Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha oo Dalka ku Soo Laabtay Kadib Safarro Shaqo oo uu Ku Tagay Shiinaha iyo Serbia

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safarro shaqo oo uu ku tagay dalalka Shiinaha iyo Serbia.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galay Shirka 7-aad ee China-Arab States Expo, halkaas oo uu khudbad ka jeediyey, isaga oo sidoo kale la kulmay madax ka tirsan dowladda...

Somalia, Saudi Arabia Discuss Maritime Cooperation at Global Shipping Forum

JEDDAH, Saudi Arabia – Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, held talks with Saudi Arabia’s Deputy Minister of Transport and Logistics Services, Dr. Rumaih Al-Rumaih, on the sidelines of the 2nd Global Maritime Forum.   The two officials discussed strengthening bilateral cooperation in maritime connectivity, logistics services, and regional trade development, according to the Somali state media. The...

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Gaadiidka Badda

Jeddah, Sucuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Adeegyada Saadka ee Boqortooyada Sucuudiga, Mudane Dr. Rumaih Al-Rumaih, intii lagu guda jiray Shirweynihii labaad ee Caalamiga ah ee Gaadiidka Badda.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah...

Sudan denies U.S. accusations of chemical weapons use in Khartoum

KHARTOUM (Xinhua) -- Sudan's government has rejected U.S. accusations that it used chemical weapons in the capital Khartoum, saying there is no evidence of chemical or radiological contamination.   In a report released earlier this week, the Federal Ministry of Health said field tests, medical reports, and surveillance data showed no signs of toxic substances. "There is no evidence of chemical...

EAC ministers convene in Tanzania to advance regional integration, development

DAR ES SALAAM (Xinhua) -- The East African Community (EAC) on Tuesday commenced the 58th Extraordinary Meeting of the EAC Council of Ministers at its headquarters in Tanzania's northern city of Arusha, with the 35th Meeting of the Sectoral Council of Ministers Responsible for EAC Affairs and Planning also underway.   According to a statement by the regional bloc, the meetings...

Roundup: South Africa’s labor market under strain as mass layoffs loom

JOHANNESBURG (Xinhua) -- South Africa is facing mounting concerns over a looming jobs crisis, after major companies announced plans to shed over 7,000 workers in total, with thousands more indirect jobs at risk -- a move government and labor unions warn the country cannot afford.   Successive job cuts have drawn grave concern from Minister of Employment and Labor Nomakhosazana Meth,...

US AFRICOM commander pledges stronger security cooperation during Somalia visit

MOGADISHU, Somalia – The new commander of the United States Africa Command (AFRICOM), General Davgin Anderson, made his first official visit to Mogadishu on Wednesday, holding meetings with senior Somali government officials and military leaders.   In an exclusive interview with state media, Anderson emphasized the United States' commitment to enhancing strategic security cooperation with Somalia, particularly in the ongoing fight...

Taliyaha Cusub ee AFRICOM oo ka Warbixiyay Xoojinta Iskaashiga Amniga Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Davgin Anderson, ayaa shalay booqashadiisii ugu horreysay ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulammo la yeeshay madaxda dowladda Federaalka iyo saraakiil ciidan. Taliyaha ayaa wareysi gaar ah siiyay warbaahinta dowladda, kaas oo uu kaga hadlay arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee dhanka amniga Soomaaliya. Wuxuu tilmaamay in...

Somalia and Saudi Arabia discuss AI, space tech cooperation at global telecom forum

Riyadh, Sept 4, 2025 – Somalia and Saudi Arabia have discussed strengthening cooperation in the fields of telecommunications, artificial intelligence (AI), and space technology during a high-level meeting held on the sidelines of the Global Symposium for Regulators (GSR-25) in Riyadh.   Mustafa Yasin Sheikh, Director General of Somalia’s National Communications Authority (NCA), met with Haitham Al-Ohali, Governor of Saudi Arabia’s...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay iskaashi dhanka isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda hawada sare

Riyadh, 4 Sebtembar 2025 – Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya, Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Isgaarsiinta, Dayax-gacmeedka iyo Teknoolojiyadda ee Boqortooyada Sacuudiga (CST), Haitham Alohaly.   Wadahadalkooda ayaa dhacay xilli uu ka qeyb-galay Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25) ee ka socota magaalada Riyadh. Kulanka labada masuul ayaa diiradda lagu saaray dhisidda...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...