Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyey weerar Al-Shabaab ku Shabeellaha Dhexe

HIIRAA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Ciidanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka, kaddib markii ay jab xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in haatan ay socdaan hawlgallo ballaaran oo isugu jira sifeyn...

Somali army says it repelled al-Shabaab attack in central region

MOGADISHU – Somalia’s army said it repelled a heavy attack by al-Shabaab on a military base in the Middle Shabelle region of southern Somalia, inflicting significant losses on the militants.   The Somali National Army (SNA) said fighters from al-Shabaab launched an assault on government positions in the area of Jabad Godane, but were pushed back after clashes. The military said...

Militeriga Soomaaliya oo ka warbixiyay weerar ka dhacay Shabeellaha Dhexe – Daawo

WARSHEEKH - Weerar culus ayaa Al-Shabaab ku qaadey saldhiga Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyahay gobolka Shabeellaha Dhexe, ee Koonfurta Soomaaliya.   Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii Al-Shabaab loo geystay jab xooggan iyo khasaare badan. Waxaa hadda socda...

Local militia launch offensive against Al-Shabaab in central Somalia

Mogadishu, Somalia — Local militia fighters known as Macawiisley have launched a large-scale operation against Al-Shabaab militants in areas surrounding Nuur Dugle in Somalia’s Middle Shabelle region, local sources said on Sunday.   The offensive, described by residents as intense, involved a large number of community fighters who attacked suspected Al-Shabaab positions in rural areas under Nuur Dugle. Witnesses said clashes...

Somali president meets Puntland elders in Las Anod, stresses unity and peace

Las Anod, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday met with traditional elders from Puntland in the northern town of Las Anod, underscoring the role of customary leaders in safeguarding national unity and advancing peace and state-building.   The meeting brought together elders, traditional chiefs and community leaders led by King Burhan Boqor Muse, who were in Laasacaanood to...

Uganda’s President Yoweri Museveni wins seventh term: Electoral Commission

KAMPALA - Uganda’s President Yoweri Museveni has been re-elected to a seventh term, the country’s electoral commission has announced, after a tense campaign marked by an opposition crackdown and internet blackout.   Museveni, 81, won with 71.65 percent of the vote, the commission said on Saturday. He defeated his main challenger, 43-year-old Bobi Wine, who received 24.72 percent of the vote, according...

Macawiisleyda Deegaanka oo Hawlgal Ballaaran ka Fuliyey Shabeellaha Dhexe

HIIRAAN - Macawiisleyda deegaanka ayaa hawlgal ballaaran ka fuliyey deegaano hoostaga deegaanka Nuur Dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Hawlgalka oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa ka qeyb qaatay tiro badan oo ka mid ah Macawiisleyda deegaanka, iyagoo weerarro ku qaaday xubno Al-Shabaab ah oo ku sugnaa deegaannadaasi.Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya...

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo ku guuleystay xilkiisii toddobaad, mucaaradkuna diidan natiijada

KAMPALA - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku guuleystay xilkiisii toddobaad kaddib doorashooyinkii dalkaas ka dhacay, sida ay shaaciyeen natiijooyinka rasmiga ah ee la soo saaray Sabtidii. Museveni ayaa helay 71.65% codadka, isaga oo ka adkaaday musharraxa da’da yar ee mucaaradka oo ololihiisa ku saleeyay isbeddel kaddib in ka badan afartan sano oo hal xukun ah.   Musharraxa mucaaradka ah ee...

Ciidamada Puntland oo Maxaabiis Ajaanib ah ka Qabtay Hawlgallo ka dhan ah Daacish

Ciidamada Amniga iyo Kuwa Difaaca Puntland ayaa hawlgallo qorsheysan oo muddo socday ka fuliyey buuraleyda Calmiskaad ee Puntland, kuwaas oo lagu guuleystay in lagu soo qabto maxaabiis ajaanib ah oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ah ee Daacish (ISIS).   Maxaabiista la qabtay ayaa la xaqiijiyay inay u kala dhasheen dalal kala duwan, oo ay ka mid yihiin Turkiga, Sucuudiga, Marooko, Itoobiya,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Isimada Puntland

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha, isimmada iyo cuqaasha dhaqanka Dowlad-goboleedka Puntland, kuwaas oo uu hoggaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse. Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Laasacaanood, xilli ay isimmadu ka qayb-galayeen munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa hoggaanka dhaqanka ku adkeeyey muhiimadda ay leeyihiin...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...