Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Reaffirms One-China Policy During Meeting With Chinese Envoy

MOGADISHU, May 21 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, at the presidential palace in Mogadishu, where the two sides discussed strengthening bilateral ties and cooperation.   According to a statement from Villa Somalia, the meeting focused on issues of mutual interest and ways to deepen cooperation between Somalia and China. During the talks, Somalia reiterated...

Somalia Condemns Planned Somaliland ‘Embassy’ in Jerusalem

MOGADISHU, May 21 – Somalia’s federal government on Thursday reaffirmed its commitment to protecting the country’s unity, sovereignty and territorial integrity, while condemning plans by the northwestern Somaliland region to open what it described as an “embassy” in Jerusalem.   In a statement issued in Mogadishu, the government of the Somalia said it firmly rejected any action that undermines the legitimacy...

DFS oo cambaareysay qorshaha lagu sheegay in safaarad looga furayo Qudus

Muqdisho – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, wadajirka dhuleed iyo qarannimada dalka.   War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda ay si cad u diiddan tahay tallaabo kasta oo wax u dhimaysa sharcinimada iyo jiritaanka dowladnimada Soomaaliya, isla markaana ka hor imaanaysa qawaaniinta caalamiga ah iyo...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa-bannaan

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Agaasimayaasha iyo madaxda Warbaahinta Madaxa-bannaan ee ka howlgasha magaalada Muqdisho.   Kulankan oo ahaa mid isbarasho iyo xog-isweydaarsi ah ayaa Wasiirku ku dhageystay aragtiyaha, talooyinka iyo fikradaha ay qabaan madaxda warbaahinta gaarka loo leeyahay ee ku saabsan horumarinta warbaahinta, xoojinta wada shaqeynta,...

Somalia Human Rights Commission, UN Peacebuilding Fund Discuss Cooperation

MOGADISHU, Somalia — The chairperson of Somalia’s Independent National Human Rights Commission, Maryan Qaasim, held talks on Wednesday with Brian James Williams, head of financing at the United Nations Peacebuilding Fund, on strengthening cooperation in peacebuilding and human rights initiatives.   The meeting focused on enhancing collaboration between Somalia’s Independent National Human Rights Commission and the United Nations, particularly in supporting...

Somalia PM receives new Djibouti ambassador, pledges to strengthen bilateral ties

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday received Djibouti’s newly appointed ambassador to Somalia, OPM's statement said.   The ambassador, Col. Osman Dubad Souguleh, recently presented his credentials to President Hassan Sheikh Mohamud and formally conveyed greetings from Djibouti President Ismaïl Omar Guelleh, according to a statement from the Prime Minister’s office. During the meeting at the Prime Minister’s...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday iskaashi lagu xoojinayo amniga Soomaaliya

Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in taageerada isbeddelka amniga Soomaaliya ay u baahan tahay iskaashi caalami ah oo xooggan si loo xaqiijiyo nabad iyo amni waara oo ka hirgala dalka Soomaaliya.   Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu muujiyay taageerada dhinaca amniga ee Soomaaliya u baahan tahay, halkaas oo ay ku kulmeen Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Charles King,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, kaas oo dhawaan warqadaha aqoonsiga danjirenimo uu ka guddoomay Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.   Danjiraha cusub ayaa Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil...

Somalia, GCC discuss infrastructure and reconstruction cooperation in Baku

BAKU, Azerbaijan, May 20, 2026 - Somalia's minister of public works held talks with the secretary-general of the Gulf Cooperation Council (GCC) on strengthening cooperation in urban development, infrastructure and reconstruction during an international forum in Azerbaijan on Tuesday.   Somalia's Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Ayuub Ismail Yusuf, accompanied by Somalia's ambassador to Azerbaijan, Abdinur Dahir Fidow, met...

Somali military officers discuss security in Bay region ahead of elections

BAIDOA, Somalia, May 20, 2026 — Senior officers of the Somali National Army held a security meeting in the southwestern city of Baidoa on Tuesday to discuss the security situation in Bay region and wider South West State, military officials said.   The meeting was chaired by Abdullahi Hussein Cirro, deputy commander of the army’s ground forces, and attended by Colonel...

WARAR KALE

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko...

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram...

Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan

MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Amni iyo Dib-u-Heshiisiin ka Fuliyay Yaaqbariwayne

Yaaqbariwayne, Shabeellaha Hoose – Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Komaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah iyo dadaallo dib-u-heshiisiin bulsho ka fuliyay deegaanka Yaaqbariwayne...