Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo cambaareeyay barakicinta shacabka Muqdisho
MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada dowladda federaalka ee lagu barakiciyay boqolaal qoys oo daganaa xaafado kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay arrin culays weyn ku ah dadka rayidka ah.
Dadka laga barakiciyay Muqdisho ayaa intooda badan ku noolaa dhul danguud ah, balse wararka...
Former Somali PM condemns forced evictions in Mogadishu
MOGADISHU, Sept 2, 2025 – Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has sharply criticized the federal government over the mass forced evictions of residents from several neighborhoods in Mogadishu, describing the actions as causing severe hardship to civilians.
In recent weeks, large numbers of families have been displaced from areas they previously occupied in the Somali capital. Many of...
Wafdi ka socda Masar oo u tagey Jowhar qiimeynta Saldhigyada la dejinayo Ciidanka
JOWHAR, 2 Sebteembar, 2025 (AFP) – Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, xarunta maamulka Hirshabelle, si ay u fuliyaan qiimeyn amni oo hordhac u ah imaanshaha guutadooda qayb ka noqonaysa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.
Wafdigan oo uu hoggaaminayey Sareeye Guuto Islam Radwan ayaa si rasmi ah loogu...
Egyptian military delegation arrives in Jowhar ahead of troop deployment for AUSSOM mission
JOWHAR, Sept 2, 2025 – A 16-member delegation from Egypt’s Armed Forces arrived in Jowhar, the administrative capital of Hirshabelle state in central Somalia, on Tuesday to conduct a security assessment ahead of the deployment of Egyptian troops as part of the African Union’s mission, AUSSOM.
Led by Brigadier General Islam Radwan, the delegation was formally welcomed by the General...
Ciidanka Xoogga Dalka oo miinooyin ka saaray wadooyin muhiim ah oo ku yaalla Shabeellaha Hoose
MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), gaar ahaan Guutooyinka 19-aad iyo 25-aad, ayaa saacadihii lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war kasoo baxay dowladda Federaalka.
Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday abaabul militari oo kooxda Al-Shabaab ay ka wadeen qeybo kamid ah gobolka, iyadoo...
Somali army clears explosives in Lower Shabelle anti-Al-Shabaab operation
MOGADISHU, Sept 2, 2025 – Units of the Somali National Army (SNA) conducted coordinated security operations in recent hours targeting areas in the southern region of Lower Shabelle, the Somali government said Tuesday.
According to an official statement, the 19th and 25th battalions of the army carried out the operations to disrupt Al-Shabaab’s movements and preparations in parts of the...
Danjiraha Soomaaliya ee Masar oo ku tilmaamay cafinta deynta xubinnimada “guul taariikhi ah”
Qaahira, Sebteembar 2, 2025 – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Jamciyadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa Talaadadii uga mahadceliyey Jamciyadda Carabta go’aankeeda ay 75% uga cafisay Soomaaliya deynta muddada dheer ku lahayd ururka, isagoo tallaabadaas ku sifeeyey inay tahay “guul taariikhi ah” oo u soo hoyatay Dowladda Federaalka.
Danjire Awaare oo...
Somali envoy hails Arab League’s debt waiver as “historic achievement”
CAIRO, Sept 2, 2025 – Somalia’s Ambassador to Egypt and Permanent Representative to the Arab League, Ali Abdi Aware, on Tuesday praised the Arab League’s decision to cancel the majority of Somalia’s longstanding membership arrears, calling it a “historic achievement” for the Horn of Africa nation.
Addressing the 164th session of the League’s Council of Permanent Representatives at its Cairo...
Uganda to host 63rd session of Asian-African Legal Consultative Organization
KAMPALA, Sept. 1 (Xinhua) -- Government representatives, legal experts, and diplomatic delegations from 47 member countries are set to gather in Uganda for the 63rd session of the Asian-African Legal Consultative Organization (AALCO), a senior government official said Monday.
Uganda's Attorney General Kiryowa Kiwanuka told reporters that the five-day meeting, scheduled to begin Sept. 8, will focus on the interests...
M23 rebels reaffirm commitment to Doha mediation despite rift with DR Congo government
GOMA, DR Congo, Sept. 2 (Xinhua) -- The March 23 Movement (M23) rebel group on Monday reaffirmed its commitment to pursuing the peace process under Qatari mediation, despite ongoing differences with the government of the Democratic Republic of the Congo (DRC).
At a press conference in Goma, the capital of North Kivu Province that has been under M23 control since...










