Somali President Receives Credentials from New EU, Dutch Ambassadors
Mogadishu, Sept 3, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday received the letters of credence from the newly appointed ambassadors of the European Union and the Kingdom of the Netherlands to Somalia, during an official ceremony held at the presidential palace in Mogadishu.
Francesca Di Mauro, the new EU Ambassador, and Henk Jan Bakker, the new Dutch Ambassador,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirrada cusub ee EU iyo Nederland
MUQDISHO, Sebteembar 03, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee safiirrada cusub ee Midowga Yurub iyo Boqortooyada Nederland u fadhiya Soomaaliya.
Safiirka cusub ee Midowga Yurub, Danjire Francesca Di Mauro, iyo Safiirka Boqortooyada Nederland, Danjire Henk Jan Bakker, ayaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho, kadib...
U.S. federal judge rules Trump’s deployment of troops to Los Angeles illegal
LOS ANGELES, Sept. 2 (Xinhua) -- A U.S. federal judge ruled Tuesday that the Trump administration violated a 19th-century law when it deployed National Guard troops and Marines to Los Angeles in early June to quell protests against federal immigration raids.
Charles Breyer, senior judge of the U.S. District Court for the Northern District of California, wrote in a ruling...
Sudan extends opening of border crossing with Chad for 4 months
KHARTOUM, Sept. 2 (Xinhua) -- The Sudanese government announced on Tuesday that the Adre border crossing with Chad will remain open for an additional four months to support the delivery of humanitarian aid to those impacted by the ongoing conflict.
"The Government of Sudan has decided to extend the opening of the Adre border crossing on the Sudan-Chad border for...
China holds massive parade to mark 80th anniversary of WWII victory
BEIJING, Sept. 3 (Xinhua) -- China held a massive military parade in central Beijing on Wednesday to mark the 80th anniversary of its victory in World War II, pledging the country's commitment to peaceful development in a world still fraught with turbulence and uncertainties.
Towering structures shaped like the Great Wall stood in Tian'anmen Square, symbolizing the Chinese nation's courage...
Puntland Forces Deal Major Blow to Islamic State in Calmiskaad mountains
BOSASO, Somalia — Puntland forces claimed significant victories against the Islamic State in Somalia, following a series of intense military operations in the northeastern Cal Miskaad mountains, long considered the group’s main stronghold in the country.
According to a statement released by Puntland security officials on Wednesday, the latest offensives resulted in the deaths of at least 15 ISIS fighters...
Puntland oo Guulo ka sheegatay dagaalka Daacish ee ka socda Buuraha Calmiskaad
BOOSAASO – Ciidamada Puntland ayaa bilooyinkii u dambeeyay si isdaba joog ah u qaadayay dagaallo culus oo ka dhan ah kooxda Daacish, kuwaas oo horseeday guulo waa weyn oo dhanka amniga ah.
War kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada ay dileen tiro badan oo kamid ah dagaalyahanada Daacish, isla markaana ay la wareegeen deegaano istiraatiiji ah oo...
US AFRICOM commander General Dagvin Anderson makes first visit to Somalia
MOGADISHU, Somalia – The new Commander of United States Africa Command (AFRICOM), General Dagvin Anderson, made his first official visit to Somalia, where he thanked leaders of the African Union Mission in Somalia (AUSSOM) for their continued partnership in countering the Al-Shabaab insurgency.
During his visit, Gen. Anderson held talks with Ambassador El-Hadj Ibrahima Diene, Deputy Force Commander Maj. Gen....
Taliyaha cusub ee AFRICOM oo booqashadiisii ugu horreysay ku yimid Soomaaliya [Sawirro]
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson, ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku yimid Soomaaliya, isagoo uga mahadceliyay madaxda AUSSOM iskaashiga ay la leeyihiin Mareykanka dhinaca la dagaalanka kooxda Al-Shabaab.
General Anderson ayaa kulammo la qaatay Danjire El-Hadj Ibrahima Diene, Ku-xigeenka Taliyaha Guud ee Awoodda Sareeye Guuto Pieter Muteti iyo Taliye Booliis Hillary...
Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya ay dhawaan Badda Cas gaari doonto
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa wareysi uu siiyay telefishinka qaranka Itoobiya (ETV) oo la baahiyay 1-da Sebteembar, ku sheegay in “khaladkii” Itoobiya ka gashay ka tanaasulka dekedda Casab ee Eritrea “la sixi doono berri.”
Abiy Axmed ayaa tilmaamay in Itoobiya muddo dheer ay ku guul darreysatay inay ka faa’iideysato Webiga Niil iyo adeegyada uu bixin lahaa, sidoo...










