Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Deni oo Madaxweyne Xasan Sheekh baaq uga soo diray Shirka Mucaaradka ee Kismaayo – DAAWO

KISMAAYO - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay Shirka Kismaayo ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.   “Xasan Sheekh Dowladnimadaan daruufta adag lagu dhisay inta uusan kala irdhayn oo dadka kala eryin aan gacanta ka qabano," ayuu yiri Siciid Deni.

Somalia PM closes East Africa defence chiefs meeting in Mogadishu

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday closed the 35th ordinary meeting of East African defence ministers in Mogadishu, hailing the event as a sign of improving security and growing regional confidence in Somalia.   Hosting the high-level meeting in the Somali capital reflects the progress the country has made in peace, stability and reconstruction, Hamza said, adding...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Soo Xiray Shirkii 35-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Shirkii 35-aad ee Caadiga ahaa ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika, kaas oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka socday caasimadda dalka ee Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in martigelinta shirka ee Muqdisho ay astaan u tahay horumarka la taaban karo ee Soomaaliya ka...

Somalia Cabinet Discusses Local Elections, Approves Key Laws and Education Fund

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet held its weekly meeting on Thursday, focusing on the country’s upcoming local elections, particularly the municipal vote scheduled later this month in the capital, Mogadishu.   The ministers also approved several laws and regulations deemed crucial for national governance. The Interior, Federalism and Reconciliation Ministry presented a briefing on preparations for the municipal elections, including security arrangements...

Golaha Wasiirrada oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka, Sharciyada iyo Horumarinta Waxbarashada

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, iyaga oo diiradda saaray doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa golaha deegaanka ee bishan ka qabsoomi doona caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa goluhu meel-mariyey shuruuc iyo xeerar muhiim u ah dalka.   Goluhu waxa uu ka dhageystay warbixin Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, oo ku saabsan diyaarinta...

Somali Interior Minister Closes Police Training for Women

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Interior Minister, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), on Thursday officially closed a training program for female officers of the Somali Police Force, who completed a 90-day course focused on specialized security skills.   Addressing the graduating officers, who are part of the sixth cohort of the elite Galleyr Special Forces, the minister urged them to serve their country...

Wasiirka Amniga oo Tababar u Soo Xiray Gabdho Ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar ay qaateen gabdho ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo dhammeystay tababar socday muddo 90 maalmood ah, lana baray xirfado amni oo khaas ah.   Wasiirka ayaa gabdhaha tababarka dhammeystay kula dardaarmay inay si daacad ah ugu...

Somalia, Ethiopia officials meet in Mogadishu to boost bilateral cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalan Abdi Ali, met on Thursday with Ethiopia’s ambassador to Somalia, Suleiman Dedefo Woshe, in Mogadishu in a bid to strengthen bilateral ties and regional cooperation.   During the high-level meeting, both officials discussed ways to advance strategic collaboration across multiple sectors, including trade, investment, and economic development. They also focused...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Itoobiya

Muqdisho — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Sulaymaan Dedefo Woshe.   Kulankan heerka sare ahaa ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee dariska ah. Mas’uuliyiintu waxay yeesheen wada-hadallo miro dhal ah oo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hadlay shirka mucaaradka ee ka furmaya Kismaayo

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa ka hadlay shirweyne la filayo in maanta si rasmi ah uga furmo magaalada Kismaayo, kaas oo ay ka qeyb gelayaan xubnaha mucaaradka dowladda iyo madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland. Qoraal uu soo saaray wasiirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka soo horjeedin...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...