Howlgal lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug + Khasaaraha
CAMAARA (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay ku dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday guri uu Camaara ka deganaa sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo magaciisa lagu sheegy Ismaaciil Beerdile, kaas oo kooxda ugu magacaawnaa Maxkamadda...
Dowladaha Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo shir muhiim ah ku yeeshay Qaahira
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea, oo ka dhacay magaalada Qaahira, kadib martiqaad uu ka helay Mudane Dr. Badr Cabdilcaati, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka iyo Arrimaha Dibadda...
Maxay ku heshiiyeen hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya? + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku yimid itoobiya.
Labada hoggaamiye waxa ay yeesheen wada hadallo ballaaran oo ku qotoma danaha labada dal iyo guud ahaan sidii la isaga kaashan lahaa xaaladaha gobalka iyo xoojinta xiriirka labada shacab iyo labada...
Somali President receives warm welcome as he lands in Addis Ababa, Ethiopia
ADDIS ABABA - Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed (PhD) today received at his office the President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, who arrived in Addis Ababa in the late hours of this afternoon for an official working visit to Ethiopia.
Official photos shared on social media by the Ethiopian premier show that Abiy welcomed the president of Somalia at the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Addis Ababa + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Adis-ababa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safarkan Itoobiya ku tegay...
SoDMA oo shir wada-tashi ah la yeelatay odayaasha dhaqanka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shir wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa colaadaha sokeeye, loogu diyaar-garoobi lahaa isku-filnaansho iyo ka kaaftoomidda ku tiirsananta kaalmada bani’aadannimo ee dibadda, xoojinta nidaanka dowladnimada, la shaqeynta iyo ilaalinta bad-qabka samafalayaasha iyo sidii loo hubin lahaa in gargaarku gaaro dadkii...
Somali President Hassan Sheikh Mohamud Begins Regional Diplomatic Tour
Mogadishu, Somalia — January 11, 2025 — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia departed today for Uganda to participate in the Continental African Agriculture Development Bank (CAADB) Summit.
This forum brings together African leaders to address the continent's agricultural financing and development, reinforcing the vital role of agriculture in driving economic growth and food security.
In addition to his engagement at...
Somali Disaster Agency Hosts Elders for Peace, Self-Sufficiency Workshop
MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) convened a significant workshop with Somali Traditional Elders on Friday, aimed at developing strategies to promote peace, enhance self-sufficiency, and decrease the nation's dependence on humanitarian aid.
The gathering took place at SoDMA's headquarters in Mogadishu, with a primary focus on bolstering governance structures and ensuring that aid distribution is both...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay Shirka Horumarinta Beeraha Afrika
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay Shirka Sare ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika (CAADP).
Madashan oo maalmahan ay fadhiyeen Wasiirrada Beeraha dalalka Afrika ayaa haatan Madaxdu waxay ka wada hadleen fulinta qorsheyaasha iyo talooyinka la soo saaray ee ku aaddan horumarinta wax...