Puntland oo Ciidamo Boolis ah geysay magaaladda Garowe, si amnga loo xaqiijiyo
Garowe, Puntland — Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu magaalada Garowe geeyay in ka badan 300 askari oo cusub oo dhawaan tababar ku dhammeystay dugsiga ciidamada ee Carmo, si loo xoojiyo amniga iyo la-dagaallanka dambiyada sii kordhaya ee caasimadda maamulka.
Saraakiil amni ayaa sheegay in ciidamadaasi cusub ay yihiin dhalinyaro jaamacado iyo dugsiyo sare ka baxay, kuwaas oo loo...
Xiisad Qabiil oo Ka Dhalatay Dil Argagax Leh oo Ka taagan Gobolka Galgaduud
Dhusamareeb, Galgaduud — Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xiisad culus ay ka taagan tahay deegaano dhowr ah, kaddib markii dhawaan halkaasi si naxdin leh loo dilay hooyo iyo carruurteed, falkaas oo la rumeysan yahay inuu salka ku hayo aano qabiil.
Dhacdadan argagaxa leh ayaa gilgishay guud ahaan bulshada deegaanka, iyadoo ay si adag u...
US Warplanes Pound Suspected ISIS Hideouts in Somalia’s Al-Miskaad Mountains
GAROWE, Somalia — United States warplanes have carried out heavy airstrikes on the Al-Miskaad Mountains in Somalia’s northeastern Bari region, targeting suspected hideouts of the Islamic State (ISIS) group, local sources said on Monday.
Residents in nearby villages told Radio Shabelle that multiple strikes hit areas believed to be used by the militants as command posts and training sites. The...
Diyaaradaha Mareykanka oo Duqeymo Culus ka Fuliyeey Buuraha Cali Miskaad
BOOSAASO - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ay duqeymo xoogan ka fuliyeen buuraha Cali Miskaad, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayaan xubno ka tirsan ururka Daacish.
Ilo-wareedyo deegaanka ah ayaa sheegay in duqeyntu ay ahayd mid si gaar ah loogu beegsaday goobo muhiim ah oo la rumeysan yahay inay ku sugnaayeen saraakiil sare...
Hamas oo Diiday Eedaha Maraykanka ee Qadashada Gargaarka Bani’aadanimo ee Qasa
GAZA, Nov. 2 (Xinhua) — Hamas ayaa si xooggan u diiday eedaha Maraykanka ee ku saabsan in xubnaheeda ay qadeen gargaar bani’aadanimo oo loo diray Qasa, iyaga oo ku tilmaamay sheegashooyinkaasi kuwo been abuur ah oo siyaasadeed lagu hagayo.
Hamas ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay, “Waxaan si adag u cambaareyneynaa eedaha been abuurka ah ee ay soo jeedisay...
Hamas rejects U.S. accusations of looting humanitarian aid
GAZA, Nov. 2 (Xinhua) -- Hamas on Sunday rejected U.S. accusations that its members looted humanitarian aid bound for the Gaza Strip, calling the claims false and politically motivated.
"We strongly condemn the false accusations made by U.S. Central Command regarding the alleged looting of an aid truck," Hamas said in a statement. It described the U.S. allegations as "baseless...
Egypt unveils world’s largest museum dedicated to single civilization at grand ceremony
CAIRO, (Xinhua) -- After two decades of construction, Egypt on Saturday inaugurated the Grand Egyptian Museum (GEM) -- the world's largest museum dedicated to a single civilization -- during a grand ceremony held near the pyramids and the Sphinx, marking a landmark cultural event for the country renowned for its rich heritage.
Egyptian President Abdel-Fattah al-Sisi officially inaugurated the colossal...
Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Xukuntay Sarkaal NISA ka Tirsanaa
Kismaayo, Soomaaliya — Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Abdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland (NISA), kaasoo lagu helay dembi dil ah oo uu ka geystay Aadan Maxamed Madey, sida ay saraakiishu sheegeen.
Xukunka waxaa ku dhawaaqay Gaashaanle Dhexe Cabdiaziz Maxamed Dhagajuun, guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Jubbaland, kadib fadhigii ugu dambeeyay...
Jubbaland Regional Military Court Sentences Ex-NISA Officer for Murder
Kismayo, Somalia — The Jubbaland Military Court sentenced Abdulkadir Mahmoud Hassan, a former officer in Jubbaland’s National Intelligence and Security Agency (NISA), for the murder of Adan Mohamed Madey, officials said.
The ruling was announced by Colonel Abdiaziz Mohamed Dhagajuun, chairman of the Jubbaland Military Court, following a hearing that concluded after two previous sessions.
Families of both the victim and...
Somalia Marks International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with Strong Calls for Justice, Accountability and Protection of Women Journalists
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), with the support of the Canada Fund for Local Initiatives (CFLI) through the High Commission of Canada in Nairobi, organised a well-attended national commemoration of the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists in Mogadishu. Held under the theme “Tackling Impunity: Combating Technology-Facilitated Gender-Based Violence Against Women Journalists,” the event...










