Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Antonio Guterres

New York, Sebteembar 26, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Golaha Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane António Guterres.   Madaxweynaha iyo Xogahaya ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo adkeynta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada nabadda gobolka, amniga iyo...

Somalia’s President Chairs AUSSOM Funding Conference, Urges Sustained International Suppor

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud chaired a high-level conference on the funding of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM), calling for sustained international financial backing to bolster the country’s security and stability.   The meeting, jointly organized by the Federal Government of Somalia and the African Union, brought together international partners and donors focused on mobilizing resources...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gudoomiyay shir ku saabsan Maalgelinta AUSSOM

New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo lagaga arrinsayey garab istaagga amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa muujiyey mudnaanta ay leedahay in Soomaaliya hesho taageero dhaqaale oo joogto ah, si loo xaqiijiyo amniga, loo dhiso awoodda Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, loona sii ambaqaado jidka...

Soldiers Accused of Unlawful Surgery After Pregnant Woman’s Death Released

MOGADISHU, Somalia – Two Somali military officers were accused of authorizing an unauthorized surgery that led to the death of a pregnant woman, Nimco Muse Ahmed, who was at full term, judicial officials said.   Mohamed Mukhtiin Ali and Abdisalaan Hussein Mohamed were charged with signing off on a C-section procedure at Digfeer Hospital in Mogadishu, despite lacking any legal or...

Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn

MUQDISHO - Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu sameeyay Marxuum Nimco Muuse Axmed oo aheyd hooyo xaamilo ah, gaartayna xilligii dhalmada.   Labada Eedeysane oo lahaa Xiriir aan dhaafsiisneyn in ay ahayeen dad asxaab ah, ayaa Isbitaalo kala Duwan oo ay geeyeen Marxuumada laga wada...

Qoorqoor oo Ka Qayb Galay Saxiixa Qandaraaska Dhismaha Waddada Dhuusamarreeb ilaa Qiridhi

Dhuusamarreeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo xiray shirka guddiga sare ee mashruuca horumarinta waddooyinka Soomaaliya, kaas oo la qabto saddexdii biloodba mar, una qabsoomay si heer sare ah.   Shirkan ayaa waxaa soo agaasinta lahaa Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana martigelisay Wasaaradda Howlaha Guud ee Galmudug. Ujeedada shirku waxay ahayd dardar...

Somali Intelligence, Allies Kill Dozens of Al-Shabaab Militants in Coordinated Operations

MOGADISHU, Sept. 25, 2025 — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), in coordination with international partners, has carried out a series of targeted operations against the militant group Al-Shabaab across the regions of Hiiraan, Galgaduud, and Lower Shabelle, a statement said Thursday.   In Hiiraan region, senior Al-Shabaab commander Abdi Hiiray and two other militants were killed in a precision...

AUC chief congratulates Malawi’s President-elect Mutharika on “landmark” election

ADDIS ABABA, Sept. 25 (Xinhua) -- African Union Commission (AUC) Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has congratulated Peter Mutharika on his election as Malawi's president-elect.   On Wednesday, the Malawi Electoral Commission (MEC) announced that the country's former president Mutharika won the presidential election with 56.8 percent of the vote, securing a decisive lead over incumbent Lazarus Chakwera in the Sept. 16...

NISA oo shaacisay in howlgal ay Ciidamo ajnabi ah ka qeyb-qaateen ka dhacay G/Hiiraan

Muqdisho, 25 Sebtembar 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Al-Shabaab ka fuliyey gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Hoose.   Howlgalka gobolka Hiiraan: Waxaa lagu dilay horjooge Cabdi Xiiray iyo labo horjooge oo kale oo ku sugnaa degmada Moqokori. Hogaamiye Cabdi Xiiray, oo muddo lagu raad joogay, ayaa ahaa dhiigyo-cab abaabulay...

Somalia Cabinet Approves Key Legal Reforms to Boost Public Services and Security

MOGADISHU, Sept. 25, 2025 — The Cabinet of the Federal Government of Somalia convened its weekly meeting Thursday, during which it approved two significant draft laws: the Higher Institute of Legal Affairs Bill and the Dairy Safety Law Bill, both aimed at enhancing public services.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, featured various reports on key issues...

WARAR KALE

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada Dhagaxtuur Xuska 26-ka Juun Awgii

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda...

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...