Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Safaaradda Shiinaha oo beenisay qoraal uu baahiyey Wasiir ka tirsan Somaliland

MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay qoraal uu baahiyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, kaas oo ay ku tilmaamtay "been-abuur ceeb ah".   Safaaradda ayaa sheegtay in qoraalka uu wasiirku baahiyey — oo lagu sheegay in booqashadii wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi ee Muqdisho loo baajiyey sababo amni — uu yahay mid la dhoodhoobay...

Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen (STC) oo Is-Kala Diray Ka Hor Wadahadallada Riyadh

SANCA, Yemen — Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen (Southern Transitional Council – STC) ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu s-kala dirayi, isla markaana laalay dhammaan hay’adihiisa waaweyn iyo kuwa hoosaadka ah, sidoo kalena xiray xafiisyadii uu ku lahaa gudaha iyo dibadda dalka, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Yemen ee Saba Net. Bayaan uu goluhu soo saaray, oo ay baahisay Saba...

Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo Muqdisho Ku Cambaareeyay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO, Soomaaliya — Boqolaal dadweyne ah ayaa habeenkii Khamiista isugu soo baxay magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan cambaareyn xooggan oo ku aaddan go’aan ay Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyagoo ku dhawaaqayey heeso wadani ah ayna lulaynayeen calanka Soomaaliya.   Dibadbaxayaasha ayaa ku tilmaamay tallaabada Israa’iil mid khatar ku ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Tanina  waxay ka...

Yemen’s Southern Transitional Council dissolves itself ahead of Riyadh dialogue

SANAA - Yemen’s Southern Transitional Council (STC) announced Friday that it has dissolved itself along with all its main and subsidiary bodies, canceling its offices inside and outside the country, according to Saba Net, Yemen’s state news agency.   In a statement carried by Saba Net, the council said the decision was taken in preparation for participating in a comprehensive southern...

China foreign minister postpones planned visit to Somalia

MOGADISHU, Somalia – A planned visit to Mogadishu by China’s foreign minister Wang Yi was postponed on Friday due to unspecified reasons.   Wang Yi, who had been expected to arrive in the Somali capital earlier in the day, was unable to travel as scheduled because of commitments that were not disclosed. The report said the visit would be rescheduled at...

Booqashada Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha ee Muqdisho oo dib u dhacday

Muqdisho  - Wasiirka Arrimaha dibada China Wing Yi oo la filayey in uu maanta soo gaaro Muqdisho ayaa safarkiisu dib u ga dhacay xiliga ay isla qorsheeyeen labada Dowladood.   Wararka ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in Wasiirka uu u baaqday arrimo aan la ogeyn oo qabsaday, hasa’ahaatee mar kale dib loo qorsheyn doono imaatinkiisa Muqdisho. Majirto wax war ah oo kasoo...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Singapore oo Wadahadal Taleefoon yeeshay

Muqdisho — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Jimcihii khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Singapore, Mudane Dr. Vivian Balakrishnan.   Intii uu socday wada hadalka, labada wasiir waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Singapore, iyagoo diiradda saaray iskaashi dhinacyo...

Howgal lagu dilay Xubno ka tirsanaa Al- Shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

MUQDISHO - Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah ka fuliyay deegaanka Buur Eyle ee degmada Buur Hakaba, gobolka Bay. Hawlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan  a Al-Shabaab oo muddo lagu daba-socday, kuwaas oo diyaarinayay weerarro is-qarxin ah iyo gaadiid qaraxyo lagu rakibay. Natiijada hawlgalka, 22 dhagarqabe ayaa lagu...

In ka Badan 20 Dal iyo Ururro oo Cambaareeyay Booqashadii Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil uu ku Tegay Somaliland

 MUQDISHO - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Masar, Jamhuuriyadda Aljeeriya, Jamhuuriyadda Bangladesh, Midowga Jasiiradaha Comoros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambiya, Jamhuuriyadda Indonesia, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, Boqortooyada Urdun, Dowladda Kuwayt, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Maldives, Jamhuuriyadda Nayjeeriya, Saldanadda Cumaan, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Baakistaan, Dowladda Falastiin, Dowladda Qatar, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Jamhuuriyadda Turkiga, Jamhuuriyadda Yemen,...

Madaxweynaha oo si adag u cambaareeyay tallaabooyinka Somaliland, kana digay faragelin shisheeye

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinka ay qaadday Somaliland, isagoo ku tilmaamay kuwo khatar ku ah midnimada iyo madaxbannaanida dalka.   Khudbad uu xalay u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, madaxweynuhu wuxuu sheegay in maamuladii kala dambeeyay ee Somaliland ay marar badan ka leexdeen fursado wadahadal oo lagu gaari lahaa xal siyaasadeed, taas oo...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...