Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Former Somali President Warns of Deepening Political and Security Crisis

MOGADISHU, Somalia – Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed has warned that Somalia is entering a dangerous phase of political and security instability, accusing President Hassan Sheikh Mohamud's administration of failing to resolve mounting disputes through political dialogue.   Speaking amid escalating tensions over the country's electoral process, Farmaajo said Somalia's political crisis had evolved into a security challenge after authorities...

UN Security Council to Discuss Somalia

NEW YORK - The UN Security Council is set to meet in the coming weeks to discuss the situation in Somalia, amid growing concerns over the political and security tensions in the country.   The African Union (AU), IGAD and other international bodies have called for a de-escalation of tensions and the promotion of dialogue and peaceful solutions to the ongoing...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Doodaya Xaaladda Soomaaliya

Muqdisho - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in toddobaadyada soo socda ay yeeshaan kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan dalka.   Midowga Afrika (AU), IGAD iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadaha jira isla markaana la dhiirrigeliyo wada-hadal iyo...

Dowlada oo beenisay war kasoo baxay Qaramada Midoobay ee xiisada ka dhacay Muqdisho

Muqdisho - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku faahfaisay khasaaraha ka dhashay dhacdooyinkii amni ee ka dhacay magaalada Muqdisho 3-dii iyo 4-tii Juun 2026.   War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xogta laga ururiyay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee caasimadda ay muujineyso in 55 qof ay ku dhaawacmeen halka hal qof uu ku...

Somalia’s President Appoints Veteran Politician Salad Ali Jeelle as Senior Adviser

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed veteran politician and diplomat Salad Ali Jeelle as his senior adviser, the presidency announced on Sunday.   The appointment is part of efforts to strengthen policy advice, planning, coordination and institutional development within the presidency, according to a statement from Villa Somalia. Jeelle, a prominent political figure who has held various public positions...

Xasan Sheekh oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Muqdisho, Juun 7, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha.   Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa muddo dheer masuuliyado kala duwan uga soo adeegay dalka, isagoo leh waayo-aragnimo iyo aqoon durugsan oo ku aaddan...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo bartilmaameedsaday goobo ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd fariisimo iyo xarumo ay lacagaha baadda ah uga qaadi jirtay shacabka, sida ay sheegeen saraakiil ciidan.   Howlgallada ayaa laga fuliyay deegaannada Warmaxan, Tasxiille, Shareey, 10-Buundo, Tabeellaha iyo aagga Donka, halkaas oo...

Somali Commandos Target Al-Shabaab Sites in Lower Shabelle

MOGADISHU — Somali special forces carried out a series of planned operations in the Lower Shabelle region, targeting locations allegedly used by the Al-Shabaab to extort money from local residents, military officials said Sunday.   The operations were conducted by the elite Danab commandos of the Somali National Army in several areas, including Warmaxan, Tasxiille, Shareey, 10-Buundo, Tabeellaha and the Donka...

Clashes Erupt in Somalia Amid Tensions Linked to Former Security Minister

MOGADISHU — Heavy fighting broke out Sunday in an area between the districts of Gubadleey in Mogadishu and Warsheekh in Somalia’s Middle Shabelle region after federal government forces arrived to conduct an operation targeting what authorities described as illegally held weapons, local sources said.   According to preliminary reports, the clashes involved Somali government troops and fighters said to be aligned...

Mucaaradka oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hanjabaadihii uga Yimid Taliska Booliska Gobolka Banaadir

Muqdisho - Xildhibaan Gama'diid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in tallaabooyin hub ka dhigis ah laga fulin doono kooxaha mucaaradka ee hubeysan.   Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay taliyaha inuu ku kacayo falal iyo hadallo sii hurin kara xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan dalka, isaga oo sheegay in...

WARAR KALE

Mucaaradka oo Dowladda Ugu Baaqay In La Joojiyo Howlgallada Ka Dhanka ah Siyaasiyiinta

MUQDISHO - Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen kaddib kasoo saaray go’aamo ay ku dhaliileen dowladda Federaalka, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni...

Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan,...

Bandow lagu soo Rogay Baydhabo Xilli Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed ay ka Dhacayso

BAYDHABA - Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay bandow laga hirgelinayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo  lagu wado inay ka dhacdo...