Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Faray hogaanka NIRA In Adeegga La Fududeeyo
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer degdeg ah ku tagay mid ka mid ah Xarumaha Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) ee ku yaalla degmada Hodan, gobolka Banaadir, kadib markii ay bulshada ka muuqatay cabashooyin la xiriira adeegga kaar bixinta.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa madaxda hay’adda faray in dadka loo fududeeyo bixinta adeegga, isagoo carabka ku adkeeyay...
NISA says 23 Al-Shabaab militants killed in planned Central Somalia raid
MOGADISHU – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), with support from international partners, carried out a planned operation in Ceel-weyne, a village in the Ceel-baraf area of Mahadaay district, Middle Shabelle region, targeting Al-Shabaab fighters.
The operation left 23 militants dead, including commanders and foot soldiers, NISA said in a statement.
Authorities said the raid followed intelligence confirming that Al-Shabaab...
Howlgalka NISA ee Ceel-weyne oo Lagu Laayay 23 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
Muqdisho, November 03, 2025 – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa shalay howlgallo qorshaysan ka fuliyay tuulada Ceel-weyne, oo hoos tagta deegaanka Ceel-baraf, degmada Mahadaay, gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo la dilay 23 xubnood oo isugu jiray horjoogeyaal iyo maleeshiyaad.
Ciidanka NISA ayaa howlgalkan...
Soomaaliya iyo Sudan oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka xilli Laga Walaacsan yahay Xaaladda El Fasher
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Dowladda Federaalka ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, ayaa Axaddii xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Sudan u fadhiya Soomaaliya, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhexeeya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah...
Somalia, Sudan Discuss Strengthening Ties Amid Ongoing RSF ‘war crimes’ in el-Fasher
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, met on Sunday with Sudan’s Ambassador to Somalia, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, to discuss ways to strengthen bilateral ties and cooperation between the two neighbouring countries.
The meeting, held at the ministry’s headquarters in Mogadishu, focused on pressing issues in Sudan, including the ongoing...
Puntland Launches Major Security Reform as 300 Newly Trained Police takeover Garowe security
GAROWE, Somalia — Puntland has launched a major initiative to rebuild public trust and curb escalating crime in its capital, Garowe, by introducing hundreds of freshly trained police officers into active duty.
Over 300 new officers—who completed a 12-month training programme at the regional military college—were formally assigned to frontline posts across Garowe on Sunday as part of an ambitious...
Puntland oo Ciidamo Boolis ah geysay magaaladda Garowe, si amnga loo xaqiijiyo
Garowe, Puntland — Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu magaalada Garowe geeyay in ka badan 300 askari oo cusub oo dhawaan tababar ku dhammeystay dugsiga ciidamada ee Carmo, si loo xoojiyo amniga iyo la-dagaallanka dambiyada sii kordhaya ee caasimadda maamulka.
Saraakiil amni ayaa sheegay in ciidamadaasi cusub ay yihiin dhalinyaro jaamacado iyo dugsiyo sare ka baxay, kuwaas oo loo...
Xiisad Qabiil oo Ka Dhalatay Dil Argagax Leh oo Ka taagan Gobolka Galgaduud
Dhusamareeb, Galgaduud — Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xiisad culus ay ka taagan tahay deegaano dhowr ah, kaddib markii dhawaan halkaasi si naxdin leh loo dilay hooyo iyo carruurteed, falkaas oo la rumeysan yahay inuu salka ku hayo aano qabiil.
Dhacdadan argagaxa leh ayaa gilgishay guud ahaan bulshada deegaanka, iyadoo ay si adag u...
US Warplanes Pound Suspected ISIS Hideouts in Somalia’s Al-Miskaad Mountains
GAROWE, Somalia — United States warplanes have carried out heavy airstrikes on the Al-Miskaad Mountains in Somalia’s northeastern Bari region, targeting suspected hideouts of the Islamic State (ISIS) group, local sources said on Monday.
Residents in nearby villages told Radio Shabelle that multiple strikes hit areas believed to be used by the militants as command posts and training sites. The...
Diyaaradaha Mareykanka oo Duqeymo Culus ka Fuliyeey Buuraha Cali Miskaad
BOOSAASO - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ay duqeymo xoogan ka fuliyeen buuraha Cali Miskaad, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayaan xubno ka tirsan ururka Daacish.
Ilo-wareedyo deegaanka ah ayaa sheegay in duqeyntu ay ahayd mid si gaar ah loogu beegsaday goobo muhiim ah oo la rumeysan yahay inay ku sugnaayeen saraakiil sare...









