Somali protesters rally in Mogadishu against Israel’s recognition of Somaliland
Mogadishu — Hundreds of people demonstrated in Somalia’s capital Today to protest Israel’s decision to recognise Somaliland as an independent state, organisers and officials said.
The rally took place at the Daljirka Dahsoon monument in central Mogadishu and was jointly organised by religious leaders and officials from the federal government.
Protesters, including youth, elders and women, waved Somali flags and held...
Dibadbax Ballaaran oo Looga Soo Horjeestay Qorshaha Israa’iil Ee Somaliland oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO - Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Taallada Daljirka Daahsoon.
Banaanbaxa ayaa waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay culimada kala duwan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka qayb galay boqolaal shacab ah oo isugu jiray dhalinyaro, odayaal iyo haween, kuwaas oo...
Somalia condemns Israeli foreign minister’s visit to Hargeisa
Mogadishu, Somalia — Somalia on Tuesday strongly condemned the entry of Israel’s Foreign Minister into Hargeisa, describing it as a “blatant violation” of the country’s sovereignty, political unity, and territorial integrity.
In a statement, the Somali Ministry of Foreign Affairs said Hargeisa is an integral part of Somalia’s internationally recognized territories, and any official presence or dealings there without the...
African Union condemns Israel’s recognition of Somaliland
Addis Ababa — The African Union’s Peace and Security Council has strongly condemned Israel’s decision to recognise Somaliland as an independent state, calling the move illegal and a threat to Somalia’s sovereignty and regional stability.
In a statement issued after a council meeting, the AU body rejected what it described as a “unilateral decision” by Israel to recognise Somaliland, a...
Somalia rejects ‘external pressure’ over Palestinian displacement
Mogadishu, Somalia — Somalia has rejected what it described as external pressure to accept the forcible displacement of Palestinians, condemning the proposal as a “criminal act” and vowing not to take part in the removal of Palestinians from their land.
Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali said Mogadishu would not be party to any plan involving the forced relocation of Palestinians,...
Farmaajo oo tacsi u diray dadkii ku dhintay Banaanbixii ka dhacay degmada Dayniile
MUQDISHO - Tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa qoysaska ay ka geeriyoodeen muwaadiniinta ay ciidanka dowladdu maanta ku dileen degmada Dayniile, waxaanna Alle uga baryayaa caafimaad degdeg ah shacabka ay waxyeelladu ka soo gaartay falkaas.
Waa nasiib darro in Ciidanka Dowladda ee loo dhisay difaaca dalka iyo dadka, maanta loo adeegsado laynta iyo dhibaataynta shacab aan waxba galabsan, looga barakiciyo...
Taliska Gobollka Banaadir oo war kasoo saaray Dibadbax ka dhacay Degmada Dayniile
MUQDISHO, BANAADIR - WAR SAXAAFADEED Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-01-2026 Abaaro 10:55am Subaxnimo Xaafad ka mid ah Degmada Deyniile in ay kooxo dhalinyara ah oo abaabulan ay banaabax fowda ah ka sameeyeen, banaanbaxaas oo dhaliyay weerar Dukaan uu lahaa Muwaadin Soomaaliyeed waxaana la boobay hantidiisa waxaana isugu soo...
Soomaaliya oo Cambaaraysay Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa
MUQDISHO,SOOMAALIYA - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar, uu ku tegay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaantay xadgudub ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in booqashadaasi ay tahay faragelin aan la aqbali karin oo ka hor...
Ururka Jaamacada Carabta oo Cambaareyey safarkii Wasiirka Arrimaha Dibadda israa’iil ee Hargeysa
QAAHIRA - Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareysay booqashada uu wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil ku tagay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaantay mid xadgudub ku ah madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Qayt, ayaa lagu sheegay in booqashadaasi ay tahay isku day cad oo lagu doonayo in...
Midowga Afrika iyo UAE oo ka hadlay Amniga Geeska Afrika iyo Taageerada Soomaaliya
Addis Ababa, Itoobiya – Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika (AU), Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibadda ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), Sheekh Shakhboot bin Nahyan Al Nahyan, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyaga oo si qoto dheer uga wada hadlay arrimaha nabadda, amniga, iyo iskaashiga gobolka Geeska Afrika.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray...











