Soomaaliya oo Geneva kusoo bandhgtay Guulaha laga gaarey Xuquuqul Insaanka
GENEVA - Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay kulan doceed gaar ah ku qabatay Xarunta Qaramada Midoobeey ee magaalada Geneva, kaasoo diiradda lagu saaray hormarka Soomaaliya ay ka sameeysay arrimaha Xuquuqul Insaanka.
Kulankan ay soo qaban qaabisay Soomaaliya waxaa kasoo qeybgalay dowladdo kala duwan, waxaana...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi Bari
Muqdisho, Soomaaliya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Waqooyo-Bari Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari Amran Axmed Xasan iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda ee dowlad goboleedkaasi.
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad...
G20 Parliamentary Speakers’ Summit opens in South Africa with focus on parliamentary diplomacy
CAPE TOWN, Oct. 2 (Xinhua) -- The 11th Group of 20 (G20) Parliamentary Speakers' Summit opened on Wednesday in South Africa's Western Cape Province, placing parliamentary diplomacy at the center of discussions.
The three-day gathering in the coastal town of Kleinmond, about 100 km east of Cape Town, marks the first time the summit is being held on the African...
Feature: Americans already feeling the sting on day one of gov’t shutdown
WASHINGTON, Oct. 2 (Xinhua) - The U.S. federal government entered a shutdown on Wednesday, marking the first shutdown in nearly seven years. Here, landmarks such as the Washington Monument and the U.S. Capitol building were closed to the public, leaving many visitors disappointed and worried.
At the foot of the Washington Monument, Larae Anderson, who had driven from Arizona to...
Iran condemns Israel’s interception of Gaza-bound aid flotilla
TEHRAN, Oct. 2 (Xinhua) -- Iran's Foreign Ministry spokesman Esmaeil Baghaei on Thursday strongly condemned Israel's interception of international humanitarian aid vessels and the detention of their passengers.
He made the remarks in a statement hours after Israel confirmed on Wednesday that it had detained several ships from the Global Sumud Flotilla (GSF) in the Mediterranean Sea earlier in the...
Somalia cabinet approves appointment of new Accountant General
Mogadishu, Oct 2, 2025 – Somalia’s Council of Ministers on Thursday approved the appointment of Mohamed Mahmoud Abdulle as the new Accountant General, following a proposal from the Ministry of Finance.
Abdulle brings extensive experience in public financial management and national accounting systems, the statement by the office of the prime minister has said.
The cabinet meeting, chaired by Prime Minister...
Gollaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay Magacaabis cusub
Muqdisho, Khamiis, 2-da Oktoobar 2025 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyey magacaabista Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle inuu noqdo Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda.
Mudane Maxamed ayaa leh khibrad ballaaran oo ku saabsan maamulka maaliyadda iyo nidaamka xisaabaadka guud ee dowliga ah, taas oo la filayo inay kaalin...
Somali Police Arrest Armed Robbery Suspect in Mogadishu’s Garasbaaley District
Mogadishu, Somalia - Somali police have arrested a key suspect linked to a series of armed robberies and a shooting incident that sparked public outrage in Garasbaaley district, south of the capital Mogadishu, security officials said Thursday.
The suspect, identified as Ibrahim Hassan Nur Abdi, was apprehended during a planned security operation conducted by officers from the Garasbaaley police station,...
Ciidanka Booliska oo Gacanta ku Dhigay Eedeysane Dhac iyo Dhaawac u Geystay Muwaadin Soomaaliyeed
Muqdisho – Ka dib cabashooyin xoogan oo ka imaanayey shacabka degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka cawday dhac iyo dilal ay la kulmaan rag ku labisan dareeska dowladda, ayaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed guul ka gaareen howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay eedeysane halis ah.
Ciidanka saldhigga Booliska degmada Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay Ibraahim Xasan Nuur Cabdi, oo...
Puntland Accuses Somali President of Abandoning Democratic Principles Amid Ongoing Political Rift
GAROWE, Somalia - Puntland’s regional administration has renewed its sharp criticism of Somalia’s Federal Government, accusing President Hassan Sheikh Mohamud of straying from the path of democratic governance and breaching foundational agreements that underpin the federal system.
In a press briefing held in the regional capital Garowe, Puntland’s Minister of Information, Mahmoud Aydid Dirir, said the time had come for...










