Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal Ciidan oo Lagu Dilay Hogaamiye Al-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud

GALGADUUD – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Deegaanka ayaa xalay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Cali Heele, 30 km u jira galbeedka magaalada Masagawaay ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo lagu dilay hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Hogaamiyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Sheekh Cumar Cadow Gacal, waxaana uu ahaa hogaamiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe, isla...

Somalia’s Deputy PM Highlights Progress at Africa-EU Summit in Angola

LUANDA, Angola — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, attended the Africa-European Union Summit in Luanda on Monday, highlighting his country’s progress in peacebuilding, security, state institutions, and financial reform.   In a keynote address, Deputy Prime Minister Jama emphasized Somalia’s ongoing efforts to strengthen government institutions, reform the security sector, and combat extremist groups. He also underscored the critical role...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ka qeyb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

LUANDA, ANGOLA – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub, oo si rasmi ah uga furmay magaalada Luanda ee dalka Angola, iyadoo shirka uu diiradda saarayo xoojinta iskaashiga labada qaaradood.   Shirkan heerka sare ah ayaa Soomaaliya ku soo bandhigtay horumarka ay ka samaysay dhinacyada nabadda, amniga,...

Somali Prime Minister Heads to Morocco for MEDays Forum Address

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday departed for Morocco to attend the annual MEDays Forum, where he is expected to deliver a keynote address on the country’s security and governance efforts, officials said.   The forum, hosted under the patronage of the King of Morocco, brings together delegates from more than 120 countries for its 17th edition,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Marooko u duulay si uu uga qeyb galo Madasha MEdays

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u duulay dalka Marooko, si uu uga qeyb galo Madasha sanadlaha ah ee MEdays, oo sanadkan si weyn loo ballaariyay.   Madashan oo ay ka soo qeybgalayaan wufuud ka kala socota 120 dal, islamarkaana uu martigelinayo Boqorka Marooko, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya lagu wadaa inuu ka jeediyo khudbad...

Somalia’s U-17 side thrash Rwanda 3–0 to keep semifinal hopes alive

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s under-17 national football team secured a resounding 3–0 victory over Rwanda on Monday, boosting their chances of advancing in the East and Central Africa youth tournament currently underway in Ethiopia.   The match marked Somalia’s fourth outing in the competition, with the young Ocean Stars displaying strong cohesion and an impressive level of skill that allowed them...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada ah oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda

MUQDISHO - Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda, kadib kulan ka tirsan ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka socda dalka Itoobiya.   Kulankan ayaa ahaa kii afaraad ee ay Soomaaliya ciyaarto, waxaana wiilasha Ocean Stars ay muujiyeen awood ciyaareed iyo isku xirnaan sare, taas oo u suuragelisay in...

Somali president opens national clerics’ conference, calls for unity and protection of core societal values

MOGADISHU, Nov 24, 2025 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Monday inaugurated the Third National Conference of Somali Clerics, stressing the government’s responsibility to safeguard the core pillars of society, including religion, culture, language, security and the wellbeing of citizens.   Speaking at the opening ceremony in Mogadishu, Mohamud praised the Ministry of Endowments and Religious Affairs for what he...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirka 3aad Culimada Soomaaliyeed

Muqdisho, Nofeembar 24, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dowladdu ay mas’uul ka tahay ilaalinta arrimaha tiir dhexaadka u ah jiritaanka bulshada oo ay ugu horreeyaan diinta, dhaqanka, afka, amniga iyo kobcinta nolasha shacabka. Madaxweynaha oo bogaadiyey waxbadka wanaagsan ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa sheegay...

Somali PM opens national ID conference as government touts service-delivery gains

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday inaugurated the second annual conference of the National Identification and Registration Authority (NIRA), an event aimed at strengthening the country’s national ID infrastructure, officials said.   The two-day gathering in Mogadishu brings together senior federal officials, representatives of federal member states, international partners and other stakeholders. This year’s conference highlights what the...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...