Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay aqoonsiga Isra’iil ee maamulka Somaliland

  Addis Ababa, January 2026 — Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii ay Isra’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo ka dhacday kulankii Wasiirrada ee 1324-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka.   Goluhu waxa uu ku adkeystay bayaan degdeg ah in tallaabadaasi ahayd mid hal dhinac ah, isla markaana ay ka soo horjeedo mabaadi’da...

Midowga Afrika oo Qabanaya Kulan Degdeg ah oo looga Hadlayo Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Guddiga Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda yeesho kulan degdeg ah oo heer wasiirro Arrimaha Dibadda ah, si looga doodo aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland iyo saameynta uu leeyahay.   Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in kulanka diiradda lagu saari doono arrimaha la xiriira madaxbannaanida, midnimada dhuleed iyo xasilloonida Geeska Afrika, maadaama tallaabadan ay dhalisay...

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaradda Arrimaha dibada ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duullaankii qaawanaa ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'!!l uu ku soo qaaday Hargeysa, oo ah qayb muhiim ah oo aan la kala saari karin oo ka mid ah dhulka madaxa-bannaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Tallaabadani waxay ka dhigan tahay xadgudub weyn oo lagula...

ITUC Oo Walaac Ka Muujisay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

GENEVA, Switzerland — Ururka Caalamiga ah ee Shaqaalaha (ITUC), oo matala in ka badan 200 milyan oo shaqaale adduunka oo dhan, ayaa walaac xooggan ka muujiyay  go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland, oo ah gobol ka tirsan Soomaaliya, inuu noqdo dal madax-bannaan.   ITUC ayaa sheegtay in aqoonsigaasi uu ka hor imanayo sharciga iyo wada-shaqaynta caalamiga ah, isla markaana uu ordhin...

ITUC Voices Concern Over Israel’s Recognition of Somaliland

GENEVA, Switzerland — The International Trade Union Confederation (ITUC), representing more than 200 million workers worldwide, expressed strong concern over Israel’s announcement recognizing Somaliland, a region within Somalia, as an independent state.   ITUC said the recognition violates international law, undermines multilateralism, and risks escalating tensions in an already fragile, conflict-affected Horn of Africa. The organization emphasized that recognition of statehood should...

Turkish security delegation arrives in Mogadishu to boost cooperation

MOGADISHU – A high-level Turkish security delegation arrived in Somalia’s capital Mogadishu on Tuesday to strengthen bilateral cooperation on security and policing, Somali officials said.   The delegation was led by Ünsal Hayal, commander of Turkey’s Special Forces, and included Foreign Affairs Director Gökhan Demirtola and Deputy Foreign Affairs Director Turgay Olgun. The officials were formally received at Aden Adde International Airport...

Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO - Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, Gökhan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun.   Masuuliyiinta Turkiga ah waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay halkaas ku qaabileen saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa la xiriira...

Ethiopia accuses unnamed countries of blocking access to sea

ADDIS ABABA, Jan. 6, 2026 — Ethiopia has accused unnamed countries of obstructing its efforts to secure sea access through a mutually beneficial cooperative arrangement, according to a recent statement from the ruling Prosperity Party.   The statement said Ethiopia’s plan, based on mutual exchange and shared interests, has faced resistance from external actors. “Countries view Ethiopia as a source of...

Israeli Foreign Minister Visits Somaliland Following Recognition Move

HARGEISA — Israeli Foreign Minister Gideon Saar visited Somaliland nearly two weeks after Prime Minister Benjamin Netanyahu formally recognized the territory as an independent state, Israeli media reported.   The decision sparked international debate and anger, with numerous countries and organizations expressing concern over potential impacts on stability in the Horn of Africa and Somalia’s territorial integrity. According to diplomatic sources cited...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo booqasho ku tagay Somaliland,

HARGEYSA, SOOMAALILAND – Sida ay werisay warbaahinta Israa’iil, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil Gideon Saar ayaa booqasho ku tagay Somaliland, taasoo timid ku dhowaad laba toddobaad kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu si rasmi ah ugu dhawaaqay aqoonsiga Somaliland inay tahay dal madax-bannaan.     Go’aankaasi ayaa dhaliyay caro iyo dood caalami ah, iyadoo dalal iyo hay’ado badan ay muujiyeen...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...