Sawirro: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga XFS oo gaaray dalka Ciraaq

BAGDAAD (SMN) -  Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guud Abdalla Abdalla iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq.   Wafdiga waxaa si diirran ugu soo dhoweeyay magaalada Ziad Taha Ali, oo ah Lataliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Ciraaq. Safarkan ayaa qeyb...

Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay xisaabiyihii burcad-badeeda

GAALKACYO (SMN) -  Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta ku guuleystay qabashada Cali Axmed Cali Shirwac, oo lagu eedeeyay inuu ahaa burcad badeed, islamarkaana lala xiriiirinayo inuu xisaabiye ka ahaa markabkii MV ABDALLA ee laga lahaa dalka Bangaladesh.   Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Cabdixakin Yuusuf, oo warbixin ka bixiyay howlgalka...

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo lagu dilay qarax ka dhacay dalkaasi

GAARISA (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula beegsaday qaybo kamid ah gobolka Waqooyi ee dalkaasi   Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadan loo dhigay, xilli ay ku socdaalayeen agagaarka deegaanka Kiyonga. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu haleelay mid...

Al-Shabaab Claims Responsibility for Landmine Attack on Kenyan Military Convoy

NAIROBI, Kenya — In an ambush assault on Kenyan security forces, a landmine explosion targeted a military convoy near the Kiyonga area in Kenya's volatile northern region, killing at least five soldiers and wounding numerous others, local sources reported Saturday.   The attack, described as an ambush, struck one of the vehicles in the convoy, which was navigating through territory known...

NISA Director Declares End to Beledweyne Disputes, Urges Unity Against Al-Shabaab

Beledweyne, Somalia - The Director of Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA), Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe, declared that local disputes in Beledweyne have been resolved, addressing hundreds of local fighters known as Macwisley on the city's outskirts.   He stressed the importance of peace, calling on the community to focus on regional development rather than returning to conflict. Sanbaloolshe announced plans...

Howlgalka AUSSOM oo soo dhaweeyay heshiiska dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine , ayaa soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dhawaan dib loo soo celiyay.   Danjire Souef ayaa heshiiskan ku tilmaamay mid muhiim ah oo hoosta ka xariiqaya dhaqan gelinta ballan qaadyadii Ankara. Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay...

Gawaari siday gargaar oo ka baxay Muqdisho oo gaaray magaalada Guriceel

MUQDISHO (SMN) - Illaa 25 gaari oo nooca xamuulka ah, isla markaana siday gargaar bani'aadamo ayaa xalay gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.   Gaadiidkan oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa si nabad ah ku tegay Guriceel, si gargaarkaasi loogu qaybiyo qoysaska ay saameysay abaarta LaNina. Hay'adda SoDMA oo ka warbixisay gargaarkan ayaa sheegtay in loo qaybin doono illaa 3,000 oo qoys...

Sanbaloolshe oo ballan qaad culus u sameeyay Macawiisleyda gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Agaasimaha Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo duleedka magaalada Beledweyne kula hadlay boqolaal  ka tirsan ciidanka deegaanka  ayaa sheegay in laga heshiiyay khilaafyadii ka dhex jiray dadka deegaanka ee magaalada Beledweyne, isaga oo tilmaamay in aan dib loogu laaban oo bulshada ay kawada shaqeyaan hormarka degaanka.   Taliyaha ayaa Sidoo kale ayaa carrabka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gudoomiyay shir muhiim ah

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre¬, ayaa guddoomiyey Shirka Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Loo Dhanyahay, kaas...

Somalia PM Urges Swift Action on Elections, Constitutional Review

MOGADISHU, Somalia — The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, led a significant meeting of the Cabinet Sub-committee on Inclusive Politics Sunday, concentrating...