Somali President Concludes US Visit Amid Questions Over Impact and Trump Meeting
MOGADISHU – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has concluded an official visit to the United States, where he attended the United Nations General Assembly and held a series of high-level bilateral meetings focused on Somalia’s security and political future.
During his stay, President Mohamud chaired a key meeting on support for the African Union's new mission in Somalia, AUSOM, which...
Xasan Sheekh oo Soo Gabagabeeyay Safarkiisii Mareykanka Iyadoo Su’aalo la Iska Weydiinayo Natiijadiisa
NEW YORK - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay safarkiisii Mareekanka kadib ka qeyb galka shirka qaramada Midoobe iyo kulamo duceedyo looga hadlayay xaaladda Soomaaliya.
Inkastoo safarka madaxweynaha ee Mareekanka uu ahaa mid balaaran hadana waxaa daboolay cabashada dhulka ee ka taagan Muqdisho, hadal hayn badan bulshadu kama aysan muujinin safarkaasi.
Intii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku sugnaa dalka...
Somalia’s Parliament Remains Inactive for Four Months Amid Growing Criticism
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal parliament has remained inactive for more than four consecutive months, with no clear indication of when sessions will resume, sparking growing concern and criticism from political analysts and members of the public.
Scheduled sittings for both the Lower House (House of the People) and the Upper House (Senate) were expected to resume on September 20,...
Baarlamaanka Soomaaliya oo Xiran Muddo 4 Bilood ah, Siyaasiyiin Dhaliil Culus u Jeediyey
MUQDISHO – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli xirnaanaya muddo ka badan afar bilood, iyadoo aan la ogeyn waqtiga rasmiga ah ee dib loogu furi doono kulamadiisa caadiga ah, sida ay wararku sheegayaan.
Xilli shacabka Soomaaliyeed ay sugayeen in labada aqal ee Baarlamaanka — Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare — ay dib u billaabaan howlaha sharci-dejinta, haddana kulamadii la filayay 20-kii...
Puntland Forces Claim Major Gains Against ISIS in Northeastern Somalia
GAROWE, Somalia, Sept 28, 2025 – Puntland regional forces in northeastern Somalia said Sunday they had made significant progress in their ongoing military campaign against ISIS militants entrenched in the Cal Miskaad mountain range in the Bari region.
The offensive, supported by aerial strikes from international partners including the United States and the United Arab Emirates, has reportedly targeted key...
Deni oo sheegay in Ciidamada Puntland Guulo ka gaareen dagaalka Kooxda Daacish
GAROWE – Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay gaareen guulo la taaban karo oo ka dhan ah kooxda Daacish, kadib howlgallo ballaaran oo ka dhacay buuraha gobolka Bari, gaar ahaan degaanka Cal Miskaad.
Howlgalladan ayaa waxaa si weyn u garab istaagay saaxiibada caalamiga ah ee Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta, kuwaas oo fuliyay duqeymo cirka ah oo la sheegay...
Somali Businesswoman Killed, Another Injured in Johannesburg Shooting
JOHANNESBURG – A Somali businesswoman was shot dead and another man injured in a targeted shooting late Saturday in the Mayfair suburb of Johannesburg, local sources and community members confirmed.
The incident occurred on Somerset Street, a bustling area within Mayfair known for its large Somali diaspora community. The victim, identified only as Aaliyah, was reportedly a mother of three.
A...
Gacansato Soomaaliyeed oo Lagu Weeraray Mayfair, Johannesburg
Johannesburg, Koonfur Afrika — Wararka ka imaanaya magaalada Johannesburg, gaar ahaan xaafadda Mayfair, ayaa sheegaya in toogasho lala beegsaday ganacsato Soomaaliyeed, taasoo keentay dhimasho iyo dhaawac.
Weerarka ayaa ka dhacay wadada Somerset ee xaafadda Mayfair, waxaana la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay gabar Soomaaliyeed oo magaceeda lagu soo koobay Aaliyah. Sidoo kale waxaa weerarkaasi ku dhaawacmay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu...
Boqor Shadoor: Siinaay Ma Ahan Goob Mudaharaad
Muqdisho – Xiisadihii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa hoos u dhacay maalmahan, kadib markii ay sare u kaceen eedeymo la xiriira dhul-boob dowladda lagu eedeeyay inay ka waddo qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Boqor Cabdullaahi Geedi Shadoor, oo ah mid ka mid ah dhaqanka Soomaaliyeed ee saamaynta ku leh gobolka Banaadir, ayaa si cad u sheegay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan deegaano u dhow degmada Awdheegle. Kormeerka waxaa ku wehliyay Taliyaha Qeybta 1-aad ee Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo saraakiil sare oo kale.
Taliyaha ayaa booqday saldhigyo ay ku sugan...








