Somali PM Launches Voter Card Distribution in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday toured the headquarters of the National Independent Electoral Commission as the distribution of voter cards for upcoming elections officially began.
During the visit, Barre urged all eligible Somalis who have registered to collect their voter cards and participate in the polls, describing voting as a constitutional right that citizens had...
Ra’iisul Wasaaraha oo baaq ku aadan doorashada u diray shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), halkaas oo ay ka bilaabatay bixinta kaararka codbixinta doorashooyinka.
Ra’iisul Wasare Xamsa, ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee nasiibka u yeeshay in ay is diiwaangeliyaan, in ay qaataan kaararkooda oo ay codeeyaan, isla markana...
Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi ah*
NAIROBI - Qaadkii Miirowga ee Kenya usoo dhoofin jirtay Soomaaliya ayaa sanadkan 2025 galay hoos-u-dhac weyn, iyadoo tirada guud ee la raray ay noqotay 1.7 milyan kiilo. Tani waxay ka dhigan tahay in dhoofku uu yaraaday ku dhowaad 17% marka loo eego 2.1 milyan kiilo oo la dhoofiyay sanadkii hore.
Daraasad laga soo saaray Kenya ayaa muujisay in bisha Febraayo...
Somalia and Turkey strengthen cooperation in fisheries and blue economy
Mogadishu, November 15, 2025 – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, met on Saturday with Turkey’s Ambassador to Somalia, Alper Aktaş, in Mogadishu to discuss enhancing bilateral cooperation in fisheries and the country’s blue economy.
The meeting focused on improving fisheries development, safeguarding marine resources, and accelerating the implementation of existing cooperation agreements between Somalia’s Ministry...
Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga
Muqdisho, 15 November 2025 – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, halkaasoo ay ka yeesheen kulan miro-dhal ah oo ku saabsan iskaashiga labada dal.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kalluumeysiga, ilaalinta kheyraadka badda, dardargelinta heshiisyadii horey u dhexmaray Wasaaradda Kalluumeysiga iyo...
Sudan’s army chief says “no truce” with paramilitary forces
KHARTOUM (Xinhua) -- Sudan's army chief Abdel Fattah Al-Burhan said on Friday there will be "no truce or peace" with the paramilitary Rapid Support Forces (RSF), stressing that military operations will continue until the "complete elimination of the rebel militia."
Al-Burhan, who is also chairman of Sudan's Transitional Sovereign Council, made the remarks while addressing a public gathering in the...
BBC editing scandal deepens credibility crisis
LONDON -- The BBC's apology to U.S. President Donald Trump for a misleading documentary has triggered a political and media storm in both London and Washington, but the broadcaster insists on Thursday it will not pay the 1 billion U.S. dollars in damages Trump demands.
The scandal has thrust the institution back into public controversy at a moment when its...
Somalia says shrinking foreign aid slowing economic growth
Mogadishu, Somalia — Somalia’s finance minister on Saturday warned that a sharp reduction in international development assistance has begun to weigh heavily on the country’s economic growth, despite what he described as significant progress in domestic reforms.
Finance Minister Biixi Iimaan Cige told CNBC Arabia that the Somali economy expanded by 4 percent in 2024, but growth projections for 2025...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay wajahayso hoos u dhac dhaqaale
Muqdisho – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in hoos u dhaca taageerada dhaqaale ee ay bixiyaan deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah uu saameyn ku yeeshay xawliga kobaca dhaqaalaha dalka, inkastoo ay jiraan horumaro muuqda oo dhinaca maaliyadda ah sanadihii ugu dambeeyay.
Wasiirka ayaa faahfaahiyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkii 2024 kor u kacay 4%, hase yeeshee saadaasha sanadka 2025...
Voter card distribution begins as Mogadishu prepares for landmark local elections
MOGADISHU — The distribution of voter cards for Somalia’s upcoming one-person, one-vote elections began in Mogadishu on Saturday, with large crowds gathering at registration centres across the capital early in the morning, officials said.
Mogadishu Mayor Muungaab, described the launch as “a great day” for the city, calling on residents to collect their cards without delay.
“Today is a great day. Mogadishu...









