Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guriceel: Eedaysane loo haysto dilka ganacsade Deeq Cabdi oo ay ciidamada Galmudug qabteen

GURICEEL — Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto dilka ganacsade si weyn looga yaqaanay degmada Guriceel, kaddib markii habeenkii Axadda halkaas lagu toogtay.   Booliska ayaa sheegay in ninka la xiray oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye lagu qabtay wax yar kadib dilka Deeq Cabdi Jaamac, oo ahaa dhallinyaro ganacsade ah oo caan ka...

Xeer-ilaaliyaha Guud oo bilaabay baarista cabasho ka dhan ah Maareeyaha Turkish Airlines ee Muqdisho

MUQDISHO — Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu bilaabay baaris rasmi ah oo ku saabsan cabasho uu gudbiyay muwaadin Soomaali ah, kaas oo ku eedeeyay Maareeyaha Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ee xafiiska Muqdisho tacaddi iyo ku tagrifal awoodeed.   War kasoo baxay xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa lagu sheegay in cabashada muwaadinka ay ku saabsan tahay dhacdo uu sheegay in...

Somali Forces Seize Weapons, Kill Militants in Bakool Region

Mogadishu, Somalia — Somali National Army (SNA) forces carried out a planned operation in the Moora-Gaabeey area, 37 kilometres from Huddur district in Bakool region, killing three Al-Shabaab militants and injuring more than ten others, the military said.   According to state media, the operation was carefully coordinated, with troops from the 9th Battalion of the 60th Division taking part. The...

Gobolka Bakool: Howlgal Ciidan oo Lagu Dilay Saddex Xubnood oo Al-Shabaab katirsan

Muqdisho — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay nawaaxiga Moora-Gaabeey, 37 KM u jirta degmada Xuddur ee gobolka Bakool, iyadoo howlgalka lagu dilay saddex xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab laguna dhaawacay in ka badan toban kale.   Sidan warbaahinta qaranka ay sheegtay, Howlgalka ayaa si xeeladeysan loo abaabulay, waxaana ciidamada ka qayb qaatay gaar ahaan...

Somalia Warns Against Rising Illegal Mineral Exploration by Local and Foreign Actors

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Ministry of Petroleum and Minerals has warned against what it described as increasing acts of illegal mineral exploration involving both local and foreign individuals and companies.   In a statement issued on Sunday, the ministry said unauthorised actors had been carrying out mineral prospecting without government licences, posing risks to national resources, the environment and broader security. “The...

Wasaaradda Batroolka oo Ka Digtey Macdan-baaris Sharci Darrada Ah oo Ay Ku Lug Leeyihiin Shakhsiyaad iyo Shirkado

Muqdisho — Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay kaga digtay macdaneysiga sharci darrada ah ee ay ku lug leeyihiin shaqsiyaad iyo shirkado isugu jira Soomaali iyo ajaanib.   Wasaaradda ayaa sheegtay in ay muuqdeen falal sii kordhaya oo lagu baarayo macdanta dalka iyadoo aan la haysan ruqsadda sharciyeed ee dowladda, taas oo ay tilmaantay...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Afjaray Turxaan-bixinta Miisaaniyadda 2024

Muqdisho — Guddiyada Miisaaniyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay akhrinta iyo turxaan-bixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024, kaddib kulan wadajir ah oo ka dhacay xarunta Aqalka Sare.   Kulanka ayaa lagu martiqaaday Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Cabdiqafaar Xaange, kaas oo guddiyadu weydiiyeen su’aalo dheeraad ah oo la xiriira sugnaanta iyo caddeynta xisaab-xirka miisaaniyadda, gaar ahaan meelaha mugdiga laga muujiyay...

Somalia Probes ‘Unauthorised Breach’ of Traveller Data

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Immigration and Citizenship Directorate (HSJ) has confirmed that data belonging to some travellers who used the recently introduced E-TAS system was compromised in a cyberattack.   In a statement late Sunday, the agency said the E-TAS platform had been targeted in an “unauthorised breach,” prompting officials to immediately suspend the system and launch an urgent investigation to...

Gudiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saarey doorashadda gobolka Banaadir

MUQDISHO - War-Saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya Doorashooyinka iyo qaabka hirgalinta.  

Somali Prime Minister lays foundation for National Agricultural Research Institute

Mogadishu, Sunday, November 16, 2025 – Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, on Sunday, laid the foundation for the new National Agricultural Research Institute, saying he hopes it will produce Somali experts to play a key role in boosting the country’s agricultural output.   Speaking at the ceremony, Barre stressed that agriculture is the backbone of the Somali economy and is vital...

WARAR KALE

Senetarada Zimbabwe oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka oo kordhinaya muddada Madaxweyne Mnangagwa

Harare, Zimbabwe – Senetarada Zimbabwe ayaa  ansixiyay wax ka beddel lagu sameynayo dastuurka dalka, kaas oo dib u dhigaya doorashada madaxtinimada, isla markaana kordhinaya...

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...