Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

CC Warsame oo Si Kulul Uga Hadlay Kacdoonnada Dhalinyarada Afrika

Muqdisho, Soomaaliya — Iyadoo dhowaan qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo adduunka intiisa kale ay ka socdeen kacdoonno ay hogaaminayaan dhalinyarada jiilka cusub ee Gen Z, ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame (CCW) si adag uga hadlay mowjadaha isbeddelkaas ee xoogga leh.     CCW, oo ka hadlayay barnaamij dood ah oo diiradda lagu saarayay mustaqbalka siyaasadda Afrika iyo kaalinta dhalinyarada ee...

Somali passport costs student Mustaf Takoy a scholarship opportunity in Denmark

Copenhagen - A Somali student has lost a prestigious scholarship opportunity in Denmark after immigration authorities rejected his visa application, citing the non-recognition of his Somali passport.   Mustaf Mohamed Takoy, 30, had secured full funding under the Erasmus Mundus programme to pursue a Master’s degree in Environment and Global Development at the University of Copenhagen. He was due to start his...

Baasaboorka Soomaaliya oo sabab u noqday in Mustaf Maxamed Taakoy waayo fursad waxbarasho oo ka helay Denmark 

Copenhagen - Arday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Maxamed Taakoy ayaa waayay deeq waxbarasho oo uu ka helay Jaamacadda Copenhagen ee dalka Denmark, kaddib markii hay’adda socdaalka dalkaasi ay ku gacan sayrtay codsigiisa fiisaha sababo la xiriira baasaboorka uu wato — oo ah kan Soomaaliya, oo aan la aqoonsan.   Mustaf, oo 30 jir ah, ayaa sanadkii hore loo aqbalay barnaamijka...

Russia downs 46 Ukrainian drones: defense ministry

MOSCOW, Oct. 18 (Xinhua) -- Russian air defense systems shot down 46 Ukrainian drones overnight and Saturday morning, including three over the Moscow region, the Russian Defense Ministry said Saturday.   "On-duty air defense systems destroyed 41 Ukrainian fixed-wing unmanned aerial vehicles (UAVs) overnight," the ministry said in a statement. Between 8:00 a.m. and 10:00 a.m. Moscow Time on Saturday morning (0500...

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ganacsi iyo Suuq u Helidda Badeecadaha Soomaaliyeed

Istanbul, Turkiga – Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Ganacsiga ee Jamhuuriyadda Turkiga, Prof. Ömer Bolat, intii uu socday Shirweynaha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Turkiga iyo Afrika ee lagu qabtay magaalada Istanbul.   Kulanka labada wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ganacsi iyo dhaqaale ee u...

Somalia’s Upper House Deputy Speaker Meets Newly Elected EALA Representatives

MOGADISHU – Somalia’s Deputy Speaker of the Upper House, Abdullahi Ali Hirsi “Timacadde”, on Saturday met with the newly elected Somali representatives to the East African Legislative Assembly (EALA) at the Senate headquarters in Mogadishu.   The meeting, which focused on introductions, exchange of views, and general guidance, was also attended by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama and several senators...

Kumaandooska Gorgor oo hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta hawlgallo amni ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiisha milateriga. Hawlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay nawaaxiga deegaanada Maracade, Garas Gawaan iyo Galka Saalimow, iyadoo saraakiishu ay sheegeen in uu ahaa mid nadiifin ah oo lagu beegsanayo xubnaha...

Timacadde oo La Kulmay Xubnaha Cusub ee Soomaaliya ku Metelaya Baarlamaanka EALA

Muqdisho –Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta xarunta Aqalka Sare ku qaabilay Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EALA). Xildhibaannadan oo ay doorteen labada Gole ee Baarlamaanka 11-aad 15-kii bishan October, ayaa kulankooda ugu horreeya la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda, si isbarasho, is-xogwaraysi iyo dardaaran guud loogu sameeyo kahor inta...

Somali Special Forces Conduct Operations Against al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU, Somalia - Somali National Army commandos from the Gorgor unit carried out operations on Sunday targeting al-Shabaab militants in several areas of the Lower Shabelle region, officials said.   The operations took place near the villages of Maracade, Garas Gawaan, and Galka Saalimow. Military officials described the mission as a "clearing operation" aimed at flushing out militants hiding in the...

Michael Randrianirina sworn in as Madagascar’s president

ANTANANARIVO, Oct. 18 (Xinhua) -- Malagasy military officer Michael Randrianirina on Friday was sworn in as the president of Madagascar in the African island country's capital Antananarivo.   Michael Randrianirina speaks after he was sworn in as the president of Madagascar at the nation's High Constitutional Court in Antananarivo, Madagascar, Oct. 17, 2025. (Photo by Sitraka Rajaonarison/Xinhua) During his inaugural speech at...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...