Wasiirka Maaliyadda oo ka qayb-galay shir heer caalami ah oo lagu horumarinayay dhaqaalaha Soomaaliya.
Nairobi, 09 December 2025: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Nairobi, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, iyada oo lala kaashanayo hay’adaha caalamiga ah ee taageera Dowladda...
Culimada Soomaaliyeed oo Booqday Bakhaarrada Gargaarka SoDMA, Baaq Adagna U Diray Bulshada iyo Beesha Caalamka
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Midowga Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aaden Abuukar Cismaan (Suufi Yare), oo ay wehliyeen xubno ka tirsan golaha, ayaa booqasho ku tagay bakhaarka keydka gargaarka ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), halkaas oo uu ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Hay’adda, Maxamuud Macallin Cabdulle.
Booqashadan ayaa qayb ka ahayd dadaal lagu muujinayo heerka culus ee hoos u dhaca ku yimid deeqihii...
Somali PM meets IRC chief David Miliband as drought crisis leaves 4.4 million in need
Mogadishu, December 9, 2025 – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday received International Rescue Committee (IRC) President and CEO David Miliband in Mogadishu during a high-level visit focused on the country’s worsening humanitarian crisis.
The two discussed ways to strengthen humanitarian cooperation and accelerate emergency assistance to communities affected by severe drought, which has left an estimated 4.4...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha IRC David Miliband
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Caalamiga ah ee Samafalka International Rescue Committee (IRC), David Miliband, oo booqasho shaqo ku yimid dalka.
Kulankan heerkiisu sarreeyo ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga bani’aadannimo, gaar ahaan sidii gurmad degdeg ah loo gaarsiin lahaa dadka Soomaaliyeed ee...
Somalia’s Prime Minister attends Qatar National Day celebrations in Mogadishu
Mogadishu, December 9, 2025 – Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, participated in a ceremony in Mogadishu marking Qatar’s National Day, an event commemorated annually on December 18.
The celebration, brought forward this year, honors the unification of Qatar in 1878 and was officially established as a national holiday on June 21, 2007. It also pays tribute to the country’s...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka Qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qarannimada Qatar
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Qarannimada dalka Qatar, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, munaasabaddana si gaar ah loo soo hormariyey.
Munaasabaddan oo sanad walba la xuso 18-ka December, ayaa ka tarjumaysa midowga Qatar ee sanadkii 1878, waxaana maalintan qaran si rasmi ah loo asteeyey 21-kii...
Golaha Ammaanka oo la filayo inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ka hor inta aan mandate-kiisu dhicin dhammaadka bisha December, sida ay wararku sheegayaan.
Sidoo kale, Golaha Ammaanka ayaa dib u eegi doona cusboonaysiinta cunaqabateynta 2713 ee Al-Shabaab, oo ay ku jirto qaybta xannibaadda badda, taasoo dhacaysa...
UN Security Council set to renew AU mission in Somalia amid funding concerns for AUSSOM
UNITED NATIONS — The United Nations Security Council is expected to renew the mandate of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM) before it expires at the end of December, officials said Monday.
In addition to the mandate renewal, the Council will review updates to sanctions under resolution 2713 against Al-Shabaab, including maritime restrictions, which are set to expire...
UNFPA Oo Kordhisay Dadaallada La Dagaallanka Gudniinka Fircooniga ah ee Soomaaliya
Muqdisho — Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Dadweynaha ee UNFPA ayaa sii xoojisay hawlaheeda lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah ee FGM ee Soomaaliya, iyadoo diiradda saaraysa wacyigelin bulsho, taageero caafimaad iyo xoojinta siyaasadaha qaran ee lagu ilaalinayo xuquuqda gabdhaha.
UNFPA waxa ay ka shaqaynaysaa magaalooyinka iyo deegaanada miyiga ah iyada oo la kaashanaysa hay’adaha dowladda, ururrada bulshada rayidka ah,...
Somalia and Qatar deepen ties with cultural, customs, youth and agriculture accords
DOHA, Qatar — Somalia and Qatar held the inaugural meeting of their Joint Committee in Doha on Monday, signing a series of agreements aimed at strengthening political, cultural and economic cooperation between the two countries.
Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Omer Ali, led the Somali delegation, while Qatar was represented by Minister of State for Foreign...










