Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Afjaray Turxaan-bixinta Miisaaniyadda 2024
Muqdisho — Guddiyada Miisaaniyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay akhrinta iyo turxaan-bixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024, kaddib kulan wadajir ah oo ka dhacay xarunta Aqalka Sare.
Kulanka ayaa lagu martiqaaday Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Cabdiqafaar Xaange, kaas oo guddiyadu weydiiyeen su’aalo dheeraad ah oo la xiriira sugnaanta iyo caddeynta xisaab-xirka miisaaniyadda, gaar ahaan meelaha mugdiga laga muujiyay...
Somalia Probes ‘Unauthorised Breach’ of Traveller Data
Mogadishu, Somalia — Somalia’s Immigration and Citizenship Directorate (HSJ) has confirmed that data belonging to some travellers who used the recently introduced E-TAS system was compromised in a cyberattack.
In a statement late Sunday, the agency said the E-TAS platform had been targeted in an “unauthorised breach,” prompting officials to immediately suspend the system and launch an urgent investigation to...
Gudiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saarey doorashadda gobolka Banaadir
MUQDISHO - War-Saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya Doorashooyinka iyo qaabka hirgalinta.
Somali Prime Minister lays foundation for National Agricultural Research Institute
Mogadishu, Sunday, November 16, 2025 – Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, on Sunday, laid the foundation for the new National Agricultural Research Institute, saying he hopes it will produce Somali experts to play a key role in boosting the country’s agricultural output.
Speaking at the ceremony, Barre stressed that agriculture is the backbone of the Somali economy and is vital...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dhagax-dhigay Machadka Cilmi-baarista Beeraha Qaranka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Machadka Cilmi-baarista Beeraha Qaranka, isaga oo tilmaamay in machadkani uu soo saari doono khubaro Soomaaliyeed oo kaalin muuqata ka qaata horumarinta wax soo saarka beeraha dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in beeruhu yihiin laf-dhabarta dhaqaalaha dalka, sidoo kalena ay muhiimad weyn u leeyihiin...
Somali SouthWest State Leader Holds High-Level Security Talks in Baidoa
BAIDOA, Somalia — The President of Somalia’s South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday chaired a high-level security meeting in Baidoa with senior officials from the African Union Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), including Sector 3 Commander Brigadier General Teklu Hurisa Janka, regional ministers and security chiefs, officials said.
The discussions focused on strengthening security across the region,...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Amni Ka Qabtay Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta guddoomiyay kulan amni oo heer sare ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay ka qayb galeen Taliyaha Qaybta 3-aad ee Hawlgalka AUSSOM, Jeneraal Teklu Hurisa Janka, iyo mas’uuliyiin kale oo sare.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga guud ee Koonfur Galbeed, dardar-gelinta howlgalada ka dhanka...
Somali Army Launches Major Operations Against Al-Shabaab in Lower Juba
MOGADISHU, Somalia — Somali government forces have carried out a series of coordinated ground and air operations against Al-Shabaab militants in several villages outside Jamaame, in the southern region of Lower Juba, military officials said on Sunday.
Troops from the Somali National Army’s 43rd Division, backed by US-trained Danab commandos, advanced into the villages of Musse Haji, Araare, Koban, Bangeeni,...
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgal Ballaaran Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Jamaame
JAMAAME - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay dhowr tuulo oo ku dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan milatariga.
Howlgallada oo socday muddo saacado ah ayaa laga fuliyay Muuse Xaaji, Araare, Koban, Bangeeni, Maleyleey, Baladu-raxma iyo Maam-bile. Deegaannadan...
Waqooyi Bari oo Mamnuucday Safarrada Dhalinyarada Ka Yar 30 Jir
LAASCAANOOD - Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa joojiyay safarrada dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 30 sano, kuwaas oo ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Laascaanood, caasimadda maamulkaasi.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo DDib-u-dhisa, Cabdulqaadir Cabdi Warsame, ayaa lagu sheegay in shirkadaha duulimaadyada laga mamnuucay in ay tigidh u gooyaan ama qaadaan rakaab ka yar 30 sano oo kasoo...









