Puntland Issues New Directive to Strengthen Security Amid Anti-ISIS Operations
GAROWE – The Puntland administration has announced a new directive prohibiting the possession and transportation of illegal firearms within its territories, warning that anyone found violating the order will face legal consequences.
The directive, issued by the Puntland Ministry of Security, also mandates all foreigners—both those already residing in the region and new arrivals—to register with authorities immediately.
A spokesperson...
Wasaarada Amniga Puntland oo soo rogtay amar la xariira hubka iyo Ajaanibta
GAROWE - Puntland ayaa ku dhawaaqay Amar cusub oo lagu sheegay in degaanada Maamulka lagu dhaxwadan karin hubka sharci-darada ah, iyadoo cidii lagu arkana sharciga lala tiigsan doono.
Amarkan oo ay soo saartay Wasarada Amniga Puntland, ayaa lagu faray dhamaan dadka Ajaanibta ah kuwii hore u joogay iyo kuwa hada imaanaya laga doonayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku...
Puntland oo la wareegtay saldhigii ugu waynaa Daacish
BOOSAASO - Ciidanka la-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada ee Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay saldhigii ugu weynaa ee Keydka Hubka Daacish ee Buuraha Cal-Miskaad, ee gobolkaBari.
Dagaalka Daacish iyo Ciidanka Fulinaya Howlgalka Hilaac ee Puntland ay ku dhawaaqday ayaa kusii fidaya deegaano horleh oo ku teedsan Buurahan Silsilada ah ee isku xira Gobolada Bari iyo Sanaag iyagoo Kooxda...
Jubaland oo billowday howlgal ay uga hortagayo weerarada Al-Shabaab
KISMAAYO - Ciidamada maamulka Jubaland ayaa wada howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee hoosyimaada.
Howlgalada ayaa ah kuwo looga hortagayo Khataraha dhinaca amniga, oo ay geysan karaan kooxaha kasoo horjeeda maamulka Jubaland, oo ay qeyb ka tahay Al-Shabaab.
Wararka la helayo gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Ciidamada howlgalada ay ka wadaan deegaanada dhinaca...
Puntland oo si kulul uga falcelisay Balan-qaadka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
MUQDISHO - Puntland ayaa si kulul uga hadashay hadalkii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in dowladda Federaalka ay garab taagan tahay Ciidamada ka dagaalamaya Cal-Miskaad, islamarkaana ay siinayso taageero kasta oo ku aadan dagaalka ay kula jirto kooxda Daacish.
Wasiirka Wasaardda Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka falceliyay balan-qaadka Xamse Ayaa sheegay in Raiisul Wasaaruhu hadalkiisu uu yahay mid...
Jen. Odowaa: Dalka Gobanimo iyo Horumar ma gaarayo in argagaxiso joogto
BELEDWEYNE - Jen. Odowaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hadlaya howlgallada ka socda qeybo kamid ah Puntland, ee lagula dagaalamayo Daacish iyo Al-Shabaab.
Isagoo ciidamada dowladda kula hadlayay jiida hore ee dagaalka gobollada dhexe ee dalka ayaa bogaadiyay howlgalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuraha gobolka Bari, kaasoo ciidamada difaaca Puntland ay maalmahan ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u jawaabay Sheekh Shariif iyo CC Shakuur
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan siyaasiyiin fadhiid ah oo doonaya, sida uu hadalka u dhigay in dalka meesha uu hada joogo lagu siihayo taas oo uu Madaxweynuhu u gala jeedo in ay mucaaradku diidan yihiin doorashada qof iyo codka ah.
Madaxweynaha...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Sacuudiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mudane Sultan Abdulrahman Al-Marshad, waxaanaay ka wada hadleen sidii ay kaalin uga qaadan lahayeen iskaashiga labada dhinac gaar ahaan arrimaha la maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii...
Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maanta gacanta ku dhigay gaari siday walxaha qarxa oo la doonayay in lasoo geliyo gudaha caasimada.
Qoraal kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in gaarigan oo sameecado lagu soo xiray ciidamada ay ku qabteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka;-
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta...
Somali Prime Minister Praises Efforts to Stabilize Hiiraan Region
MOGADISHU, Somalia – Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a speech on Monday night at a ceremony held at the National Theatre in Mogadishu, highlighting the government’s efforts to restore stability and security in the Hiiraan region.
During his address, the Prime Minister commended the resolution of long-standing conflicts in the city of Beledweyne and the transfer of security responsibilities...