Appeals Court in Galmudug state Sentences Three Over Mother and Daughters’ Killing
GALGADUUD, Somalia — The Appeals Court in the Galgaduud region handed down a death sentence to Abdi Osman Abdullahi and Gallad Ahmed Hussein, while Ayuub Mohamed Abdi was sentenced to five years in prison.
The three men were found guilty of killing a mother and her three daughters in the Qaayib area of Galgaduud, the court said.
The ruling reflects the...
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo Xukun Dil ah ku Riday Saddex Ruux
GALGADUUD – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdi Cusmaan Cabdullaahi iyo Gallad Axmed Xuseen, halka Ayuub Maxamed Cabdi lagu xukumay shan sano oo xabsi ah.
Maxkamaddu waxay ku heshay raggan inay ka dambeeyeen dilka hooyo iyo saddex gabdhood oo ay dhashay, fal ka dhacay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud.
Xukunka maanta la soo saaray...
Police Neutralize Suspected Terrorists While Attempting to Cross Somalia Border
NAIROBI - A multi-agency security team has foiled an attempted infiltration by a group of terrorists along the Kenya-Somalia border.
A multi-agency security team has foiled an attempted infiltration by a group of terrorists along the Kenya-Somalia border.
In a statement on Sunday, November 30, the Counter Terrorism Policing (CTP) said the special teams manning the border neutralized the militants.
CTP hailed...
Xi stresses improving long-term mechanisms for cyberspace governance
BEIJING, Nov. 29 (Xinhua) -- Xi Jinping, general secretary of the Communist Party of China (CPC) Central Committee, has emphasized the importance of improving long-term mechanisms for cyberspace governance.
Presiding over a group study session of the Political Bureau of the CPC Central Committee on Friday, Xi called for sustained efforts to cultivate a clean, healthy and sound online environment.
Since...
SoDMA, Plan International Move to Boost Early Warning and Drought Preparedness
MOGADISHU, Somalia — The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moallim Abdulle, on Saturday received a high-level delegation from Plan International at the agency’s headquarters in Mogadishu.
The delegation was led by Angela Muriithi, Regional Director for the Middle East, Eastern Africa, and Southern Africa.
Talks between the two sides focused on early forecasts of an expected drought,...
SoDMA iyo Plan International oo ka wada hadlay diyaargarowga abaarta iyo xoojinta digniinaha hore
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Plan International, oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Gobolka Hoosaadka Bariga Dhexe, Bariga Afrika iyo Koonfurta Afrika, Marwo Angela Muriithi.
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray saadaasha abaarta la filayo inay ku dhufato qaar ka mid ah gobollada...
Aqalka Sare oo ansixiyay Sharciga Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed
MUQDISHO, 29 Nofeembar 2025 – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehlinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 10-aad, iyadoo ajandaha kulanka uu ka koobnaa labo hindise-sharciyeed oo muhiim ah.
Qodobka koowaad ee kulanka ayaa ahaa akhrinta saddexaad ee Hindise-Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed. Guddoomiye...
Ciidamada Mareykanka oo sare u qaaday duqeymaha cirka ee Soomaaliya sanadkan
WASHINGTON – Howlgalka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si weyn u kordhay sanadkan, iyadoo tirada duqeymaha cirka ay ka badan yihiin tobanka jeer marka loo eego sanadkii 2024, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha AFRICOM.
Sida uu sheegay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Jimcadii, ciidamada Mareykanka ayaa sanadkan fuliyey in ka badan 100 duqeymo cirka ah gudaha Soomaaliya, taasoo ka soo horjeedda...
U.S. Africa Command Conducts Its 100th Airstrike of 2025 in Somalia
WASHINGTON - U.S. military activity in Somalia has seen a dramatic escalation this year, with airstrikes increasing more than tenfold under the Trump administration compared to figures from 2024.
U.S. Africa Command (AFRICOM) confirmed on Friday that American forces have carried out over 100 airstrikes in the region so far in 2025—a sharp contrast to the 10 missions recorded under...
Somalia and Morocco sign comprehensive cooperation agreement in Rabat
RABAT, Morocco — Somalia’s Minister of Foreign Affairs Abdisalam Abdi Ali, met Friday with Morocco’s Minister of Foreign Affairs, African Cooperation and Moroccan Expatriates, Nasser Bourita, in Rabat to reaffirm both countries’ commitment to strengthening bilateral ties through a new comprehensive cooperation agreement.
During the meeting, the two ministers signed a cooperation roadmap for 2026–2028, which focuses on expanding collaboration...










