Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Former Somali President Farmaajo urges urgent aid as drought leaves five million in need

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo on Wednesday issued a stark warning over the country’s deepening humanitarian crisis, urging Somalis at home and abroad to mobilise support as a prolonged drought pushes nearly five million people into severe need.   In a statement, Farmaajo said the affected families have endured two years of worsening hardship with “insufficient assistance”...

Somali intelligence arrests 11-member Al-Shabaab cell in Mogadishu sweep

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has arrested an 11-member Al-Shabaab cell accused of plotting attacks and operating covertly across the capital and parts of Lower and Middle Shabelle, the agency said on Wednesday.   In a statement, NISA said the suspects had been preparing to conduct “terror plots, espionage activities, and attempts to blend into the...

NISA Oo Gacanta Ku Dhigtay Shabakad Al-Shabaab Ah Oo Ka Kooban 11 xubnood

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgallo qorshaysan oo ay ka fuliyeen Muqdisho iyo deegaano ka tirsan gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe ku soo qabtay shabakad Al-Shabaab ah oo ka kooban 11 xubnood.   War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in kooxdan ay ku jireen shaqsiyaad Al-Shabaab u diyaarisay inay fuliyaan falal argagixiso, ay...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Interpol

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Golaha Guud ee Interpol, oo sanadkan ka dhacay magaalada Marrakech, Morocco, halkaasoo uu uga hadlay xoojinta iskaashiga amni ee caalamiga ah.   Intii uu socday shirkan, Wasiir Fartaag ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Booliska...

Aqalka Sare oo Kormeeray Xarunta SoDMA Xilli Abaartu Ay Saameyn Ba’an Ku Yeelatay Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), iyagoo qiimeyn ku sameeyay howlaha hay’adda iyo xaaladda bani’aadantinimo ee dalka.   Xubnaha Guddiga oo uu halkaas ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa markii hore ka dhageystay warbixin dhammeystiran oo ku...

Zelensky ready to advance peace as Trump’s envoy to visit Moscow

KIEV, Nov. 26 (Xinhua) -- Ukrainian President Volodymyr Zelensky said Tuesday that the peace plan negotiated by Ukraine and the United States in Geneva could be developed into "deeper agreements," as U.S. President Donald Trump is sending his special envoy to Moscow next week.   In his evening address, Zelensky said he had discussed the plan with Ukraine's negotiating team. "The...

Chinese president appoints new ambassadors

BEIJING, Nov. 26 (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping has appointed the following ambassadors in accordance with a decision of the Standing Committee of the National People's Congress, China's top legislature, an official statement announced on Wednesday.   Guo Wei was appointed ambassador to the Hashemite Kingdom of Jordan, replacing Chen Chuandong. Dong Zhihua was appointed ambassador to the Republic of Moldova,...

Xildhibaan Firinbi: Kaacaankii waxaa wax ka sheegi kara cidii wax ka fiican qabtay

MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaan Firinbi oo babaabka xarunta Gollaha Shacabka Maanta kula hadlayay wariyeyaasha, ayaa ka hadlay iibka suuqa Jaamacadda Umadda, isagoo tilmaamay in jaamacadda uu dhisay Kacaanku lagu iibsaday suuqa madow.   “Jaamacadii Umadda ee Kacaanku uu dhisay ayaa suuq madoow lagu iibiyaa, Kacaankii waxaa wax ka sheegi kara cidii wax ka fiican qabtay,” ayuu yiri Xildhibaan Firinbi. Xildhibaan Firinbi ayaa...

Gollaha Shacabka oo Akhrinta Labaad ee Heshiiska Ciidanka Heeganka Bariga Afrika

MUQDISHO, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, iyadoo shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).   Kulanka, oo ay ka qeyb galeen 140 xildhibaan, ayaa ajendahiisu ahaa akhrinta labaad ee Heshiiska Aas-aasida Ciidanka Heeganka Bariga Afrika, kaasoo ay diyaarisay Wasaaradda Difaaca. Heshiiska ayaa...

(Hello Africa) Chinese vehicles roll in for Johannesburg G20 summit

As the Group of 20 (G20) Leaders' Summit made its debut on the African continent in Johannesburg, South Africa's economic hub, on Saturday, Chinese vehicles were seen shuttling between the airport, hotels and summit venues, adding a distinctive Chinese touch to the event. JOHANNESBURG --- As the Group of 20 (G20) Leaders' Summit made its debut on the African continent...

WARAR KALE

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada Dhagaxtuur Xuska 26-ka Juun Awgii

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda...

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...