Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo Deeq Xoolo iyo Agab Kale Gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa deeq isugu jirta xoolo nool, mootooyin iyo agab kale gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Deeqdan ayaa si gaar ah loo gaarsiiyay ciidamada ku sugan deegaanka Jabad Godane iyo degmada Raage Ceelle, kuwaas oo ku jira furimaha hore ee dagaalka, islamarkaana ka shaqeynaya...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo qaabilay wafdi Heer Caalami ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika, Marwo Mary Porter Peschka, oo booqasho rasmi ah ku timid magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda IFC, gaar ahaan hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), kaas...
Wafdi ka Socda Waqooyi Bari iyo Galmudug oo Booqday Degmada Adhicadeeye
SOOL ,Laascaanood _ Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa galabta booqasho ku tegay degmada Aricadeeye ee gobolka Sool, halkaas oo ay kulan kula yeesheen bulshada deegaanka.
Madaxweynayaasha iyo wafdiga la socday ayaa shacabka degmada gaarsiiyey farriin ku saleysan midnimada dalka, iyagoo xusay in shacabka Waqooyi Bari Soomaaliya ay...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Difaac
DOHA - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amniga ee u dhexeeya labada dal.
Heshiiskan waxaa kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Difaaca Dowladda Qatar, Sheekh Sacuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan Al Thani.
Heshiiska ayaa diiradda...
Dowlada oo shirka ku casuuntay madasha mustaqbalka.
MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo sidoo kale Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, inay ka soo qeyb galaan kulan ka dhacaya magaalada Muqdisho.
Kulankan ayaa lagu wadaa in diiradda lagu saaro xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan tabashooyinka ay qabaan maamul-goboleedyada iyo mucaaradka,...
Somalia, Qatar sign defence cooperation agreement
DOHA — Somalia and Qatar have signed a defence cooperation agreement aimed at strengthening military ties and security collaboration between the two countries, officials said.
The deal was signed by Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi and Qatar’s Deputy Prime Minister and Minister of State for Defence Affairs Sheikh Saud bin Abdulrahman bin Hassan Al Thani, according to an...
More than 200 migrants found in secret underground prison in Libya’s Kufra
BENGHAZI - Libya’s security authorities have freed more than 200 migrants from what they described as a secret prison in the town of Kufra in the southeast of the country after they were held captive in inhumane conditions, security sources from the city told Reuters on Sunday.
The security sources, speaking on condition of anonymity, said that the security authorities...
Somalia Aviation Authority Under Scrutiny After Plane Carrying Somaliland President Flies to Israel
MOGADISHU — Somalia’s Civil Aviation Authority (CAA) is facing criticism after a private jet carrying Somaliland President Abdirahman Cirro transited Somali airspace en route to Ben Gurion Airport in Tel Aviv, Israel.
The aircraft, a Hawker 800XP registered in San Marino as T7-NKS, departed from Ethiopia after receiving clearance to use Somali airspace. Aviation experts say such planes often switch...
Somalia cleared to fully participate in East African Legislative Assembly
MOGADISHU — Somalia’s representatives have been cleared to take their seats in the East African Legislative Assembly (EALA) after the East African Court of Appeal on Monday overturned previous rulings that had blocked their participation.
The decision ends a long-running dispute over the nomination process and paves the way for Mogadishu’s full involvement in the regional legislature.
Somalia’s Ambassador to Tanzania...
Maxkamad Fasaxday Xildhibaanada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika
TANZANIA — Maxkamadda Racfaanka Bulshadda Bariga Afrika ayaa laashay go’aamadii looga hor-istaagay ergayada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika (EALA), taasoo meesha ka saartay caqabadihii ka hor yimid ka qaybgalka buuxa ee Muqdisho, kadib muran dheer oo la xiriiray habka magacaabista.
Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania iyo Jaamacadda Bariga Afrika, ayaa go’aankan ku tilmaantay guul u ah xeer-ilaalinta iyo tallaabo weyn...











