Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

China’s foreign minister meets with Chairperson of the African Union Commission

ADDIS ABABA - The Chairperson of the African Union Commission, H.E. Mahmoud Ali Youssouf, and Member of the Political Bureau of the CPC Central Committee, and Minister of Foreign Affairs of the People’s Republic of China, H.E. Wang Yi, held the 9th China–African Union Strategic Dialogue at the African Union Headquarters in Addis Ababa on 8 January 2026. On...

Somalia’s president condemns Somaliland actions, warns against foreign-backed recognition

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday strongly condemned recent moves by Somaliland authorities, warning they threaten Somalia’s unity and sovereignty and accusing the breakaway region of repeatedly walking away from opportunities for political dialogue.   In a televised address to the nation, Mohamud said successive Somaliland administrations had failed to seize chances for talks that could have led...

Somali, U.S.-backed forces destroy Al-Shabaab bomb factory, kill 18 in Middle Juba

MOGADISHU, Somalia — Somali government forces, backed by international partners including the US military, carried out a planned operation late on Thursday night targeting Al-Shabaab in the town of Saakow in the Middle Juba region, the defence ministry said.   According to a statement, the operation focused on a facility used by Al-Shabaab to manufacture and assemble explosives. The site, described...

Howlgal ka Dhacay Gobolka Jubbada Dhexe

  MUQDISHO — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka gaar ahaan Ciidamada Mareykanka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe.   Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday warshad ay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jirtay soo saarista iyo diyaarin­ta walxaha qarxa. Warshaddan, oo ahayd tan ugu weyn ee kooxdaasi ku lahayd deegaanka, ayaa...

Urur Siyaasadeedka Heybad Qaran oo Madal ku Qabsatay Muqdisho, kuna Magacaabay Musharax Madaxweyne

MUQDISHO, Soomaaliya — Ururka Haybad Qaran (HQ) ayaa Khamiistii ansixiyay dastuurkiisa iyo barnaamijkiisa siyaasadeed, isla markaana u doortay Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon musharraxa madaxweynenimo, kaddib shirweyne qaran oo ka dhacay Muqdisho.   Shirkan oo uu guddoominayay Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubnaha aasaaska ururka iyo mas’uuliyiin siyaasadeed oo sare, oo ay ka mid yihiin hoggaamiyeyaal hore iyo...

Somali Political Group Adopts Platform, Names Presidential Candidate in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The Haybad Qaran (HQ) Union on Thursday adopted its constitution and political program and endorsed former Prime Minister Abdi Farah Shirdon as its presidential candidate during a national convention held in Mogadishu. The gathering, chaired by Abdirizak Khalif Ahmed, brought together founding members and senior political figures, including former leaders and cabinet officials, as the group assessed...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Jawaabtay Eedeymo La Xiriira Bakhaar WFP

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, kaas oo la xiriiray eedeymo ku saabsan bakhaar ay leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP).   Dowladdu waxay caddeysay in dhammaan agabka gargaarka ee lagu sheegay wararkaasi ay weli si buuxda ugu jiraan gacanta iyo maamulidda Hay’adda WFP, oo ay ku jiraan gargaar ay bixisay...

Somalia says WFP aid remains under UN control amid US concerns

Mogadishu, Jan 8 — Somalia’s federal government on Wednesday said food aid stored at a World Food Programme (WFP) warehouse remains under the custody of the UN agency, responding to concerns raised by the United States over alleged irregularities.   In a statement, the government said commodities referenced in recent reports, including assistance provided by Washington, “remain under the custody and...

Guddoomiyaha Shabeellada Dhexe oo booqday Wargaadhi kadib weerarkii Al-Shabaab

WARGAADHI, Soomaaliya — Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe, Maxamuud Maxamed Nuur, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Janaraal Xasan Dhicisow, ayaa Maanta booqasho ku tagay degmada Wargaadhi, kadib markii Al-Shabaab lagu jabiyay deegaankaasi.   Booqashadan ayaa ku soo beegmeysa xilli ay socdaan howlgallo joogto ah oo ay wadaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ciidamada deegaanka, iyo maleeshiyo la garab taagan si looga saaro...

Somalia officials visit Wargaadhi town following major Al-Shabaab attack

WARGAADHI, Somalia — The governor of Middle Shabelle region, Mahamoud Mohamed Noor, and Hirshabelle State police chief, General Hassan Dhicisow, visited the town of Wargaadhi on Thursday, following a recent defeat of Al-Shabaab militants in the area.   The visit comes amid ongoing operations by the Somali National Army, local security forces, and allied militias to push Al-Shabaab out of key...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...