Guddoomiyaha SoDMA oo Booqasho Shaqo Ku Tagay Magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda dowlad-goboleedka Waqooyi Bari.
Wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada, waxaana halkaasi ku qaabilay madaxda heer gobol iyo heer deegaan, oo ay ka mid ahaayeen wasiirro, xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Soo...
Somali Business Delegation Warmly Received in Kinshasa, Led by Ambassador Jibril Ibrahim Abdulle
KINSHASA, DR CONGO – A delegation of Somali businesspeople received a warm welcome upon arrival in Kinshasa, the capital of the Democratic Republic of Congo (DRC), in a visit aimed at strengthening trade ties and exploring new investment opportunities. The delegation was led by Somalia’s Ambassador to Kenya, Jibril Ibrahim Abdulle.
The visit follows more than a year of sustained...
Wafdi uu hogaaminayo Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle oo gaarey dalka Congo
KINSHASA - Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Kinshasa ee dalka DRC Congo wafdi Ganacsato Soomaaliyeed. Wafdigaan Ganacsato waxaa hogaaminayay Danjiraha dalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle.
Safarka Ganacsatada ayaa daba socdo kulamo mudo sanad ah u socday Safaaradda dalka DRC Congo ay ku leedahay dalka Kenya iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya...
Somalia Condemns Israeli Attack on Qatar, Approves New Meat Safety Law
MOGADISHU — The Council of Ministers of the Federal Republic of Somalia has strongly condemned the recent aggressive attack carried out by the Israeli administration against Qatar, particularly targeting the capital city of Doha.
The council affirmed Somalia’s solidarity with the government and people of Qatar, describing them as brothers and expressing firm opposition to all violations and aggressions that...
Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarkii Israa’iil ku qaaday Qatar
Muqdisho - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee ay maamulka Israa’iil ku qaaday dalka Qatar, gaar ahaan magaalada Doha.
Golaha Wasiirradu waxa uu ku adkeystay in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Qatar, isla markaana ay si cad uga soo horjeeddo dhammaan xadgudubyada iyo gardarrada...
Somali Ambassador Meets Algerian Senate President to Strengthen Bilateral Ties
ALGIERS – Somalia’s Ambassador to Algeria, Yusuf Ahmed Hassan (Yusuf Jeego), held a high-level meeting on Wednesday with the President of the Algerian Senate, Mr. Aziz Nasri, as part of ongoing efforts to deepen bilateral relations between the two countries.
The meeting took place at the headquarters of the Algerian upper house of parliament and focused on strengthening long-standing diplomatic,...
Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalkaas
Aljeers – Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Aljeeriya, Mudane Cazuuz Nasri.
Kulankan ayaa ka dhacay xarunta rasmiga ah ee Golaha Aqalka Sare ee dalka Aljeeriya, waxaana labada mas’uul si qoto dheer uga wadahadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya...
Security Crisis Grips Beledweyne as Armed Robbers Carry Out Nightly Killings
BELEDWEYNE, Somalia – A wave of insecurity has hit the central Somali city of Beledweyne, the capital of the Hiiraan region, where a string of armed robberies and targeted killings have left residents in fear, local security officials said on Wednesday.
The city has seen a rise in deadly attacks over recent weeks, with armed gangs accused of terrorizing civilians...
Xaalad Amni Daro oo ka taagan Magaalada Beledweyne – Dilal isdaba joog ah oo dhacay
Beledweyne, Hiiraan – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad amni darro oo sii xoogeysanaysa, kaddib markii ay halkaasi si joogto ah uga dhacayaan dilal isdaba joog ah oo lagu eedeeyay kooxo burcad ah oo dadka dhacaya.
Sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka ee ku sugan magaalada, kooxaha burcadda ayaa habeenkii xalay ahaa dil ka geestay gudaha magaalada,...
Benadir Regional Police Commander Chairs Key Security Meeting in Mogadishu
MOGADISHU – The Commander of the Benadir Regional Police, Colonel Mahdi Omar Muumin, on Wednesday chaired a high-level weekly security meeting with senior police officers from the Somali capital, with discussions focused on enhancing security operations across Mogadishu.
During the closed-door meeting, detailed reports were presented outlining recent security operations carried out over the past week.
The commanders closely examined tactics...









