposition-backed protests planned in the Somali capital.   Muungaab accused Deni, a leading figure in the opposition alliance known as the Somali Future Council, of seeking to stir unrest in Mogadishu while...

Bola Tinubu oo Mar Kale Loo Magacaabay Musharaxa Madaxweynaha Nigeria

Abuja — Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa mar kale si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbiga talada haya ee All Progressives Congress (APC), doorashada madaxtinimada ee dalkaasi la filayo inay dhacdo bisha Janaayo ee soo socota.   Tinubu ayaa aqbalay guusha kadib markii uu kasoo gudbay doorashada hordhaca ah ee xisbigiisa, waxaana la filayaa in...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...