Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daahfuray Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka (NIRA)

Muqdisho, — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).   Shirkan oo soconaya laba maalmood ayaa sanadkan diiradda saaraya guulaha dowladda ka gaartay bixinta adeegyo casri ah oo lacag la’aan ah, hufan, isla markaana 24-saac u diyaarsan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo loo marayo nidaamka Aqoonsiga...

Somali parliamentary speaker, EU envoy discuss stronger cooperation on governance reforms

MOGADISHU – Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), held talks in Mogadishu with the European Union’s Ambassador, Francesca Di Mauro, focusing on strengthening cooperation on legislative and governance reforms.   Ambassador Di Mauro briefed the speaker on ongoing EU programmes in the country and praised Parliament for its work in passing key legislation deemed...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Baarlamaanka iyo Midowga Yurub.   Safiir Di Mauro ayaa Guddoomiyaha uga warbixisay mashaariicda iyo howlaha socda ee Midowga Yurub ka fulinayo Soomaaliya, iyadoo ammaan u jeedisay Golaha...

Dowladda Federaalka oo ka digtay khatar maaliyadeed iyadoo canshuuraha gudaha ay weli yihiin 3%

MUQDISHO – Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uu wajahayo khatar maaliyadeed haddii aan si degdeg ah loogu heshiin nidaamka federaaleynta canshuuraha, kadib markii tirakoob cusub uu muujiyay in kaliya 3% dhaqaalaha dalka la canshuuro.   Wasiirka Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige, oo ka hadlay dood ku saabsan xoojinta xasilloonida maaliyadeed oo ka dhacday Shirweynaha Bahda Cadaaladda, ayaa sheegay in heerka canshuuraha...

Somalia warns of fiscal risks as domestic tax collection remains at just 3%

MOGADISHU – Somalia’s federal government has warned that the country faces significant fiscal risks unless an agreement is reached on a unified tax-sharing framework, after new data showed that only 3 percent of the national economy is currently taxed.   Finance Minister Biixi Iimaan Cige said during a panel discussion on financial stability at the National Justice Sector Convention that domestic...

Somali president hails ‘improved security’ in Mogadishu at close of justice forum

MOGADISHU, Somalia – President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday closed Somalia’s first National Justice Sector Convention, praising what he described as significant progress in strengthening security in the capital and advancing long-delayed judicial reforms.   Speaking at the end of the three-day gathering, the president said an independent and credible judiciary remained central to state-building, security, development and restoring public trust...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Guulaha aan gaarnay waxaa ka mid ah xaqiijinta amniga Caasimadda

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Bahda Cadaaladda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay qorsheyaasha qaran ee ku saleysan istiraatijiyada dib-u-habeynta garsoorka dalka, daadejinta adeegga caddaaladda, guulaha la gaaray, caqabadaha ka jira iyo ahmiyadda ay leedahay ilaalinta sareynta sharciga.   Madaxweynaha ayaa sheegay in garsoor hufan oo madax-bannaan uu ka mid yahay...

New Report Warns of Escalating Online and Offline Violence Against Women Journalists in Somalia

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today launched a new report titled “Targeted Online, Unsafe Offline: Gender-Based Violence and Impunity Against Women Journalists in Somalia“, which exposes the scale of abuse that female journalists face in their newsrooms, in the field, at home and across digital spaces.   The report, released as part of a series of events throughout November to continue...

Somalia, Pakistan ministers meet in Brussels to strengthen ties

BRUSSELS, Nov 23, 2025 — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, held a productive meeting on Saturday with Pakistan’s Deputy Prime Minister and Foreign Minister, Senator Mohammad Ishaq Dar, on the sidelines of the 4th EU Indo-Pacific Ministerial Forum in Brussels.   The discussions focused on strengthening and expanding the growing bilateral relations between Somalia and...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan

BRUSSELS, 23 Nofembar 2025 — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaare iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar, intii lagu guda jiray Shirweynaha 4-aad ee Wasiiro ee EU Indo-Pacific oo ka socda Brussels.   Kulanka ayaa...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...