Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho, Diseember 10, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib markii labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ansixiyeen xubnaha Guddigan.   Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha Guddigan uu muujinayo sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo karaamada muwaadiniinta, isaga oo...

Ukraine ready for “security guaranteed” elections in 60-90 days: Zelensky

KIEV (Xinhua) -- Ukrainian President Volodymyr Zelensky said Tuesday that his country will be ready for elections in 60 to 90 days if the United States and Europe guarantee security for such a vote, the Interfax-Ukraine news agency reported.   "Moreover, I ask now, and I declare this openly, that the United States help me, possibly together with European colleagues, to...

Somalia marks International Human Rights Day with national event

MOGADISHU, Dec 10 – Somalia on Wednesday marked International Human Rights Day with a national ceremony in the capital Mogadishu, as officials highlighted steps taken to rebuild the country’s human rights framework following decades of conflict.   The event was launched by Deputy Prime Minister II Jibril Abdirashid Haji and organised by the Ministry of Family and Human Rights Development, according...

Soomaaliya oo ku xustay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u xustay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha, munaasabad qaran oo lagu qabtay caasimadda Muqdisho, isla markaana uu furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji.   Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa diiradda lagu saaray horumarrada muhiimka ah ee Soomaaliya ka gaartay xoojinta...

Somalia PM meets Russian envoy as diplomatic outreach continues

MOGADISHU, Dec 10, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday held talks with Russia’s ambassador as he continues a series of meetings with foreign diplomats based in the country, his office said.   During the meeting, Barre briefed Ambassador Mikhail Golovanov on Somalia’s overall situation, including security developments, progress in state-building efforts and the expansion of government services,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay dublumaasiyiin shisheeye

Muqdisho, Arboco, 10 Diseembar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sii wada kulamada uu la leeyahay wakiillada diblumaasiyadda shisheeye ee fadhigoodu yahay dalka, isagoo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Ruushka ee Soomaaliya, Mudane Makhail Golovanov.   Kulanka ayaa Ra’iisul Wasaaruhu danjiraha uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarada...

Ururka Somalia Sisterhood: Kulankii Gabdhaha Kubadda Koleyga ~ Dhambaal Dhaafsiisan Garoonka Ciyaarta Ka Dhacaysay!

Muqdisho, magaalo ay ku kulmaan rajo, halgan iyo dadaal joogto ah; waxay martigelisay mid ka mid ah dhacdooyinka ugu macnaha fog ee lagu xusayay ololaha caalamiga ah ee 16-ka Maalmood ee Ka-hortagga Tacaddiyada Ka Dhanka ah Jinsiga.   Ururka Somalia Sisterhood, oo door firfircoon ku leh u-doodista xuquuqda haweenka, ayaa garoonka kubadda koleyga ee degmada Shibis ka dhigay masrax lagu muujinayo...

Somalia’s Deputy Prime Minister launches International Human Rights Day celebrations in Mogadishu

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Second Deputy Prime Minister, Mr. Jibril Abdirashid Haji, on Tuesday inaugurated celebrations marking International Human Rights Day in Mogadishu, observed annually on December 10.   The event, organized by the Ministry of Family and Human Rights Development, highlighted Somalia’s achievements in promoting and protecting human rights. Key milestones presented during the ceremony included: The restoration of national...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad oo Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka, oo loo dabaal degayo 10-ka December sanad kasta.   Munaasabaddan, oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, ayaa sanadkan lagu soo bandhigay guulaha wasaaradda ka gaartay horumarinta xuquuqda aadanaha Soomaaliya. Waxaa ka...

Mas’uuliyadda amniga Boorama oo lagu wareejiyey booliiska kaddib mudaharaadyo rabshado watay

Boorama — Odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in ay si buuxda masuuliyadda amniga ugu wareejiyeen ciidanka booliiska, kaddib maalmo ay magaalada Borama ka socdeen mudaharaadyo ay dhallinyaro careysan sameeyeen.   Sultan Dhawal, oo la hadlay warbaahinta kaddib kulan ay yeesheen odayaasha, ayaa sheegay in lagu heshiiyey in ciidammada ammaanku ay dib ula wareegaan sugidda nabadgelyada magaalada. “Waxaan ognahay...

WARAR KALE

Bariga Liibiya oo laga mamnuucay muwaadiniinta afar dal oo Afrikaan ah

Benghazi, Liibiya – Maamulka ka taliya bariga Liibiya ayaa ku dhawaaqay mamnuucid lagu soo rogay muwaadiniinta ka socda afar dal oo Afrikaan ah, iyagoo...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ku Qaabishay Wafdi ka Socday Hay’adda Socdaalka...

Muqdisho, Soomaaliya – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo Guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta Hay’adaha Dowladda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta...