Somalia’s New Ambassador Presents Credentials to Russia’s President Putin
MOSCOW – Somalia’s new ambassador to Russia, Mohamed A. Zubeyr, formally presented his letters of credence to President Vladimir Putin on Thursday during an official ceremony in Moscow, marking the start of his diplomatic mission.
Zubeyr described the occasion as a significant milestone in his diplomatic career, saying it was a great honour to represent the Federal Republic of Somalia...
Northeastern State Leader Chairs Security Meeting Ahead of Inauguration in Las Anod
LAS ANOD, Somalia – The leader of Somalia’s Northeastern State, Abdulqadir Firdhiye, chaired a high-level security meeting on Thursday evening to review safety arrangements in the city of Las Anod, where the inauguration ceremony of the state’s leadership is set to take place.
The meeting was attended by the Minister of Interior, the Police Chief, the Director of the National...
Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Adkeynayo Amniga Laascaanood
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa xalay shir guddoomiyey kulan heer sare ah oo diiradda lagu saaray amniga magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleema-saarka madaxda maamulka Waqooyi Bari.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA), saraakiil ciidan oo sare iyo masuuliyiin...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Bangiga Adduunka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Bangiga Adduunka (World Bank), kuwaas oo kala hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo dardargelinta maalgelinta mudnaanta leh ee dalka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkaynta xasilloonida dhaqaale iyo dardargelinta maalgelinta kaabeyaasha dhaqaalaha, gaar ahaan kaabayaasha waddooyinka, tamarta, iyo isdhexgalka gobollada ee ku jira...
SoDMA iyo OCHA oo ka shiray xaaladda abaaraha iyo qorshaha ka jawaabcelinta bani’aadnimo ee 2026
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani’aadamnimada, ayaa si wadajir ah u shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay’adaha SoDMA iyo OCHA.
Kulanka, oo ka dhacay xarunta Hay’adda SoDMA ee magaalada Muqdisho, ayaa diiradda lagu...
Danjiraha Soomaaliya ee Ruushka oo warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweyne Vladimir Putin
Moscow – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Mudane Mohamed A. Zubeyr, ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga (Letters of Credence) si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ruushka, Mudane Vladimir Putin, munaasabad ka dhacday magaalada Moscow.
Danjire Mohamed A. Zubeyr ayaa sheegay in munaasabaddan ay tahay mid astaan u ah marxalad muhiim ah oo ka mid ah sooyaalka diblomaasiyadeed...
In ka badan 30 Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose
Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan ciidamada Uganda iyo kuwa Midowga Afrika ayaa dilay in ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kadib howlgal wadajir ah oo ka dhacay koonfurta Soomaaliya.
Howlgalka ayaa laga fuliyay agagaarka saldhigga hore ee Bulu-nagaad, waxaana lagu beegsaday fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed...
Algerian president receives Somali envoy bearing message from Mogadishu
ALGIERS, Algeria — Algerian President Abdelmadjid Tebboune received Farah Sheikh Abdulkadir, the special envoy of Somalia’s president and the country’s education minister, who delivered a message from President Hassan Sheikh Mohamud, officials said.
The Somali delegation was accompanied by Deputy Foreign Minister Ali Balcad and Somalia’s ambassador to Algeria, Yusuf Jeego.
Algerian officials attending the meeting included Boualem Boualem, director of...
Somalia defence minister visits northern frontlines, urges unity against ‘foreign-backed’ division
GUUMAYS, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macalin Fiqi on Thursday toured frontline positions held by units of the Somali National Army (SNA) and Darawiish forces from the North Eastern State administration deployed in the Guumays area, underscoring the federal government’s push to consolidate control and promote national unity.
During the inspection, the minister met commanders and rank-and-file soldiers, praising...
Madaxweynaha Aljeeriya oo Qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya
ALJEERIYA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya, Mudane Abdelmadjid Tebboune, ayaa maanta qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Waxbarashada, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir.
Kulanka ayaa Ergeygu Madaxweyne Tebboune ku gaarsiiyay farriin rasmi ah oo uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya, taasoo la xiriirtay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, iskaashiga dhinacyada waxbarashada, diblomaasiyadda iyo horumarinta danaha wadajirka...










