Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Gaar Lagu Rasaaseeyay Galbeedka Gobolka Mudug, Dad Shacab ah oo Dhaawac Soo Gaaray

MUQDISHO - Galbeedka gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo sheegayaa fal amni darro ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Jeecboor, halkaas oo gaari ay saarnaayeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay.   Wararka hordhaca ah ee laga helayo goobta ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof oo saarnaa gaarigaasi ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii maleeshiyaad aan heebtooda...

Somalia health ministry concludes 2025 coordination meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Oct 3, 2025 – Somalia’s Ministry of Health has concluded a two-day national health coordination meeting in Mogadishu, aimed at aligning plans and priorities for the country’s health sector in 2025.   The meeting, attended by federal and state health officials, UN agencies, and international and local health partners, focused on harmonizing efforts to strengthen the delivery of essential health...

Kulanka Isku-duwidda Caafimaadka 2025 oo Muqdisho lagu soo xiray [Daawo]

Muqdisho – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay Kulanka Isku-duwidda Howlaha Caafimaadka Soomaaliya ee 2025, kaas oo socday muddo labo maalmood ah.   Kulankan ayaa lagu falanqeeyay qorshayaasha caafimaad ee sanadka 2025, iyadoo la isku waafaqay muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah loo qorsheeyo loona mideeyo dadaallada hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo bahda caafimaadka...

Hay’adda Cuntada Adduunka oo sheegtay in ay dhimayso kaalmooyinka cuntada Soomaaliya

NAIROBI, Kenya — Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in ay si weyn u dhimayso kaalmooyinkii cunnada ee ay siin jirtay boqollaal kun oo qof oo Soomaaliyeed, xilli malaayiin qof oo dalka ku nool ay wajahayaan saameynta daran ee isbeddelka cimilada iyo gaajo ba’an.   WFP ayaa sheegtay in tirada dadka heli doona kaalmo degdeg ah oo...

U.N. food agency to suspend food aid for 750,000 people in Somalia next month

NAIROBI, Kenya — The U.N. food agency announced on Friday that it is cutting food assistance for hundreds of thousands of people in Somalia, where millions are facing devastating effects of climate change and acute levels of hunger.   The World Food Program said the number of people receiving emergency food assistance in the country will decrease from 1.1 million in...

Mareykanka oo qaaday howlgallo ka dhan ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota

WASHINGTON - Hay'adda Socdaalka Mareykanka ayaa billowday howlgallo ay ku baaraysa Soomaalida ku nool gobolka Minnasota, kuwaasoo looga shakiyay khiyaano dhanka socdaalka ah.      

Somalia’s Fisheries Minister, World Bank Somalia Chief Discuss Strengthening Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, held a key meeting with the World Bank’s Country Manager for Somalia, Hideki Matsunaga, to discuss ways to enhance cooperation between the Ministry and the international financial institution.   The talks focused on progress made under the Badmaal Project, particularly in the areas of fisheries infrastructure development, legal...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Mr. Hideki Matsunaga, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dhinac.   Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarka laga sameeyay Mashruuca Badmaal, oo ah mashruuc lagu horumarinayo...

UK and Somalia Host Human Rights Event at UN Human Rights Council, with Media Freedom in Spotlight

The United Kingdom (UK) and Somalia yesterday co-hosted an official side event at the ongoing 60th session of the UN Human Rights Council in Geneva under the theme “Somalia’s Human Rights Transition: From Country-Specific Mandate to Strengthened National Institutions and International Human Rights Mechanism.”   The event featured addresses by the Somali Minister of Family and Human Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi and...

Maxaa kasoo baxay Shirka Kenya ku yeesheen Mucaaradka iyo Hogaamiyaasha Jubaland iyo Puntland?

NAIROBI - Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah JFS ee Jubaland, Madaxweyne Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Puntland, Madaxweyne Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya wada-hadallo miro-dhal ah kula yeeshay Madasha Samatabixinta Soomaaliya, oo ay matalayeen Ra’iisul Wasaare hore Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare hore Mudane Saacid Shirdoon iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.    

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...