Magaalada Muqdisho oo martigelineysa Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed
MUQDISHO, 23 Nofembar 2025 — Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed, kaas oo sanadkan diiradda ku saaraya hal-ku-dhegga “Caddaalad Loo Dhan Yahay.”
Shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galaya masuuliyiinta garsoorka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, iyadoo sidoo kale ay goobjoog ka yihiin wakiillo ka socda hay’adaha caalamiga ah, quburo, iyo marti sharaf kale.
Madaxweynaha...
Somali President receives referee Omar Abdulkadir Artan, Africa’s Best Referee 2025
MOGADISHU, Nov 23, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday hosted referee Omar Abdulkadir Artan at the National Palace, following his recognition as Africa’s Best Referee of 2025 by the Confederation of African Football (CAF).
President Mohamud congratulated Cartan on what he described as a historic achievement for Somalia, noting that the award reflects the referee’s dedication, professionalism,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku qaabilay Garsoore Cumar Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta
MUQDISHO, 23 Nofembar 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan, kaasi oo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha ugu fiican Afrika ee sannadka 2025, abaalmarin uu siiyay Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF).
Madaxweynaha ayaa mar kale ugu hambalyeeyey Garsoore Cumar guusha taariikhiga ah, isaga oo tilmaamay in abaalmarintani ay muujinayso...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ammaanay Doorka Macallimiinta ee dib u dhiska Soomaaliya
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay khudbad muhiim ah ka jeediyay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo si weyn loogu qabtay garoonka Ciyaaraha Muqdisho, taas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku ammaanay macallimiinta Soomaaliyeed kaalintooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin horumarinta waxbarashada dalka iyo dhisidda jiil...
Somali president praises teachers’ role in nation-building on Somali Teachers’ Day
Mogadishu — Somali President Hassan Sheikh Mohamud lauded the country’s teachers for their central role in rebuilding the nation’s education sector, as he addressed a major ceremony marking Somali Teachers’ Day at Mogadishu Stadium.
The event, organised by the Ministry of Education, Culture and Higher Learning, brought together senior government officials, education authorities, teachers and students from schools across the...
East African court lifts suspension on Somalia’s EALA delegates
Mogadishu — The East African Court of Justice (EACJ) has lifted a months-long suspension on nine Somali representatives to the East African Legislative Assembly (EALA), clearing the way for them to take their seats after a legal dispute over their selection.
The Arusha-based court removed an injunction issued earlier this year after a group of Somali academics and politicians challenged...
Xildhibaanada Soomaaliya oo loo ogolaadey inay ku biiraan Baarlamaanka Bariga Afrika
Muqdisho — Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ) ayaa xayiraadda ka qaaday sagaal xubnood oo Soomaaliya u matalaya Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA), kadib markii ay bilihii la soo dhaafay ku jireen hakad la xiriiray eedeymo ku saabsan hab doorasho musuq-maasuq iyo faragelin siyaasadeed leh.
Maxkamadda ku taalla Arusha ayaa qaaday amar hor istaag ahaa oo ay hore u soo rogtay, kaas...
Soomaaliya oo wajahaysa xaalad abaareed oo sii xumaanaysa
Sanadka 2025 - ilaa 2026 Soomaaliya waxay wajahaysaa xaalad abaareed oo sii kordhaysa, taasoo saameyn ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo helitaanka biyaha nadiifka ah.
Abaarta ayaa ka dhalatay roobab aan joogto ahayn kasoo sababay hoos u dhaca heerarka biyaha dhulka hoostiisa, iyo saameynta El Niño.
Halkaan waxaan idin kula wadaageynaa warbixinta xaaladda abaarata Soomaaliya.
Somali Parliament Approves 2024 Budget Execution Report in Joint Session
Mogadishu, Somalia – Somalia’s bicameral parliament held a joint sitting of its seventh session on Saturday at the House of the People in Mogadishu, with Speaker of the Lower House Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe) presiding alongside the deputy speakers of both chambers.
The main item on the agenda was the third reading and vote on the 2024 national budget execution...
Baarlamaanka oo Meel Mariyey Xisaab-Xirka Miisaaniyadda 2024 Kadib Codeyn Wadajir ah
MUQDISHO, Soomaaliya – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka kalfadhiga 7-aad, kulankiisa lixaad ee wadajirka ah, waxaana shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay garab joogeen Guddoomiye ku-xigeennada labada Aqal.
Kulanka maanta ayaa diiradda lagu saaray akhrinta saddexaad iyo u codeynta xisaab-xirka miisaaniyadda sanadka 2024, oo ay horay...








