Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali national shot dead in South Africa’s Cape Town suburb

Cape Town — A Somali national was shot and killed on Wednesday night in the Philippi area, a suburb of Cape Town, according to local sources.   The victim, identified as Shool Mohamed Adde, was a well-known member of the Somali community in Philippi, where he had been living and working for several years. According to witnesses, armed assailants stormed his business...

Somalia defence ministry compares Al-Shabaab to Israel’s genocide in Gaza

Mogadishu – Somalia's Ministry of Defence on Thursday likened the Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab to Israel, accusing both of committing atrocities against innocent civilians.   Speaking at a press briefing in Mogadishu, ministry spokesperson Sheikh Abukar Mohamed Hassan condemned Al-Shabaab for what he described as systematic violence and terror against Somali civilians. “Al-Shabaab and the Israeli forces killing people in Gaza are...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Isbarbardhig Ku Samaysay Al-Shabaab iyo Yuhuudda Qaza Gumaadaysa

Muqdisho – Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Sheekh Abuukar Maxamed Xasan, ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay xaaladda amniga dalka iyo howlgallada socda ee lagula dagaallamayo kooxda Al-Shabaab.   Sheekh Abuukar ayaa hadal kulul ku weeraray kooxda Al-Shabaab, isagoo ku tilmaamay inay si la mid ah Yuhuudda uga dambeyso dhibaatooyin joogto ah oo loo geysto shacabka aan waxba galabsan. Wuxuu yiri: “Al-Shabaab iyo...

Security Deteriorates in Somalia’s Baladweyne as Armed Groups Tighten Grip

MOGADISHU, Somalia – Security in the central Somali city of Baladweyne is rapidly deteriorating amid a surge in violence, local residents and observers say, raising fears of mass displacement as armed groups tighten their grip.   The city, capital of the Hiran region, has seen a sharp escalation in insecurity marked by frequent bomb attacks, targeted killings, extortion, and illegal checkpoints....

Ammaanka Baladweyne oo Meel Xun Maraya, Shacabkuna Wajahay Barakac Suurtagal ah

Baladweyne, Soomaaliya — Ammaanka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si weyn hoos ugu dhacay, iyadoo xaaladda guud ee magaalada ay noqotay mid cakiran oo faraha kasii baxaysa.   Magaaladan muhiimka ah ee bartamaha Soomaaliya ayaa wajahaysa isku dhaf ah qaraxyo, dilal qorsheysan, dhac hubeysan iyo isbaarooyin si aan gambasho lahayn loo dhigtay, taasoo ka dhigeysa mid kamid ah marxaladihii...

Muungaab oo Furay Wadooyinka Laga Galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho, 15 Oktoobar 2025 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa maanta si rasmi ah u furay wadooyinka laga galo garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde, kuwaas oo sanado badan xirnaa sababo la xiriira amniga.   Furitaanka wadooyinkan ayaa qeyb ka ah olole ballaaran oo soconaya muddo 30 cisho ah, kaas oo loogu talagalay in dhagxaanta iyo xayiraadaha laga qaado...

Somalia, Azerbaijan sign visa waiver deal for diplomatic passports

Kampala, Oct 15, 2025 – Somalia and Azerbaijan have signed an agreement waiving visa requirements for holders of diplomatic passports, officials said Wednesday.   The agreement was signed on the sidelines of a conference in Kampala, Uganda, by Somalia’s State Minister for Foreign Affairs, Ali Mohamed Omar Balcad, and Azerbaijan’s Deputy Foreign Minister, Samir Sharifov. Somalia’s Permanent Secretary of the Ministry of...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Ku Heshiiyay In Baasaboorrada Diblumaasiga Laga Dhaafo Dal-ku-galka

Kampala, 15 Oktoobar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in muwaadiniinta wata baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal aan looga baahneyn fiiso (dal-ku-gal) marka ay u safarayaan midba midka kale.   Heshiiskan ayaa lagu saxiixay magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad), uu is-afgarad rasmi ah la...

Somalia’s State Minister of Defense Meets EU Ambassador in Mogadishu

MOGADISHU – Somalia’s State Minister of Defense, Omar Ali Abdi, held a significant meeting on Wednesday with the European Union Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, accompanied by a high-level delegation from the European Peace Facility (EPF). The discussions focused on enhancing defense cooperation between Somalia and the European Union, with a special emphasis on ongoing support to Somalia’s security...

Wasiiru-Dawlaha Gaashaandhigga Soomaaliya oo La Kulmay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (AFP) – Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, iyo wafdi heer sare ah oo ka socday hay’adda European Peace Facility (EPF).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhanka difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub, iyadoo si gaar ah looga...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...