Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mas’uuliyiinta Puntland oo Eedaymo Culus u Jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya

Garoowe – Mas’uuliyiinta Dowladda Puntland ayaa markale si adag uga hadlay khilaafka u dhexeeya maamulkaas iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), iyaga oo ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu ka baxay wadadii dowladnimo ee lagu heshiiyay.   Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, oo warbaahinta la hadlay ayaa si cad u sheegay in waqtigii la isu run sheegilahaa la...

Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagey markale Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ayaa maanta mar kale kormeeray qeybaha garoonka iyo gaar ahaan goobihii uu amray in la hagaajiyo.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in maalintii uu Garoonka booqday 14 maalmood ka hor iyo maanta uu...

Chinese military intensifies combat readiness patrols over Huangyan Dao

BEIJING, Oct. 1 (Xinhua) -- The Chinese military has stepped up combat readiness patrols in the surrounding areas of and airspace over the territorial waters of Huangyan Dao since September, an official statement said on Wednesday.   The Chinese People's Liberation Army Southern Theater Command said that naval and air forces have been deployed to reinforce patrols and vigilance, further strengthen...

Israeli army shuts route for return of displaced Palestinians to northern Gaza

GAZA, Oct. 1 (Xinhua) -- The Israeli army on Wednesday announced the closure of Al-Rasheed coastal road, the main route linking southern and northern Gaza, to prevent the return of displaced Palestinians.   The road would be closed from noon, allowing only southward movement for those still in Gaza City, said Israeli army spokesman Avichai Adraee on social media platform X. The...

U.S. gov’t shuts down for 1st time in 7 years amid widening partisan divisions

WASHINGTON, Oct. 1 (Xinhua) -- The U.S. federal government entered a shutdown at the start of Wednesday as partisan divisions prevented Congress from passing a funding bill, which marks the first government shutdown in nearly seven years.   Hundreds of thousands of federal employees will be forced to take unpaid leave, with some public services potentially suspended or delayed, and the...

Somali PM Inaugurates Electrification of 150 Public Health Centers Across Regions

MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday inaugurated a national project to provide free electricity to 150 public health centers across the country, as part of the government’s wider efforts to expand access to clean, reliable energy.   Speaking at the launch event in Mogadishu, Prime Minister Barre emphasized the critical need for quality electricity services in Somalia,...

Xamsa Cabdi Barre, oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha oo lacag la’aan ah, lagana hirgaliyey gobollada dalka, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan adeeg koronto oo tayo leh.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in mashruucan uu qayb ka yahay dadaallada Xukuumadda ee lagu horumarinayo...

Sweden and Somalia Reached Secret Deal Tying Aid Funds to Forced Deportations: Report

STOCKHOLM – Sweden secretly struck a deal with Somalia in late 2023, redirecting 100 million Swedish kronor ($9 million) from its aid budget to Somali development projects closely linked to the country’s Prime Minister’s office, in exchange for Somalia's agreement to accept forcibly deported nationals, Swedish public broadcaster Ekot reported.   The confidential agreement, signed in December 2023, marked a shift...

Heshiis Qarsoodi ah oo u Dhexeeya Sweden iyo Soomaaliya oo lala xiriiriyay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Dowladda Sweden ayaa heshiis qarsoodi ah la gashay dowladda Soomaaliya, iyadoo ku wareejisay 100 milyan karoon oo laga jaray miisaaniyadda gargaarka, lana geeyay mashaariic ay ka mid yihiin kuwa si dhow ula xiriira Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, sida lagu daabacay warbaahinta Ekot.   Soomaaliya, dhankeeda, waxay aqbashay in dalka dib loogu soo celiyo muwaadiniinteeda sida khasab ah looga soo tarxiilo dalka Sweden. “Khatarta...

Jabuuti oo Ciidamo Dheeraad ah usoo Dirayso Soomaaliya si Looga Hortago Khatarta Al-Shabaab

NEW YORK – Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo dheeraad ah u direyso Soomaaliya si ay gacan uga geysato la-dagaallanka Al-Shabaab, iyada oo markale xaqiijisay doorkeeda muhiimka ah ee nabadeynta iyo xasillinta gobolka Geeska Afrika.   Ergeyga Joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay, Amb. Maxamed Siad Doualeh, ayaa arrintan ku shaaciyay khudbad uu ka jeediyay fadhiga guud ee...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...