Somalia parliament approves $1.38 billion budget for 2026
Mogadishu, Dec 23 — Somalia’s parliament on Tuesday approved the federal government’s 2026 national budget, totaling $1.39 billion, during a joint session of both chambers in the capital, Mogadishu.
Lawmakers endorsed the budget amounting to $1,386,807,242 following a vote in which 174 MPs backed the plan, four voted against and one abstained, Speaker of the House of the People Sheikh...
Farmajo Says Somalia’s Governance Has Deviated from Constitutional Path
Mogadishu, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has issued a detailed political statement expressing deep concern over the country’s security, political, economic, and social challenges, while calling for national dialogue and unity.
In the statement released by his office, Farmaajo warned that Somalia faces “serious security threats”, accusing the current administration of failing to fully neutralize terrorist groups...
Farmaajo oo sheegay in hanaanka maamul ee Soomaaliya uu ka leexday jidka dastuuriga ah
Muqdisho — Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho ee dalka, isagoo ku baaqay wadahadal qaran iyo midnimo.
Qoraal uu xafiiskiisa soo saaray, Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajahdo “caqabado amni oo halis ah”, isaga oo ku eedeeyay maamulka hadda jira inuu khal-khal ku sameeyay la-dagaallanka khataraha argagixisada...
Somali forces launch operation against Al-Shabaab in Lower Shabelle region
Mogadishu, Somalia — Somali National Army forces, working alongside the National Intelligence and local residents, carried out a planned operation targeting Al-Shabaab in the Lower Shabelle region.
The operation, led by First Division Commander of the Gorgor Commandos, Major General Saahid Jama Farah, was conducted in the areas of Galka Salimow, Diira-fuul, Qodqodka, and Dooxa, with government forces fully securing...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Howlgal Ka Fuliyey Gobolka Shabeellaha Hoose
AFGOOYE - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu naafeynayey Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkan oo uu hoggaaminayey Taliyaha Qaybta Koowaad ee Kumaandooska Gorgor, G/le dhexe Saahid Jaamac Faarax Jareere, ayaa laga sameeyey deegaanada Galka Saalimoow, Diira-fuul, Qodqodka iyo Dooxa, iyadoo deegaanada uu howlgalka ka dhacay ay ciidamada...
Somalia’s drought crisis worsens, over 4.6 million affected
Mogadishu, Somalia — Somalia’s drought crisis is deepening, with more than 4.6 million people — nearly a quarter of the population — affected by prolonged dry conditions, authorities and the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said.
At least 120,000 people were displaced between September and December as water prices rose, food became scarce, and livestock perished....
Abaarta Soomaaliya oo Sii Xumaanaysa, In ka badan 4.6 Milyan oo Qof oo gaajeysan
Muqdisho — Abaarta ba’an ee ka jirta Soomaaliya ayaa sii xumaanaysa, iyadoo in ka badan 4.6 milyan oo qof, ku dhawaad rubuc ka mid ah dadka dalka, ay saameeyeen xaaladaha qallalan ee muddo dheer soo jiitamayay, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isuduwidda Arrimaha Bani’aadamnimo (OCHA).
Ugu yaraan 120,000 qof ayaa ka barakacay guryahooda inta u dhaxeysay...
Somalia: At least 11 soldiers arrested in crackdown on armed personnel ahead of elections
Mogadishu, Somalia — Somali authorities have detained 11 soldiers for carrying weapons illegally in Mogadishu, in a move aimed at ensuring security ahead of the Banadir Regional Council elections scheduled for December 25.
Speaking to the media, the Banadir Regional Police Command said the soldiers were apprehended by officers at the Central Police Station and will be referred to court...
Ciidamada Booliska oo Xabsiga Dhigay 11 Askari oo Hub Khiyaali ah ka Waday Muqdisho
Muqdisho — Booliska ayaa xabsiga dhigay 11 sarkaal oo ka tirsan ciidamada, kuwaas oo lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah hub u wateen caasimadda Muqdisho, taasoo ka hor imaaneysa amarada amniga ee mamnuucaya dhaq-dhaqaaqa hubaysan ee askarta fasaxa ku jirta.
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in askarta la qabtay ay howsha fuliyeen sarkaalada saldhigga dhexe ee Booliska, islamarkaana loo...
Mareykanka oo dib u yeeray ku dhowaad 30 safiir, oo uu ku jiro safiirka u fadhiyay Soomaaliya
Washington — Dowladda Mareykanka ayaa dib ugu yeertay ku dhowaad 30 diblomaasi oo sare, oo uu ku jiro safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, tallaabo qeyb ka ah dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameynayo siyaasadda arrimaha dibadda si ay ula jaanqaaddo ajendaha loo yaqaan “America First”, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah.
Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay in madaxda...








