Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira ku hoggaaminaya wafdi ka qaybgalaya Shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika
Qaahira — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku hoggaaminayo wafdiga Soomaaliya ee ka qaybgalaya Shirka Wasiirrada ee Labaad ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika.
Shirkan diblomaasiyadeed oo heer sare ah, oo soconaya laba maalmood kana dhacaya 19 illaa...
Somalia’s President Meets Ethiopian Prime Minister in Addis Ababa to Boost Bilateral Ties
Addis Ababa - Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Friday during a one-day working visit to Addis Ababa, officials said.
The talks focused on strengthening bilateral relations between Somalia and Ethiopia, with particular emphasis on cooperation in security, political affairs, economic ties and regional issues.
The two leaders also exchanged views on the broader situation...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Abiy Axmed
Addis Ababa, Diseembar 19, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo...
Somali Fisheries Minister Meets Turkish Counterpart in Ankara to Strengthen Cooperation
ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, held a productive meeting in Ankara with Turkey’s Minister of Agriculture and Forestry, İbrahim Yumaklı, focusing on strengthening bilateral relations and cooperation between the two ministries, officials said.
The talks emphasized accelerating the implementation of previously agreed-upon agreements, particularly the Cooperation and Marine Production Development Agreement, which...
Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo Ankara Kula Kulmay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Turkiga, Iskaashiga Labada Dal oo La Xoojiyey
ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Ankara Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee Turkiga, Mudane İbrahim Yumaklı, iyadoo kulanka uu diiradda saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo labada wasaaradood.
Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardargelinta fulinta heshiisyadii horey loo gaaray, gaar...
Somali pirates using GPS technology, raising security fears
BOSASO - Somali pirates have begun using modern GPS technology to track commercial shipping in the Indian Ocean, heightening concerns over maritime security along Somalia’s coast, regional and Western officials say.
The deputy director of intelligence of Puntland’s Maritime Police Force, Mohamed Muse Abulle, said the pirates had acquired the equipment along with other weapons from Yemen’s Huthi rebels.
“The new...
Burcad-badeedda oo helay GPS ay kula socdaan Maraakiibta
BOOSAASO - Burcad-badeeda Soomaalida ayaa bilaabay isticmaalka qalabka casriga ah ee GPS-ka, oo u fududeynaya inay si joogto ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta ganacsiga ee maraya Badweynta Hindiya, taasoo sare u qaadday walaaca laga qabo ammaanka xeebaha dalka.
Ku-xigeenka Agaasimaha Sirdoonka ee Ciidanka Booliska Badda Puntland, Maxamed Muuse Cabulle, ayaa sheegay in qalabkan iyo hub kale ay burcad-badeeddu ka heleen...
At least 19 killed in Borama protests, Somaliland authorities say
BORAMA — At least 19 people were killed and 214 others wounded in protests earlier this month in the northwestern Somaliland city of Borama after clashes between security forces and demonstrators, authorities said.
The toll was announced by the newly appointed Awdal regional governor, Abdirashid Hassan Mataan, during a handover ceremony attended by senior officials including Somaliland’s interior minister.
“Mr Minister,...
Somaliland oo shaacisay Tirada dadkii ku dhintay rabshadaha ka dhacay Boorama
BORAMA — Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ugu yaraan 19 qof ay ku dhinteen, halka 214 kalena ay ku dhaawacmeen mudaharaadyo horraantii bishan ka dhacay magaalada Boorama, oo ah xarunta gobolka Awdal, kadib iska horimaad dhex maray ciidammada ammaanka iyo dhallinyaro mudaharaadaysay.
Tirada dhimashada iyo dhaawaca ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha cusub ee gobolka Awdal, Cabdirashiid Xasan Mataan, oo hadalka...
Sheekh Shariif oo sheegay inuu eedeymo kala kulmay dastuurkii uu qoray xiligii KMG – DAAWO
KISMAAYO - Madaxweyne hore Sheekh Shariif, oo ka hadlayay Shirka Kismaayo, ayaa sheegay in uu dhaleeceyn kala kulmay dastuurkii dowladiisii KMG ahayd diyaarisay.
"Dastuurka aan aniga iyo Faroole qornay dad badan ayaa igu eedeeya balse waxay aheyd in la igu amaano," Madaxweyne Hore Sheekh Shariif.









