Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho
MUQDISHO — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan...
Kenyan sentenced to life for foiled ‘9/11-style’ plot targeting US skyscraper
New York, Dec 24 — A Kenyan man was sentenced on Monday to life in prison for plotting what US prosecutors described as a “9/11-style” attack on behalf of Somalia-based Islamist group Al-Shabaab, targeting the tallest building in the US city of Atlanta.
A federal judge imposed two consecutive life sentences on Cholo Abdi Abdullah, 34, along with lifetime supervised...
Maxkamad Maraykan ah oo xukun adag ku riday nin Kenyan ah oo katirsan Al-Shabaab
NEW YORK — Nin u dhashay dalka Kenya ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kaddib markii maxkamad federaal ah ay ku heshay inuu ka shaqeynayay qorshe argagixiso oo ballaaran, kaas oo lagu doonayay in diyaarad ganacsi lagu beegsado dhisme caan ah oo ku yaalla magaalada Atlanta, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Maraykanka.
Cholo Abdi Abdullah, oo 34 jir ah, ayaa Isniintii lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqbalay wadahadal qaran, kana digay hanjabaadaha mucaaradka
Muqdisho, Dec 24 — Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadadii sheegay in dowladdu si rasmi ah u aqbashay baaqa mucaaradka ee ku aaddan wadahadal qaran oo la xiriira doorashooyinka 2026 iyo dib-u-eegista dastuurka dalka, isagoo isla markaasna ka digay siyaasad ku dhisan hanjabaad.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad ololaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ka dhacday magaalada...
Somali president backs national dialogue, rejects opposition ‘threats’ over 2026 vote
Mogadishu, Dec 24 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said on Tuesday his government has accepted opposition calls for a national dialogue on the country’s 2026 elections and constitutional review, while warning against what he described as politics driven by intimidation.
Speaking at a campaign event for the Justice and Solidarity Party (JSP) in Mogadishu, Mohamud said the government formally welcomed...
Gollaha Ammaanka QM oo kordhiyay mudada hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii si aqlabiyad ah u cusbooneysiiyay muddada hawlgalka Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo loo kordhiyay hal sano oo kale.
Qaraarka, oo ay soo gudbisay Boqortooyada Ingiriiska, ayaa dhigaya in muddada AUSSOM ay socon doonto illaa 31-ka December 2026. Dhammaan 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa u...
UN Security Council renews mandate of peacekeeping force in Somalia for another year
NEW YORK - The UN Security Council on Tuesday renewed the mandate of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) for another year.
The resolution, submitted by the UK, extends AUSSOM's mandate until Dec. 31, 2026.
The resolution drew unanimous support, with all 15 council members voting in favor. The members also decided to cease all operations of...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2026
Muqdisho, 23 Disembar — Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo si rasmi ah u ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026, taas oo gaareysa $1,386,807,242.
Guddoomiyaha Guddiga Wadajirka Miisaaniyadda Labada Aqal, Xildhibaan Cabdi Warsame Qowdhan, ayaa Golaha u soo bandhigay warbixinta akhrinta saddexaad ee miisaaniyadda, isagoo faahfaahin ka bixiyay...
Somalia parliament approves $1.38 billion budget for 2026
Mogadishu, Dec 23 — Somalia’s parliament on Tuesday approved the federal government’s 2026 national budget, totaling $1.39 billion, during a joint session of both chambers in the capital, Mogadishu.
Lawmakers endorsed the budget amounting to $1,386,807,242 following a vote in which 174 MPs backed the plan, four voted against and one abstained, Speaker of the House of the People Sheikh...
Farmajo Says Somalia’s Governance Has Deviated from Constitutional Path
Mogadishu, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has issued a detailed political statement expressing deep concern over the country’s security, political, economic, and social challenges, while calling for national dialogue and unity.
In the statement released by his office, Farmaajo warned that Somalia faces “serious security threats”, accusing the current administration of failing to fully neutralize terrorist groups...









