Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Trump Criticizes U.S. Focus on Foreign Military Engagements in Somalia, Kenya

WASHINGTON, Oct 1, 2025 – U.S. President Donald Trump sharply criticized long-standing American military involvement in foreign countries such as Somalia and Kenya, arguing that the government’s primary duty should be defending the homeland, not protecting distant borders.   “In recent years, politicians have come to believe our job is to defend faraway lands like Kenya and Somalia, while America is...

Trump: Soomaaliya ma ahan mas’uuliyaddeenna – Amniga Mareykanka ayaa halis ku jira

WASHINGTON - Madaxweyne Donald Trump ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta Mareykanka ee mudada dheer xoogga saarayay faragelinta dalal shisheeye sida Soomaaliya iyo Kenya, isagoo sheegay in waajibka koowaad ee dowladda uu yahay difaaca gudaha Mareykanka, halkii laga ilaalin lahaa xuduudaha dalal kale oo fog.   "Sanadihii u dambeeyay, siyaasiyiintu waxay bilaabeen inay rumaystaan in shaqadeennu tahay inaan ilaallino dhulal fogfog...

Somali Govt Deploys Presidential Guards and AUSSOM Troops to Kismayo Ahead of Leaders’ Talks

KISMAYO, Somalia – Two aircraft carrying members of Somalia’s Presidential Guard and troops from the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM) are expected to land shortly at Kismayo’s Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, trusted sources said. The deployment comes as part of heightened security preparations ahead of an anticipated visit by Somali President Hassan Sheikh Mohamud to the southern...

Ciidamo laga dejiyay Kismaayo kahor booqashadda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh

KISMAAYO – Labo diyaaradood oo sida Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee howlgalka AUSSOM, ayaa la filayaa in ay goordhow ka dagaan Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo, sida ay xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo.   Ciidamadan ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga sugidda amniga Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo lagu wado in uu maalmaha...

Somali MP Slams Reported Plan to Reassign Lower Shabelle to Another Region

BAIDOA, Somalia, Oct 1, 2025 – A Somali lawmaker from the South West State parliament has strongly condemned reported plans to reassign the Lower Shabelle region to a different federal jurisdiction, calling the move “misleading and baseless.” Mohamed Hassan Mohamed, a member of the South West State regional assembly, issued a statement on his official Facebook page on Tuesday, asserting...

Xildhibaan si kulul uga hadlay damaca lagu darayo Shabeellada Hoose Gobol kale

BAYDHABO, Oktoobar 1, 2025 – Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si adag uga hadlay warar sheegaya in gobolka Shabeellada Hoose lagu darayo gobol kale, isagoo arrintaasi ku tilmaamay "marin habaabin iyo been abuur aan sal lahayn."   Xildhibaanku wuxuu qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay in gobolka Shabeellada Hoose si buuxda...

Explainer: Is Gaza peace within reach after Israel’s nod to 20-point plan?

WASHINGTON (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump and Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said on Monday they have agreed to a 20-point plan proposed by Washington to end the conflict in Gaza, touting it as a "critical step" toward durable peace in Gaza.   However, ambiguities and unresolved gaps in the plan, combined with uncertainties surrounding Hamas' stance and the domestic...

German Embassy Hosts Climate Talk in Mogadishu Focusing on the Nexus of Climate, Peace and Security

The Embassy of Germany in Nairobi, which covers Somalia, in partnership with the Berghof Foundation and the Somali Ministry of Environment and Climate Change, today convened a high-level Climate Talk in Mogadishu focusing on the links between climate change, peace and security in Somalia.   The event, held at the Decale Hotel, brought together government officials, community representatives, peacebuilders and international...

Xi pays tribute to national heroes on Martyrs’ Day

BEIJING, Sept. 30 (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping and other leaders of the Communist Party of China (CPC) and the state attended a ceremony on Tuesday morning at Tian'anmen Square in central Beijing to present flower baskets to fallen national heroes.   The event was held to mark Martyrs' Day, a day ahead of the National Day in China. This...

Wasiir Fiqi iyo Dhigiisa Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Milatari iyo Ammaanka Qaaradda Afrika

Qaahira – Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Masar ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Janaraal Abdul Majiid Saqr, ayaa Axaddii magaalada Qaahira kulan kula qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo, si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga milatari iyo horumarinta ammaanka guud ahaan Qaaradda Afrika.   Intii kulanka uu socday, labada dhinac waxay ka wada hadleen...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...