RW-Ku-Xigeenka Labaad: Xukuumadda waxaa ka go’an inay difaacdo xuquuqda aadanaha
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa magaalada Muqdisho ka furay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka oo sanad kasta la xuso 10-ka December.
Xafladda oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka socotay hay’adaha dowladda, xubno ka tirsan bulshada rayidka ah iyo wakiillo ka socda Qaramada Midoobay, ayaa lagu iftiimiyay...
Sheekh Shariif: “Soomaaliya weli diyaar uma aha doorasho hal-qof iyo hal-cod ah”
MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo dalka guud ahaan aan weli loo diyaarsanayn in la qabto doorasho qof iyo cod ah, isaga oo ka digay khataro siyaasadeed iyo amni oo uu sheegay in ay weli xallin u baahan yihiin.
Isagoo Arbacadii wareysi siiyay BBC-da Laanta Af-Soomaaliga ayuu Sheekh Shariif ku...
Somali Elder Killed in U.S. Strike Was Innocent, Investigation Finds
GAROWE, Somalia — His family cannot forget the day their loved one, a man devoted to peace and a trusted mediator, was killed in an instant. The village mourns deeply, grieving a life spent promoting harmony and community cohesion.
On Dec. 10, a drone strike killed Omar, a respected Somali elder known for mediating clan disputes. Three months later, Puntland’s...
Successful 16 Days of Activism Culminates in an Inspiring Human Rights Colloquium with NUSOJ Deepening Its Gender Justice Crusade
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has concluded a highly successful and energising engagement in the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence, marking a milestone in the country’s movement for gender justice and media freedom.
Through a combination of capacity-building actions, safeguarding efforts and a landmark human rights colloquium on 10 December, NUSOJ strengthened national efforts to...
Minister of Family Affairs Thanks Somali President for Signing Off on Independent Human Rights Commission
Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Family Affairs and Human Rights, Amb. Khadiija Mohamed Al-Makhzoumi, on Wednesday praised President Hassan Sheikh Mohamud for formally completing the establishment of the country’s long-awaited National Independent Human Rights Commission.
In a statement, the minister welcomed the president’s signing of the commission’s final formation decree — an action that coincided with International Human Rights...
Wasiirka Qoyska oo Madaxweynaha uga Mahadcelisay Saxiixa Dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho – Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa uga mahadcelisay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud saxiixa rasmiga ah ee dhameystirka dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Wasiir Khadiija ayaa sheegtay in saxiixa Madaxweynaha, oo ku beegmay maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka, uu muujinayo go’aan adag iyo...
US, Somalia Hold Talks to Boost Humanitarian Cooperation Amid Worsening Drought
Mogadishu, Somalia — The head of Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Maallin Abdulle, held talks on Wednesday with US Ambassador to Somalia Richard H. Riley IV at the American embassy in Mogadishu, with discussions focused on strengthening humanitarian cooperation.
According to SoDMA, the meeting aimed to reinforce effective humanitarian coordination at a time when the United States remains Somalia’s...
Guddoomiyaha SoDMA iyo Safiirka Maraykanka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Bani’aadannimo
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley IV, kaas oo ka dhacay gudaha Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa xooga lagu saaray adkaynta iskaashiga bani’aadannimo iyo sida loo sii ballaarin karo taageerada wax-ku-oolka ah, xilli Maraykanku uu tobankii sano ee la...
Somali president signs law establishing national human rights commission
MOGADISHU, Dec 10 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday signed into law legislation establishing the Independent National Human Rights Commission, following parliamentary approval of its members, the presidency said.
The law was endorsed after both houses of Somalia’s federal parliament approved the commission’s composition, marking a key step in formalising the country’s human rights oversight framework.
In a statement,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho, Diseember 10, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib markii labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ansixiyeen xubnaha Guddigan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha Guddigan uu muujinayo sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo karaamada muwaadiniinta, isaga oo...










