Guddoomiyaha NCRI iyo Ku-xigeenka Wakiilka UNHCR oo Ka Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Ilaalinta Xuquuqda Qaxootiga iyo Barakacayaasha
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa maanta si diiran ugu qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay'adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR Soomaaliya, Marwo Jing Song, oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaas.
Kulankan ayaa xooga la saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhaxaysa NCRI iyo UNHCR, gaar ahaan ilaalinta xuquuqda qaxootiga, barakacayaasha, iyo qaxootiga...
Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia
Somalia’s largest telecommunications company, Hormuud Telecom, has accused Kenyan government forces of deliberately destroying its telecommunications equipment and facilities in the Dhuyac-garoon area of the Lower Juba region, an incident the company says has severely disrupted civilian communications and mobile money services.
In a statement released on Monday evening, Hormuud said the destruction targeted its infrastructure serving communities in Dhuyac-garoon,...
Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska
MUQISHO - Wasiirka Amniga Gudaha, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay shir muhiim ah oo lagu horumarinayay Wejiga Labaad ee Barnaamijka Wadajirka Booliska (JPP II), kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista Qorshaha Shaqo iyo Miisaaniyadda 2026-ka si loo xoojiyo hirgelinta barnaamijka.
Shirka oo ay ka qayb galeen Wasiirrada Amniga Dowlad-Goboleedyada, saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska, iyo wakiillo ka...
EUTM-Somalia Trains Somali National Forces in Strategic Communication Skills
MOGADISHU, Somalia — The European Union Training Mission in Somalia (EUTM-Somalia) has conducted a series of seminars and trainings aimed at strengthening strategic communication skills among the Somali National Army (SNA) and other security institutions.
Two seminars were held specifically for Public Information Officers (PIOs), attended by 22 SNA trainers and key participants from the Australian Mission to Somalia (AUSSOM...
Somali Danab Forces Step Up Operations Against Al-Shabaab Around Kismayo
JUBALAND, Somalia — Somali elite Danab forces have intensified operations against Al-Shabaab in multiple areas surrounding Kismayo, the interim capital of the Jubbaland regional administration.
The operations, aimed at weakening the militant group’s presence, include road mine detection on key routes and targeted visits to villages suspected of harbouring Al-Shabaab fighters. These missions are intended to disrupt militant activities, prevent...
EUTM-Somalia oo Xoojisay Isgaarsiinta Ciidamada Soomaaliyeed
Muqdisho, Soomaaliya — EUTM-Somalia ayaa qabatay seminaaro iyo tababaro lagu xoojiyay xirfadaha isgaarsiinta istiraatiijiga ah ee Ciidamada Qalabka Sida ee Qaranka Soomaaliya (SNA) iyo hay’adaha kale ee amniga.
Waxaa la qabtay laba seminaar oo loogu talagalay Publish Information Officers (PIOs), oo ay ka qayb qaateen 22 tababare oo SNA ka tirsan, iyadoo si gaar ah uga qayb qaateen AUSSOM PIOs....
Egypt’s Somalia push raises alarm in Israel over Horn of Africa balance
JERUSALEM – Israeli political and security circles are increasingly alarmed by what they see as Egypt’s accelerating military and diplomatic footprint in Somalia and the wider Horn of Africa, moves viewed in Tel Aviv as a direct response to Israel’s growing regional presence, Israeli media reported.
According to Israel’s i24 News channel, Egyptian decision-makers are closely monitoring Israel’s expanding influence...
Ciidanka Danab oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Kismaayo
Kismaayo, Soomaaliya — Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada deegaanno ku teedsan duleedka magaalada Kismaayo, xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland.
Howlgalladan ayaa isugu jira miino baaris waddooyinka muhiimka ah iyo booqasho tuulooyinka lagu tuhunsan yahay in ay AS ku sugan yihiin. Ciidamada Danab waxaa howlgallada wehliya ciidamo kooban oo ka tirsan Daraawiishta...
Israa’iil oo ka walaacsan doorka sii kordhaya ee Masar ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Tel Aviv — Israa’iil ayaa ka walaacsan tahay ballaarinta degdegga ah ee doorka milatari iyo kan diblomaasiyadeed ee Masar ay ka waddo Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.
Telefishinka laga leeyahay Israa’iil ee i24 News, ayaa baahiyay warbixin sheegaysa in go'aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland ay Masar u aragto isbeddel istiraatiiji ah oo leh saameyn ballaaran oo gobolka ah.
Ilaha amniga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Touadera oo ku guuleystay xilkiisii saddexaad
Bangui – Maxkamadda dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa Isniintii shaacisay natiijooyinka kama dambaysta ah ee doorashadii madaxtinimo ee bishii hore, iyadoo xaqiijisay in madaxweyne Faustin-Archange Touadera uu ku guuleystay mar saddexaad, kaddib markii uu helay 78% codadka la dhiibtay.
Musharraxa mucaaradka ee ugu weynaa, Anicet-George Dologuele, ayaa helay 13.5% codadka, sida ay sheegtay maxkamaddu. Dologuele ayaa horay u...









