Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali PM Opens First National Justice Forum, Calls Judicial Reform a “National Priority”

MOGADISHU, Nov 22, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday opened the country’s first National Justice Forum, a gathering aimed at advancing legal reforms, strengthening accountability and restoring public confidence in judicial institutions.   Speaking at the launch of the conference in Mogadishu, Barre said Somalia remained in a critical state-building phase and emphasized the need for an...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Nidaam garsoor oo la isku hallayn karo waxa uu dalkeenna u abuurayaa maalgashi iyo mustaqbal wanaagsan”

Muqdisho, Sabti 22 Nofeembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad dowlad-dhis ah, isla markaana loo baahan yahay garsoor madax-bannaan, hufan, oo...

Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Stadium Muqdisho

MUQDISHO — Munaasabad weyn oo lagu xusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Stadium Muqdisho, iyadoo ka qeybgalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka Waxbarashada iyo mas’uuliyiin kale oo sare.   Kumanaan arday ah oo ka kala yimid dugsiyo iyo jaamacado ku yaalla caasimadda ayaa goobta buux dhaafiyay si ay uga qeyb qaataan xuska. Munaasabaddan sanadkan ayaa ah tii...

China launches new communication technology test satellite

XICHANG (Xinhua) -- China sent a new communication technology test satellite into space from the Xichang Satellite Launch Center in its southwest Sichuan Province on Friday.   The Shiyan-21 satellite was launched at 6:55 p.m. (Beijing Time) aboard a Long March-3B carrier rocket and entered the preset orbit successfully. The satellite will be mainly used for satellite communication, radio and television, data...

Trump sets deadline for acceptance of U.S.-proposed Ukraine peace plan

WASHINGTON, Nov. 21 (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump on Friday set Nov. 27 as the deadline for accepting a 28-point peace plan proposed by his administration to end the Russia-Ukraine conflict.   "I've had a lot of deadlines, but if things are working well, you tend to extend the deadlines," Trump told Fox News Radio. "But Thursday is it --...

East African court halts swearing-in of Somali EALA delegates over corruption claims

DAR ES SALAAM, Tanzania — Tanzania’s courts have blocked the swearing-in of Somali delegates to the East African Legislative Assembly (EALA), citing corruption and irregularities in the selection process, officials said.   The decision follows a legal challenge filed by Somali politicians who claimed the election of the delegates violated East African Community (EAC) rules. The court found the nomination process...

Maxkamadda Tanzania oo dib u joojisay magacaabistii xubnaha Soomaaliya ee EALA

DAR ES SALAAM — Maxkamadda dalka Tanzania ayaa dib u joojisay magacaabistii xubnihii Soomaaliya u matali lahaa Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA), kadib markii lagu ogaaday in habka loo soo xulay xubnahan uu ku jiray musuq-maasuq iyo cadaalad-darro, sida lagu sheegay go’aanka maxkamadda.   Go’aankan ayaa ka dhashay dacwad ay gudbiyeen siyaasiyiin Soomaaliyeed, kuwaas oo ku dooday in doorashadii xubnaha EALA aysan...

Somalia’s DANAB commandos kill key Al-Shabaab leaders in Afgooye operation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s elite DANAB commandos carried out a carefully planned operation on November 19 in Buula Madiina, a district of Afgooye in Lower Shabelle, targeting Al-Shabaab militants who have been terrorizing local communities, military officials said.   According to the officials, the operation resulted in the deaths of several high-profile insurgents, including: Kuusow (Zarqaawi), responsible for planning and executing...

Ciidanka DANAB oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Buula Madiina, Hogaamiyeyaal Lagu Dilay

MUQDISHO — Ciidanka Sida Gaarka Ah u Tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa 19-kii November fuliyey howlgal qorsheysan oo si heer sare ah loo diyaariyey, kaas oo ka dhacay deegaanka Buula Madiina ee degmada Afgooye, gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya.   Howlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab halkaas ku sugnaa, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey cadaadis iyo...

Trump oo ku dhawaaqay go’aan lagu tarxiilayo qaar kamid ah Soomaalida gobolka Minnesota 

Minnesota - Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inuu “si degdeg ah” u joojinayo sharciga ku-meelgaarka ah ee ay haystaan qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Minnesota. Tani waxay khatar cusub gelisay boqolaal Soomaali ah oo sanadihii la soo dhaafay ku tiirsanaa barnaamijka TPS si ay uga fogaadaan in dib loogu celiyo Soomaaliya oo weli wajahaysa amni-darro.   Minnesota ayaa hoy...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...