Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Axmed Madoobe oo ku laabtay Kismaayo kadib safarkiisa dalka Kenya – Daawo

KISMAAYO - Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku laabtay Jubaland, kadib safar uu ku tagey dalka Kenya, oo uga soo qeybgalay xafladda arooska wiilka Taliyaha Sirdoonka dalkaas.   Waxaa Axmed Madoobe lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, isagoo la filayo inuu dhawaan ku qabto halkaas shir ay isagu imaan doonaan madaxda mucaaradka dalka.  

South West State urges federal government to hand over MP accused of fuelling clan violence

Baidoa, Somalia, Nov 30, 2025 — Authorities in Somalia’s South West State have called on the federal government to hand over federal lawmaker Dahir Amin Jesow, accusing him of instigating clan-related violence in Yaaq Bariweyne, a locality in the Lower Shabelle region.   South West State’s security minister told reporters that the administration intends to bring the MP before justice and...

Koonfur Galbeed oo Dowlada Dhexe ka codsatay in Xildhibaan Jeesow loo soo gacan geliyo – Daawo

BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa doonaya in loo soo gacan-geliyo Xildhibaan Jeesow, oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.   Wasiirka Amniga Maamulka ayaa jeediyay codsiga, isagoo ku eedeeyay Xildhibaanka inuu hurinayo colaad beeleedka nawaaxiga Wanlaweyn ka taagan, halkaasoo dilal ka dhaceen dhawaan.  

Galmudug president attends handover of UN political office facility

Dhusamareb, Somalia, Nov 30, 2025 — Galmudug State President Ahmed Abdi Kariye on Sunday attended a ceremony marking the handover of a newly prepared facility intended for the United Nations Political Office in the region, whose mandate across Somalia runs until October 2026.   Speaking at the event, Kariye urged other UN agencies operating in the country to make use of...

Qoorqoor oo ka qayb galay munaasabadda lagu wareejinayay Xafiiskii Siyaasadda QM ee Galmudug

Dhuusamareeb, 30 Nofeembar 2025 — Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta ka qayb galay munaasabad ay dowladda Galmudug si rasmi ah ula wareegtay xaruntii loo diyaariyay Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Galmudug, xafiis shaqadiisu guud ahaan dalka ka socon doonto illaa bisha Oktoobar 2026.   Madaxweyne Qoorqoor ayaa ugu baaqay hay’adaha kale ee Qaramada Midoobay in ay...

Somalia PM Hamza calls for cooperation at MEDays summit in Morocco

TANGIER, Morocco, November 30, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday emphasised the importance of cooperation and partnership among Global South nations during the closing session of the MEDays international forum in Morocco.   Speaking to leaders from across the region, Hamza said Somalia is “writing a new historical chapter,” regaining its global standing and demonstrating political and...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Halkan waxaan u nimid iskaashi”

TANGIER, Morooko – 30 Nofeembar 2025: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay kulankii xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee ka dhacay Boqortooyada Morooko, isagoo madaxda ka soo qeyb gashay shirka la wadaagay muhiimadda ay leedahay isku xirnaanta iyo iskaashiga dalalka dhaca Daanta Koonfureed ee dunida (Global South).   Ra’iisul Wasaare Xamsa...

Saudi Arabia provides urgent aid to drought-hit Somalia

MOGADISHU, Somalia – Saudi Arabia has become the first country to respond officially to Somalia’s federal government request for emergency assistance as the country battles a severe drought affecting vulnerable communities.   The announcement came after a meeting at the headquarters of Somalia’s National Disaster Management Authority (SoDMA) between SoDMA Chairman Mohamud Moalim Abdulle and Mr. Yazid Abdalla Hamoud, Director of...

Boqortooyada Sucuudiga oo ka jawaabtay codsiga dowladda Soomaaliya ee abaarta ba’an

MUQDISHO – Dowladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga jawaabtay codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan gurmadka degdegga ah, xilli dalka ay ka jirto abaar ba’an oo saameysay bulsho aad u nugul.   Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda kula yeeshay kulan gaar ah Mr....

Appeals Court in Galmudug state Sentences Three Over Mother and Daughters’ Killing

GALGADUUD, Somalia — The Appeals Court in the Galgaduud region handed down a death sentence to Abdi Osman Abdullahi and Gallad Ahmed Hussein, while Ayuub Mohamed Abdi was sentenced to five years in prison.   The three men were found guilty of killing a mother and her three daughters in the Qaayib area of Galgaduud, the court said. The ruling reflects the...

WARAR KALE

Madaxweyne Qoor Qoor oo Sheegay Inuusan u Tartami Doonin Doorashada Galmudug

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa sheegay inuusan u tartami doonin doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay ka...

Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Toddobaadka Xorriyadda

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda 26-ka Juun

Dhuusamareeb -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin ku aaddan...