Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo gudoomiyay Shirka ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamed Aadan ayaa guddoomiyay kulan horudhac u ahaa Aas-aasida Ururka Qiimaynta Soomaaliya (SOMES)- Somalia Evaluation Society).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ururkan u leeyahay sare u qaadista hufnaanta qorshaynta qaranka, qiimaynta barnaamijyada dowladdu fuliso iyo hubinta in siyaasadaha iyo mashaariicda horumarineed ee mustaqbalka lagu saleeyo xog iyo...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay shacab lagu laayay Shabeellaha Hoose

BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliyaa oo ka hadlay dadkii dhawaan loo dilay loona dhaawacay aanada qabiil ayaa sheegay in talaabo uu ay ka qaadi doono dadkii ka dambeeyay falkaas guracan ee ka gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaa deegaan hoostaga dagmada Wanlawayn.   13 ruux ayaa lagu dilay maalin kor halka 5 ruuxna lagu dhaawacy kuwaas dhamaantooda loo beegsaday aano qabiil...

Ciidamada Puntland oo oo kaashanaya askar Ajnabi ah Howlgallo ka fuliyay Buuraha Calmiskaad

CALMISKAAD - Ciidamada Daraawiishta Puntland oo garab ka helaya saaxiibada Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyey howlgallo culus buuraleyda gobolka Bari, halkaasi oo muddo dheer ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka kooxda Daacish.   Howlgallada ayaa ahaa kuwo si qorshaysan loo fuliyey, waxaana ciidamada Puntland ay dagaallo xooggan kadib gacanta ku dhigeen fariisimo muhiim ah oo kooxda ay ku lahayd deegaanada buuraha, kuwaas...

Dekadaha Muqdisho iyo Berbera oo noqday kuwa waxqabadka wanaagsanaa Bariga Afrika 2024

Muqdisho - Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS waxay ku faraxsantahay inay ku dhawaaqdo in dekadaha Muqdisho iyo Berbera loo aqoonsaday dekedaha ugu waxqabadka wanaagsanaa Bariga Afrika sannadkii 2024, sida lagu sheegay warbixinta halbeegga CPPI (Container Port Performance Index) taas oo ay si wadajir ah usoo saareen Bangiga Adduunka iyo Hay'adda Xog-uruurinta Suuqa Caalamiga ah.

Sheekh Aadan Madoobe iyo Safiirka UK oo kawada hadlay arrimo muhiim ah [Sawirro]

Muqdisho, Soomaaliya 28, Sebteembar, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King, waxaana kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iyo dardargelinta xiriirka labada dal.   Danjiraha oo ugu horeyn Guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhoweyntiisa ayaa xusay in mudadii uu xilka hayay uu xoogga...

Somali Security Minister, UN Envoy Discuss Enhanced Cooperation and Capital Stability

Mogadishu, Somalia – Somalia’s Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), held a high-level meeting in Mogadishu on Sunday with UN Special Representative James Swan to discuss ongoing security cooperation and progress in stabilising the country.   According to a statement from the Ministry of Internal Security, the meeting focused on enhancing collaboration between Somali security institutions and UN agencies,...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo kulan la qaatey Ergayga UN-ka James Swan

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.   Kulanka ayaa looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo iskaashiga ka dhaxeeya hey’adaha Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Amniga, gaar ahaan horumarka laga sameeyey amniga caasimadda, tababarrada ciidanka daraawiishta, dardargelinta wajiga...

Deadly Attack Near Yaaqberi-weyne Sparks Renewed Violence in Somalia’s Lower Shabelle

Mogadishu – Tensions have flared once again in Somalia’s Lower Shabelle region after 13 civilians were killed near the outskirts of Yaaqberi-weyne, in what local leaders are calling a targeted and unjustified attack.   According to Somali MP Dahir Amin Jesow, who represents the area in the Federal Parliament, the civilians had gathered near a local water well to resolve ongoing...

Xiisad Colaadeed oo Ka Dilaacday Shabeellaha Hoose Kadib Dilka 13 Qof oo Shacab ah

Muqdisho – Xiisad colaadeed ayaa si wayn dib uga soo cusboonaatay gobolka Shabeellaha Hoose kadib markii 13 qof oo rayid ah lagu dilay duleedka deegaanka Yaaqberi-weyne, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah.   Dilka ayaa ka dhacay meel ceelbiyood ah oo lagu balamay in lagu gorfeeyo khilaaf soo jiitamayay, balse waxa lagu eedeeyay in ay fuliyeen ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur...

Ethiopia vows to safeguard the nation’s strategic interests regarding maritime access

Addis Ababa, Ethiopia – Ethiopia’s Defence Forces have reaffirmed their readiness to safeguard the nation’s strategic interests regarding maritime access, amid growing regional political and security debates on the issue.   In a statement to the Ethiopian News Agency (ENA), Defence Forces Spokesperson Major General Getnet Adane said the military remains on high alert concerning developments related to the sea, describing...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...