Somalia’s Deputy Prime Minister launches International Human Rights Day celebrations in Mogadishu
Mogadishu, Somalia — Somalia’s Second Deputy Prime Minister, Mr. Jibril Abdirashid Haji, on Tuesday inaugurated celebrations marking International Human Rights Day in Mogadishu, observed annually on December 10.
The event, organized by the Ministry of Family and Human Rights Development, highlighted Somalia’s achievements in promoting and protecting human rights. Key milestones presented during the ceremony included:
The restoration of national...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad oo Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka, oo loo dabaal degayo 10-ka December sanad kasta.
Munaasabaddan, oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, ayaa sanadkan lagu soo bandhigay guulaha wasaaradda ka gaartay horumarinta xuquuqda aadanaha Soomaaliya. Waxaa ka...
Mas’uuliyadda amniga Boorama oo lagu wareejiyey booliiska kaddib mudaharaadyo rabshado watay
Boorama — Odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in ay si buuxda masuuliyadda amniga ugu wareejiyeen ciidanka booliiska, kaddib maalmo ay magaalada Borama ka socdeen mudaharaadyo ay dhallinyaro careysan sameeyeen.
Sultan Dhawal, oo la hadlay warbaahinta kaddib kulan ay yeesheen odayaasha, ayaa sheegay in lagu heshiiyey in ciidammada ammaanku ay dib ula wareegaan sugidda nabadgelyada magaalada.
“Waxaan ognahay...
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyey inta u dhaxeysa Baydhabo iyo Buurhakaba
Baydhabo — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad, ayaa howlgal amni ka sameeyey deegaanno ku yaalla inta u dhaxeysa magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee gobolka Baay, sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka.
Howlgalka ayaa lagu beegsaday goobo iyo gabaadyo ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd deegaanno dhowr ah oo ku teedsan waddada isku xirta Baydhabo iyo Buurhakaba,...
Somali army launches operation against Al-Shabaab between Baidoa and Burhakaba
BAIDOA, Somalia — The Somali National Army (SNA) has carried out a security operation targeting suspected Al-Shabaab positions between the towns of Burhakaba and Baidoa in the Bay region, the government said.
The operation was conducted by the 8th Brigade of the SNA’s 60th Division and focused on areas where the Islamist group was believed to maintain hideouts and staging...
Somalia welcomes 148 returnees from Yemen, vows stronger reintegration support
MOGADISHU — Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, MP Ali Yusuf Ali-Hoosh, on Wednesday met with 148 citizens recently repatriated with the support of the Federal Government, praising their safe return and urging them to take part in rebuilding the country.
The returnees, comprising more than 80 families evacuated from Yemen, were welcomed during a briefing and orientation...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay 148 muwaadin oo dalka dib loogu soo celiyey
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kulan soo-dhoweyn, xog-wareysi iyo dardaaran ah la qaatay 148 muwaadin oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fududeysay in ay si nabad ah dib ugu soo laabtaan dalkooda.
Kulanka ayaa Wasiirku muwaadiniinta ku bogaadiyey soo-laabashadooda, isaga oo xusay in dowladda ay mudnaanta siinayso...
Somali elite forces seize two suspected Al-Shabaab members in Lower Shabelle raid
Mogadishu, Somalia — Somalia’s elite Danab commando unit carried out a planned operation in Towfiq, near Toratorow in the Lower Shabelle region, capturing two alleged Al-Shabaab members, security officials said Tuesday.
The suspects were reportedly involved in extortion and intimidation of local residents, according to officials briefed on the operation.
One of the detainees, identified as Zakariye, was found after interrogation to...
Ciidamada Danab oo Labo Dhagar-qabe ku Qabtay Howlgal ka Dhacay Shabeellaha Hoose
Muqdisho – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Towfiiq oo u dhow Tooratoorow, gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan labo dhagar-qabe oo ka tirsan Al-Shabaab.
Wararka ayaa sheegaya in raggan la qabtay ay ku howlanaayeen baadda iyo dhibaateynta shacabka deegaanka. Mid ka mid ah eedeysanayaasha, oo lagu magacaabo...
Wasiirka Maaliyadda oo ka qayb-galay shir heer caalami ah oo lagu horumarinayay dhaqaalaha Soomaaliya.
Nairobi, 09 December 2025: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Nairobi, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, iyada oo lala kaashanayo hay’adaha caalamiga ah ee taageera Dowladda...









